Latest Media
Gooshii Difaacatay ...
[06-07-2017 10:14]
Dhibka Tahriibka iy...
[02-07-2017 00:13]
Guurka Ilma adeerad...
[01-07-2017 23:47]
GOOSHII DIFAACATAY ...
[20-06-2017 02:13]
Gool Difaacanaysa C...
[13-06-2017 03:54]
Shirkadda Korantada...
[03-06-2017 18:51]
Barnaamij !Quraanka...
[28-02-2017 23:56]
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
     
Kooxda Boko Haram ee weerarada ka wada dalka Nigeria oo labo garab u kala jabtay
Ururka Boko Haram ee ka dagaalama dalka Nigeria iyo dalal kale oo deris la ah ayaa waxaa hogaankiisa sare soo kala dhex khilaaf sababay in ururkaas uu yeesho labo hogaamiye oo isdiidan
Kooxda Daacish oo dhowaan Boko Haram ay sheegtay iney la midowday ayaa waxay hogaamiyaha kooxdan u magacowday Abu Musab al-Barnawi oo horey u ahaa afhayeenka kooxdan.

Hase ahaatee hogaamiyaha kooxda Boko haram Abubakar Shekau ayaa sheegay inuu wali isagu hogaanka u hayo maleeshiyada Boko Xaram wuxuuna diiday go'aanka ay kooxda Dawladda Islaamku ugu magacawdya hogaanka ururka Abu Musab al-Barnawi.

Magacaabidda ayay kooxda Daacish ku shaaciyeen cod ay sii daayeen Arbacadii kaasoo lagu baahiyey baraha internetka qaarkood.

Shekau ayaa al-Barnawi ku eedeeyay in uu isku dayayo in uu xilka kooxda inqilaab kula wareego taasoo uu sheegay ineysan dhici doonin, iyadoo wararku sheegayaan in kala qeybsanaanta ka dhex jirtay hogaamiyeyaasha kooxda ay muddo dheer soo jiitameysay haatana ay dibeda u soo baxday.

Khilaafkan ayaa ku soo aadaya xili labadii sanadood ee ugu dambeeyay ay kooxdu lumisay inta badan dhulkii ay maamulaysay kaddib markii ay dib uga riixeen ciidammada Nigeria iyo kuwa dalalka dariska la ah.

Boko haram ayaa u dagaalamaysa inay xilka ka tuurto dawladda Nigeria ayna qaybta waqooyi ka dhisto xukuumad Islaami ah iyagoo tobanaan kun oo shacab u badan ku laayey gudaha dalkaas oo weeraro u badan isqarxin ay ka geysteen.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com



     
News From The World
WHO and Federal Ministry of Health of Somalia Call for Urgent Support to Address Measles Outbreak in Somalia
16-08-2017

What the surrender of Robbow means to the government?
15-08-2017

Muslims in the Crosshairs of Hate (By Abuukar Arman)
14-08-2017

Somali insurgent leader Robow defects to government
13-08-2017

Somalia celebrates 3 years polio-free: WHO urges continued caution
13-08-2017

Israel moves to shut down local operations of Al Jazeera
07-08-2017

China formally opens first overseas military base in Djibouti
01-08-2017

Somalia: Al-Shabab Forces Burn Villages (Human Rights Watch )
27-07-2017

Ethiopia urges illegal workers in Saudi Arabia to come home
25-07-2017

Nigeria has 'largest number of children out-of-school' in the world
25-07-2017

AL-MADIINA QURAAN ONLINE Viber/imo/whatsapp: +252634484123
19-07-2017

BBC Somali celebrates its 60th Anniversary
15-07-2017

Tribute to Sharif Abdinoor: The Preeminent Scholar of Somalia (1941-2017)
13-07-2017

This is why al-Shabab won’t be going away anytime soon Washingtonpost
06-07-2017

Four aid workers killed in Somalia in past half year
06-07-2017

Somalia congratulate the Government and People of the United States of America
05-07-2017

President To Chair National Security Council Meeting
05-07-2017

Explosion heard from ship off the coast of Somalia, official says
27-06-2017

BBC Swahili celebrates 60 years of broadcasting
27-06-2017

Car bomb kills seven at police station in Somali capital: police
22-06-2017

Car bomb in Somali capital kills at least 15, police say
20-06-2017

Van 'hits worshippers leaving mosque' in London
19-06-2017

The ‘Covfefe’ Coalition To Squeeze Qatar
17-06-2017

Iran sends planes of food to Qatar amid concerns of shortages
11-06-2017

Dalkom Somalia, Intelsat SA link up on satellite services(itWebAfrica)
09-06-2017

Al Shabaab kills 20 soldiers in Somalia's Puntland, officer says
08-06-2017

Mozambique police warn bald men after ritual attack
08-06-2017

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.