Latest Media
Gooshii Difaacatay ...
[06-07-2017 10:14]
Dhibka Tahriibka iy...
[02-07-2017 00:13]
Guurka Ilma adeerad...
[01-07-2017 23:47]
GOOSHII DIFAACATAY ...
[20-06-2017 02:13]
Gool Difaacanaysa C...
[13-06-2017 03:54]
Shirkadda Korantada...
[03-06-2017 18:51]
Barnaamij !Quraanka...
[28-02-2017 23:56]
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
     
Dowlada Iran oo Xukun Dal dalaad ah ku fulisay dad badan oo Muslimiin Sunni ah
Dowlada Iran ayaa xukun dal dalaad ah waxa ay ku fulisay 20-qof oo Muslimiin Sunni ah ay ku eedeesay in ay argagaxiso yihiin ayna ka dambeeyeen dilal iyo qaraxyo ka dhacay qeybo kamid ah dalkaasi.


Ragan ay Xukunka Dal dalaada ah ku fulisay Dowlada Iran , ayaa lagu eedeeyay in ay geesteen falal isugu jira dilal iyo qaraxyo, waxaana Dowlada sheegtay in dadka qaarkood ay qirteen dambiyadii loo heestay.

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Iran Mohamed Jayad Montazari , ayaa sheegay in raggaasi lagu helay inay geysteen qaraxyo xiriir ahaa iyo weerarro lagu qaaday deegaanno dadka Kurdiyiinta ee galbeedka dalka Iran, kuwaas oo lagu dilay hoggaamiyeyaal Sunniyiin ah iyo sidoo kale dumar iyo carruur.

Kooxda Xuquuqda Aadanaha u dooda ayaa sheegtay in xukunadan ay yihiin kuwa cadaalad daro ah qaarkoodna xukunkooda lagu riday Maxkamado aan madax banaaneen , waxa ayna Hay'ada ku eedeesay in Maxkamadaha in kiiskan aysan si cadaalad ah u qaadin.

Mid kamid ah raga Xukunka dilka ah lagu fuliyay oo magaciisa lagu sheegay Shahram Ahmadi, ayaa Hay'ada Xuquuqda Aadanaha u dooda sheegtay in xukunka dilka ah lagu riday kadib daqiiqado yar oo dacwadiisa ay socotay.

Qoysaska ragga dilka lagu fuliyay waxaa looga yeeray xabsiga halkaas oo Talaadadii lagu hayay booqashadii ugu dambaysay ee dadkooda ay arkaan, hasa ahaatee dadkan ayaa helay wicitaan telefoonno intii ay u sii socdeen oo loo sheegay inay qabuuraha aadaan beddelkii ay aaskooda ka tegi lahaayeen.

Iran waxay sheegtay in raggaasi ay qayb ka ahaayeen koox argagixiso ah oo Sunniyiin ah loona yaqaan Tawxiid iyo Jihaad, oo ay ku eedeynayso inay weerarro badan ku qaadday galbeedka dalka Iran, oo ay ku jirto dilkii khaarijiska ahaa ee laba hoggaamiye oo Sunniyiin ah.

Dowlada Iran ayaa kamid ah Dowladaha ugu badan ee fuliya xukunada dilalka, waxaama Dowlada Iran la sheegay in sanadkan lagu jiro gudihiisa ay xukun dal dalaad ah ku fulisay dad gaaray 250-qof, halka sanadkii hore xukun dil ah ku fulisay dad gaaraya kun qof.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
WHO and Federal Ministry of Health of Somalia Call for Urgent Support to Address Measles Outbreak in Somalia
16-08-2017

What the surrender of Robbow means to the government?
15-08-2017

Muslims in the Crosshairs of Hate (By Abuukar Arman)
14-08-2017

Somali insurgent leader Robow defects to government
13-08-2017

Somalia celebrates 3 years polio-free: WHO urges continued caution
13-08-2017

Israel moves to shut down local operations of Al Jazeera
07-08-2017

China formally opens first overseas military base in Djibouti
01-08-2017

Somalia: Al-Shabab Forces Burn Villages (Human Rights Watch )
27-07-2017

Ethiopia urges illegal workers in Saudi Arabia to come home
25-07-2017

Nigeria has 'largest number of children out-of-school' in the world
25-07-2017

AL-MADIINA QURAAN ONLINE Viber/imo/whatsapp: +252634484123
19-07-2017

BBC Somali celebrates its 60th Anniversary
15-07-2017

Tribute to Sharif Abdinoor: The Preeminent Scholar of Somalia (1941-2017)
13-07-2017

This is why al-Shabab won’t be going away anytime soon Washingtonpost
06-07-2017

Four aid workers killed in Somalia in past half year
06-07-2017

Somalia congratulate the Government and People of the United States of America
05-07-2017

President To Chair National Security Council Meeting
05-07-2017

Explosion heard from ship off the coast of Somalia, official says
27-06-2017

BBC Swahili celebrates 60 years of broadcasting
27-06-2017

Car bomb kills seven at police station in Somali capital: police
22-06-2017

Car bomb in Somali capital kills at least 15, police say
20-06-2017

Van 'hits worshippers leaving mosque' in London
19-06-2017

The ‘Covfefe’ Coalition To Squeeze Qatar
17-06-2017

Iran sends planes of food to Qatar amid concerns of shortages
11-06-2017

Dalkom Somalia, Intelsat SA link up on satellite services(itWebAfrica)
09-06-2017

Al Shabaab kills 20 soldiers in Somalia's Puntland, officer says
08-06-2017

Mozambique police warn bald men after ritual attack
08-06-2017

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.