Latest Media
Daawo Muuqaal Ahaan...
[21-05-2013 00:22]
Dowlada Soomaaliya ...
[21-05-2013 00:03]
Xafladii Somaliland...
[20-05-2013 00:05]
Dowlada Hubkeeda Iy...
[19-05-2013 19:53]
Dagaalkii Taageeray...
[19-05-2013 16:40]
Shacab ku Dhaqan So...
[18-05-2013 23:26]
Daawo Xafladii daba...
[18-05-2013 21:03]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[18-05-2013 01:23]
Daawo Kenya oo ka T...
[18-05-2013 00:45]
Halkaan ka Daawo Me...
[16-05-2013 23:49]
     
Wararka Maanta
Guul Soomaaliya u soo hoyatay kadib kulan wasiirka difaaca Soomaaliya uu la yeeshay madaxweyne Afrika Quwa...
22-05-2013

Daawo Sawirada Maxamed Saalax Anaadif iyo Saacid oo ka hadlay taariikhdii Soomaaliya ay ku laheyd aasaaskii...
22-05-2013

War deg deg ah: Mudanayaashii Waday Mowshinka xukuumada ka dhan ah oo ku hingoobay ujeedkoodii.
22-05-2013

Haween bilaabay in ay ku dhawaaqaan xisbiyo Kismaayo dib looga xureynayo Maamulka Axmed Madoobe.
22-05-2013

Haddii aad tahay Gabar aan weli aqal galin ama Hooyo Xaas ah ka fogaaw Qodobaddan soo socda (Turjumaad)!!
22-05-2013

Shacabka deegaanada Jubaland oo laga digay in arin jirta ay ugu biiraan Shabaab (Yaa bixiyay digniintaasi).
22-05-2013

Aqri masuuliyiinta maamul cusub oo dowlada Soomaaliya u sameysay iyo dad ka cabanaya maamulkaasi
22-05-2013

Dhalinyarada ku nool magaalada Muqdisho & nawaaxigeeda oo 3 magac oo Xan ah ula baxay Amiirka Al Shabaab (A...
22-05-2013

Madaxweyne Barack Obama oo ku dhawaaqay gurmad deg deg ah in lala gaaro Magaalada Oklahoma(Daawo Sawirada)
21-05-2013

Puntland Oo Dad Soomaali ah u Diiday In ay Ka Soo Dagaan Dekadda Boosaaso Iyo Haween Iyo Caruur Ay Dhibaat...
21-05-2013

Aqriso 15-Qodob: Isma laheyn Xukuumada Soomaaliya oo muddo yar Hawl badan ku qabatay ayaa Mooshin laga keeni!
21-05-2013

Kulan Loogu Hadlay Sida Ay Dowlada Koofur Afrika U Aqoonsan Laheyd Passaporka Soomaaliga Oo Ka Dhacay Magal...
21-05-2013

Aqri xilal muhiim ah oo loo balan qaaday Digil iyo Mirifle si ay xukuumada cadaadiska uga daayaan.
21-05-2013

Aasaasayaashii dowlada hada jirta oo maanta si aan horay loo arag uga hadlay mowshinka murugada ku abuuray...
21-05-2013

Haweeney ku labisan tuutaha ciidanka qaranka oo dishay koox askar ah (Arin layaab badan)
21-05-2013

Daawo Sawirada Dibad baxyo Looga Soo Horjeedo Mowshin ka dhan ah xukuumada Soomaaliya oo ka Dhacay Muqdisho!!
21-05-2013

Daawo Sawirada Booliiska Kenya oo Toogtay Nin iyo Xaaskiisa oo katirsanaa Kooxaha Argagaxisada ah kadib mar...
21-05-2013

War Deg Deg: wadooyin loo xiray in lagu kala saaro kumanaan lagu soo qabtay howl-gallo.
21-05-2013

Daawo Sawirada :Xaflad lagu taageerayay Mid kamid ah Madaxweynayaasha Jubaland State oo lagu qabtay Magaala...
21-05-2013

