Latest Media
Daawo Booliiska dal...
[20-06-2013 00:09]
Daawo Askarigii boo...
[19-06-2013 23:50]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[19-06-2013 17:29]
Daawo Muuqala ahaan...
[18-06-2013 00:02]
Daawo 10-ka Buundo ...
[17-06-2013 23:55]
Daawo Muuqaal Ninka...
[17-06-2013 01:51]
Daawo Darawal ka ya...
[17-06-2013 01:05]
Daawo Dabaq kale oo...
[16-06-2013 00:51]
Daawo Muuqaal ahaan...
[16-06-2013 00:21]
Daawo 84-jir Iskoor...
[16-06-2013 00:03]
     
Dhismooyin layaab leh oo loo ekeesiiyay Waxyaabo kala Duwan oo Dunida kusoo badanaya (Daawo Sawiradan Cajiibka ah)
Waxaa la arkaa waxyaabo layaableh oo koonkaan laga sameeyay isku dayga aadanahA ku yimid , guryaha naqshado kala duwan loo sameyay , oo la siiyay muuqalo kala duwan kuwaa oo laga dhisay meelo kala duwan oo Dunida ku yaal.

Dhismooyinka layaabka leh waxaa ka mida kuwa loo ekeeysiiyay sida kirliga ama jalmada Shaaxa lagu karsado oo guri ahaan loo dhisay ,kuwa loo ekeesiiyay Banooniga lagu ciyaaro ,kuwa loo dhisay sida Kabaha Buudka oo kale oo ah iyo kuwa kale oo loo naqshadeeyay sida Diyaarad Bong 727 .


Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com




















     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.