Latest Media
Tahriibka iyo Dhiba...
[16-04-2016 18:10]
Masar oo Nooqtay Me...
[09-04-2016 18:00]
ITOOBIYA OO LEEXSAT...
[03-04-2016 06:57]
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Kiiska Diyaar...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqala Arink...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Xilkaqaadis k...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal Qabsa...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayo Sheekh Cali...
[03-07-2014 19:43]
     
Daawo Sawirada'' Gaarigii Caawa laga tuuray Madaafiicdii ku dhacday Muqdisho iyo Ragii watay oo la qabtay
Maamulka Degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir, ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay Ragii Caawa Hoobiyayaasha ku weeraray qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan Degmooyinka Xamar-jajab iyo Waabari.

Guddoomiyaha Degmada Xamar-jajab Axmed Cismaan Dhoore ayaa sheegay in Ciidamada amaanka ay qabteen Gaarigii laga dhex tuuraayay Hoobiyayaasha iyo Ragii saarnaa ee Falka duqeynta ahaa fulinaayay.

Dhoore waxa uu sheegay in Gaariga iyo Raggii watay lagu qabtay Agagaarka Isgooyska Shaqaalaha ee Degmada Waabari, waxa uuna tilmaamay in Gaariga iyo Ragii lala qabtay lagu wareejiyay laamaha amaanka.

Ka hor inta aan ragaasi iyo gaarigii ay wax ka tuurayeen gacanta lagu dhigin waxa ay wada dagaalameen Ciidamada amaanka, dagaalkaasi oo markii danbe sahlay in lagu qabto ragaasi.

Hay'adaha amaanka wali kama aysan hadal gacan ku dhigista ragaasi iyo gaarigii ay wateen, waxaana la filayaa in saacadaha soo aadan laamaha amaanka ay war kasoo saaraan howlgalka lagu qabtay raagiga laga tuuray Hoobiyaasha iyo ragii watay







     
News From The World
Somalia launches operation in Middle Shabelle against Al-Shabaab - Xinhua
02-05-2016

British Army team in Somalia on UN peacekeeping duties - BBC
02-05-2016

Turkey seeks bigger trade with presidential visit to Kenya - Standard Digital
01-05-2016

Somalia military court sentences 6 to death - Xinhua
01-05-2016

Bradford charity warns of famine risk in drought-hit Somaliland - Telegraph And Argus
30-04-2016

Kenya torches world’s biggest ivory bonfire to save elephants - AFP
30-04-2016

BBC’S WEEKLY GLOBAL AUDIENCE RISES TO RECORD 348M
29-04-2016

Kenya Airways cancels some flights due to pilots' strike - Reuters
28-04-2016

Al-Shabab Fighters Loyal to Islamic State Complicate Somalia Security
28-04-2016

Somali activists use social media to warn of the high costs, and risks, of seeking refuge in Europe - PRI
27-04-2016

Somali lawmaker narrowly escapes death in Mogadishu
27-04-2016

Somalia to hold general election this August - AA
26-04-2016

Al Shabaab kills five at Somali military base: army captain - Reuters
26-04-2016

Somalia: Sexual violence must be subject to criminal justice, not traditional Xeer systems, says UN expert ...
25-04-2016

Ethiopia ethnic violence kills 14, aid groups targeted - AFP
25-04-2016

Al-Shabab Coastal Raid Spurs Changes by Somali Regional Officials - VOA
24-04-2016

Construction of the 700km Kenya-Somalia border fence to continue,says CS Nkaissery - Standard Digital
24-04-2016

Somali bus drivers file discrimination claims against employers - Star Tribune
23-04-2016

Go South young man: migration in the developing world - IRAN
23-04-2016

Tebet locals allegedly gang up and kill Somali refugee after victim used profane language - COCONUTS JAKARTA
22-04-2016

Somali President: Hard Times Driving Youth to Migrate - VOA
22-04-2016

Somali electoral college will pick House members - Gulf Today
21-04-2016

At least 25 Al-Shabaab militants killed in central Somalia - xinhu
21-04-2016

Somalia: UN envoy welcomes progress in preparations for elections in 2016 - UN News
20-04-2016

Somalia now looks to Russia to fight terror
20-04-2016

Somalia says 200 of its citizens may have drowned in migrant crossing - Reuters
19-04-2016

Djibouti’s People Have Yet to Benefit From Its Growing Importance - Chatham House
19-04-2016

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.