Khilaaf kii ugu xooganaa oo soo kala dhex galay maamul dhawaan dowalda Soomaaliya ay u sameysay mid kamid a...
21-05-2013

War-Deg Deg ah: qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho oo goordhaw uu ka bilaawday Mudaaharaad xooggan oo lagu ...
21-05-2013

Yaa siiyay Korneyl Barre Hiiraale Madaafiicda goobta , xageesa ka soo galeen magaalada Kismaayo ? (Hadal he...
21-05-2013

Banaabaxyo Waa wayn oo Laga Baqayo In Maalinta Bari ah ka Dhacaan Magaalada Muqdisho!!(Maxaa Sababay Banaab...
20-05-2013

Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud .
20-05-2013

UN-ka oo Xadiday Hawlahoodii Puntland kadib Fadeexadii kusoo Baxday Wiilka Madaxweyne C/Raxmaan Faroole
20-05-2013

Qaar kamid ah Xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay R/Wasaaraha oo ka laabtay Go’aankoodii Sababtana Shaaciyay
20-05-2013

Daawo sawirada Shabaab oo la dagaalaya biyaha wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano badan.
20-05-2013

Amar adag oo lagu soo rogay ciidamada dowlada Soomaaliya ee kusugan Magaalada..
20-05-2013

War Deg Deg Ah:Kismaayo oo Maanta lagu arkayo Ciidamo cusub oo wata Darees gaar ah aan horey loogu arki jir...
20-05-2013

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Soomaaliya oo kulan la qaatay Dhigiisa Dalka Suudaan(Daawo Sawirada).
20-05-2013

     
Dhacdooyinka Caalamka
Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah(Daawo...
21-05-2013

Dowlada Soomaaliya oo qaati ka taagan Xoogsato ajaanib ah oo si sharci daro ah kaga shaqaysta Dalka!!(Daawo...
21-05-2013

Daawo Sawiro Qosol iyo layaab badan oo ka turjumaya Dhacdooyinka ka dhaca meelo kala duwan oo Caalam ka kat...
18-05-2013

Xayawaanaadkii dalkeen Hooyo Xabada uga cararay oo wadamada dariska ku sugan & Kenya oo Lacag ka dharegtay(...
18-05-2013

Haween Qamrada dhegaha ka caba oo soo baxay iyo taakida ay adeegsanayaan oo lala yaabay.
17-05-2013

Daawo Sawirada :Wadooyinkii hal boolaha u ahaa Magaalada Muqdisho oo haawanaya kadib markii gawaarida Dadwe...
17-05-2013

Niman Meeyd been ah soo saarsaday oo Darawalada gawaarida & Rakaabka kala carar ku riday (Bal Daawo Qosolka...
17-05-2013

Faysal Cali Waraabe oo Jawaab Kulul ka Bixyay Salaan uu Salaamay Madaxwayne Xasan Shiikh !!(Daawo Muuqaal+w...
14-05-2013

Cayaaryahan Muslin ah oo diiday inuu Qamri saaxiibadiisa ula dabaal dego munaasabadii farxadda koobka(Daawo...
14-05-2013

Weriyaha idaacada wareegta oo nafsadiisa qatar gashay ka dib markii ay qafaasheen laba nin o hubeysan!!(Daa...
14-05-2013

Duuliye qatar iska dhigi jiray oo balaayo qabsatay & Dadkii fiirsan jiray oo madaxa gacmaha saartay (Daawo ...
09-05-2013

Quruxda iyo Nabada Muqdisho oo indhaha Caalamka soo jiidatay & Qurbo joogtii oo dalka ku yaacday(Daawo Muuq...
08-05-2013

Wiil Soomaali oo lagu Eedeeyay in gabar yar oo 10 sano jir ah Dalka Denmark ku kufsaday!!(Daawo Muuqaal+War...
08-05-2013

Wiil yar oo u dhashay Dalka Shiinaha oo awood la yaab iyo mucjiso rabaani ah Leh!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)
08-05-2013

