Latest Media
Barnaamij !Quraanka...
[28-02-2017 23:56]
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
Shirqoolkii lagu Di...
[01-02-2017 11:02]
Taarikhda musharax ...
[01-02-2017 10:48]
Banaan baxa maanta ...
[13-11-2016 16:44]
Yaabka qabsaday Ask...
[12-11-2016 19:45]
Hooyooyin Soomaali ...
[11-11-2016 10:28]
Dhaqamo diimeedka k...
[10-11-2016 13:40]
     
Ninii ka dambeeyay Weerarkii ka dhacay London oo Soomaali noqday iyo booliiska oo War soo saaray
Wararka ka imaanaya magaalada London ee caasimada dalka Britain ayaa sheegaya in Nin Soomaali ah loo xiray Weerar Midi loo adeegsaday oo xalay ka dhacay Fagaaraha Russell Square, ee bartamaha Magaalada London .

Nin 19-sano jir ah oo la sheegay in uu Soomaali yahay ayaa xalay Weerar Middi uu u adeegsaday waxa uu ku dilay Haweeney 60-sano jir ah oo Mareykanka u dhalatay, waxa uu sidoo kale ku dhaawacy shan qof oo kale oo kaoo kalajeeda dalalka Australia, Mareykanka, Israel iyo Britain.

War kasoo baxay booliiska magaalada London ayaa lagu sheegay in weerarkii xalay uu ka dambeeyay ninka Soomaaliga oo ka yimid dalka Norway, ninkan ayeyna sheegeen booliiska in caafimaad ahaan uu ka jiran yahay Maskaxda.

Madaxa booliska London, Mark Rowley, ayaa sheegay in qof Somali-Norwegian ah oo weerarka fuliyey la xiray, hase yeeshee aysan jirin caddeymo muujinaya in ninkaas uu xagjir ahaa ama weerarka uu dhiir-geliyey argagixisanimo.

Ninka Weerarka geestay ee Soomaaliga ah ayaa waxaa soo gaaray dhaawac ay u geesteen ciidamada booliiska, waxaana ninkan la sheegay in daaweyn kadib loo wareejiyay saldhig ay leeyihiin ciidamada Booliiska.

Mark Rowley, ayaa sheegay in qaybta boliiska ee qaabilsan dilka ay hogaaminayso baaritaanka weerarka xalay ka dhacay magaalada, iyadoo taageero ay ka helayso qaybta ka hortaga waxa loogu yeero argagixisada.

Weerarka xalay ka dhacay magaalada LOndon ayaa noqday mid cabsi badan ka abuuray magaaladaasi loona heestay in uu yahay Weerar argagaxio, waxaana weerarkan mid lamid ah horey magaalada London uga geestay nin kale oo Soomaali ah oo ugu dambeyn xukun adag oo xabsi ah lagu riday.


Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
Kenya: Protect Somalis Facing Conflict, Abuses, Drought HP
24-03-2017

Hunger kills at least 26 in Somalia's Jubbaland region
21-03-2017

Former Alexandria deputy police chief says he was detained at JFK Airport because of his name Washingtonpost
20-03-2017

UN wants probe into refugee boat attack off Yemen AFP
20-03-2017

Should illegal fishing be declared an act of piracy?
18-03-2017

A New Somalia Is Here: Letís Seize the Opportunity!
16-03-2017

Somalis consider piracy again, blaming illegal fishing trade AP
15-03-2017

Boris Johnson lands in Somalia for surprise visit amid looming famine
15-03-2017

My meeting with a forgotten terrorist in Somalia
11-03-2017

Somaliland To Trump: Take Us Off Your Travel Ban NPR
10-03-2017

Al-Shabaab: Should The Somali President Open Talks With The Terror Group? The Conversation
10-03-2017

Hungry Somali families face agonizing choice: Which child to feed Reuters
09-03-2017

Somalia receives more than $121 million in Turkish aid Anadolu Agency
09-03-2017

UN chief: Steady funding needed for AU troops in Somalia - AP
08-03-2017

Breaking news "UN Secretary-General on emergency visit to Somalia for famine !!
07-03-2017

Breaking news "Trumpís Revised Travel Ban Excludes Iraqis
06-03-2017

Drought Threatens To Drive Famine In Somalia As Hunger Kills More Than 100
06-03-2017

AMISOM Marks 10 Years in Somalia, to Everyone's Regret
06-03-2017

More than 100 starve in Somalia in two days as famine takes grip
05-03-2017

UN migration agency launches $24.6 million appeal for drought-hit Somalia UN News Centre
04-03-2017

Somali PM: 110 people have died in 48 hours in one drought-hit region of Somalia
04-03-2017

Circling The Square In Somalia (By Abukar Arman)
03-03-2017

Omar Abdirashid hands over the keys to the Office of the PM in power transfer ceremony
02-03-2017

Kenya says its forces kill 57 Islamist insurgents in Somalia
02-03-2017

Order from chaos: Whatís next for Somalia Brookings
01-03-2017

Hassan Ali Khaire confirmed as Prime Minister by Parliament, vows to tackle corruption
01-03-2017

Short Bio of the new Somali National Security Advisor
17-02-2017

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.