Haweeney Cunsuriyad weeyn ah oo Turkida dili jirtay oo Waji xumadeeda Maxkamad la soo taagay (Daawo dadkii ...
07-05-2013

Wasiir Kamid ah Wasiirada Xukumadda Soomaali oo nin shaqada uga ceyriyey qabiil dartiis!!(Daawo Muuqaal+War...
07-05-2013

Wiil dhalin yaro ah oo ku nool Magaalada Boorame oo Qarash Ka Sameeyay baalashle ama kabo luujiteys!!(Daawo...
07-05-2013

Dhaqan Cusub oo Soomaaliya lagu Arkay iyo Nin 4 Xaas uu qabo Hal Guri ku wada Hayo Ama ku wada Nool!!(Daawo...
05-05-2013

Wasiirka Caafimaadka dalka Norway oo dhex galay Soomaalida ku sugan dalkaas, Muxuu raabaa ? (Daawo Muuqaal ...
05-05-2013

Qaar ka mid ah haweenka Soomaalida ee ku nool Holland oo Joojinta Jaadka ku Tilmaamay Siicr Barar!!(Daawo M...
05-05-2013

Daawo Muuqaal ''Gudoomiye Tarsan oo hadal qosol iyo kaftan badan leh oo soo jiitay madaxdii ka qeybgalaysay...
04-05-2013

Madaxweyne Obamow Ka Deji Kabahaaga Miisaskii Boqorada Victoria (Daawo Sawiro Yaab badan Habdhaqanka Obama)
04-05-2013

Daawo Sawirada Hotelka ugu Quruxda Badan Hoteelada Muqdisho iyo Goobo loo Dalxiis tago oo Muqdisho laga hir...
02-05-2013

Daawo Sawirada Caruur Mucjiso ah oo dhawaan ku dhashay Isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho
30-04-2013

Mucjisooyinka iyo awooda rabaaniga ah ee nabiga CSWS uu ilaahay ku maneystay iyo Qiso Dhab ah (Daawo Muuqaa...
30-04-2013

Nin Waalan oo Rasaas ridayay isaga oo Qoslaya waliba weeraray Xafladii dhaarinta xukuumada cusub..(Daawo Mu...
30-04-2013

Magaalada Hargeysa oo ku soo badanayaan kufsiga iyo faraxumeynta loo geysto caruurta da'da yar!!(Daawo Muuq...
30-04-2013

Hooyada dhashay Wiilashii Qarxiyay magaalada Boston oo baaq Cajiib ah soo dirtay iyada oo Ooynaysa (Daawo M...
29-04-2013

Fanaanka Cawaale Aadan oo ka hadlay arin layab leh ee Soomaalida ku nool Canada ku Dhaqmaan!!(Daawo Muuqaal...
29-04-2013

Muslimiinta Sweden oo markii ugu horeysay loo ogolaaday in aadanka laga maqli karo dibada masaajidka(Daawo ...
28-04-2013

     
Daawo Sawirada Maxamed Saalax Anaadif iyo Saacid oo ka hadlay taariikhdii Soomaaliya ay ku laheyd aasaaskii Midawga Afrika
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maxamed Saalax Anaadif iyo xubno ka tirsan saraakiisha sar sare ee Amisom.
     
Guul Soomaaliya u soo hoyatay kadib kulan wasiirka difaaca Soomaaliya uu la yeeshay madaxweyne Afrika Quwada buuxda ku leh.
Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa u soo hoyatay guul la taaban karo oo aan daah saarneyn maadaama wasiirada xukuumadu ay la kulmayaan madaxda aduunyada halka sanado ka hor madaxdeenu aysan laheyn deraja ay kula kulmi karaan madaxda dhigooda ah.
     
War deg deg ah: Mudanayaashii Waday Mowshinka xukuumada ka dhan ah oo ku hingoobay ujeedkoodii.
Waxaa maanta dib ula laabtay mowshin ay wadeen xildhibaanno Soomaaliyeed oo waayahaan gadaal ka riixayay Mowshin ka dhan ahaa xukuumada Soomaaliya kadib markii ay aad u yaraadeen xildhibanadu kadib siyaasad xooggan oo loo adeegsaday kala fur-furitaankooda.
     
Haween bilaabay in ay ku dhawaaqaan xisbiyo Kismaayo dib looga xureynayo Maamulka Axmed Madoobe.
Haweeney lagu magacaabo Xabiibo Xasan Warsame oo kamid ahayd Baarlamankii Maamulkii Azania ee Prof Gaandi ayaa waxa ay ka dhawaajisay in ay dhisayaan xibiga dib u xoreynta Jubbaland kadib markii ay arkeen in dhib badan uu jiro iyada oo intaa sii raaciyay in Axmed Madoobe oo deegaanka Jubaland aan ku dhalan uu af-genbi ku sameeyay dadka deegaanka.
     
Haddii aad tahay Gabar aan weli aqal galin ama Hooyo Xaas ah ka fogaaw Qodobaddan soo socda (Turjumaad)!!
Arimo badan ayaa jira oo ay haboon tahay in si saraaxad leh ugu sheegin ninka aad xariirka wadaaga tihiin si looga bad baado dhibaatooyin ka dhasha arimahaas.
     
Shacabka deegaanada Jubaland oo laga digay in arin jirta ay ugu biiraan Shabaab (Yaa bixiyay digniintaasi).
Xildhibaan Xoosh Jibriil oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya xubinna ka ah gudigii xukuumadu u saartay in arinta Kismaayo ay wax ka qabtaan ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in magaaladaasi laba arimood oo qatar ah ay qarka u saarantahay.
     
Aqri masuuliyiinta maamul cusub oo dowlada Soomaaliya u sameysay iyo dad ka cabanaya maamulkaasi
Wasaarada arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumada Federal-ka Soomaaliya ayaa waxa ay maamul cusub u magacaawday degmada Buur-hakaba ee gobalka Baay ee koofurta Soomaaliya.
     
Dhalinyarada ku nool magaalada Muqdisho & nawaaxigeeda oo 3 magac oo Xan ah ula baxay Amiirka Al Shabaab (Akhri 3-da Magac) !
Guud ahaan magaalada Muqdisho iyo gobolada ku dhaw dhaw ayaa waxaa maalmahaan dambe hala-heeys ka noqday 3 magac oo cusub oo ay isku foorjeeyaan dhalinyarada halkaas ku nool kaas oo xaqiiqo ahaan ku socda ama loogu dan leeyahay Amiirka Al Shabaab Axmed Cabdi Godane.
     
Madaxweyne Barack Obama oo ku dhawaaqay gurmad deg deg ah in lala gaaro Magaalada Oklahoma(Daawo Sawirada)
Madaxweynaha dowlad Mareekan Barack Obama ayaa ka hadlay musiibada ka dhacday gobalka Oklahoma oo ay ku dhufteen duufaana xoogan oo sababay dhimashada 24 qof.
     
Puntland Oo Dad Soomaali ah u Diiday In ay Ka Soo Dagaan Dekadda Boosaaso Iyo Haween Iyo Caruur Ay Dhibaato ku hayso Dekadaha Yemen.
Qaxootigan oo u badan Haween iyo caruur ayaa hor dhooban iridda hore ee dekadda Mukalla, iyagoo sugaya in mar un loo ogaaldo in ay wadankooda dib ugu laabtaan.
     
Aqriso 15-Qodob: Isma laheyn Xukuumada Soomaaliya oo muddo yar Hawl badan ku qabatay ayaa Mooshin laga keeni!
Dalka Somalia waxaa u bidhaantay Nabad iyo Horumar, iyadoona Caalamka ay muujinaayan Kobcinta Siyaasadda,Dhaqaalaha,Ammaanka iyo Xasiloonidda Somalia.
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.