Latest Media
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
Shirqoolkii lagu Di...
[01-02-2017 11:02]
Taarikhda musharax ...
[01-02-2017 10:48]
Banaan baxa maanta ...
[13-11-2016 16:44]
Yaabka qabsaday Ask...
[12-11-2016 19:45]
Hooyooyin Soomaali ...
[11-11-2016 10:28]
Dhaqamo diimeedka k...
[10-11-2016 13:40]
Nin Soomaali oo 1 M...
[08-11-2016 22:43]
Waa Kuma C/raxmaan ...
[07-11-2016 19:45]
     
Nin ku qeylinayey "Allahu Akbar" oo Toorey ku dooxay askar ka tirsan Booliska dalka Biljium (Daawo Sawirro)
Nin Toorey ku hubeysan ayaa weeraray askar ka tirsan Booliska wadanka Biljium oo ku sugnaa meel ku dhow saldhiga booliska magaalada Charleroi oo 38 miles koonfur ka xigta magaalada Brussels.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in ninka weerarka geystay oo ku qeylinayey "Allahu Akbar" uu dhaawacyo u geystay labo askari oo midkood ay aheyd haweeney wejiga waxyeelo ay ka soo gaartay.
Askari sadexaad oo goobta ku sugnaa ayaa la sheegay inuu toogtay ninka weerarka soo qaaday oo u geeriyooday dhaawacyadii ka soo gaaray rasaasta lagu furay.

Booliska ayaa sheegay iney baarayaan waxaa uu ahaa ninkan iyo halka uu ka soo jeedo dhalasho ahaan.

Ra'iisul Wasaaraha dalkaas Charles Michel ayaa cambaareeyay weerarkan oo uu ku tilmaamay mid argaggixiso, wuxuuna soo gaabiyey fasax uu ku joogay wadanka Fransiiska sai uu axada beri ah kulan deg deg ah ula qaato golaha amaanka qaranka dalkiisa.

Booliska Biljium ayaa feejignaan sare la geliyey tan iyo markii dhowr bilood ka hor qaraxyo dad badan ku dhinteen lagu weeraray garoonka dayuuradaha magaalada Brussels iyo goob tareenka laga raaco.










Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com



     
News From The World
Short Bio of the new Somali National Security Advisor
17-02-2017

Blue skies over Somalia (By Abukar Arman)
15-02-2017

BBC Africa will bring audiences across the world special programmes from Malawi
07-02-2017

Somalia presidential hopefuls make last vote pitch in first-ever TV debate
06-02-2017

Travelers rush to board U.S. flights while Trump ban blocked
05-02-2017

Somali presidential hopeful talks about his national plans for Somalia
05-02-2017

U.N.'s court says it can rule on Somalia-Kenya boundary case Reuters
02-02-2017

9 troops, 70 al Shabaab killed in Kolibyow attack- KDF The Star
28-01-2017

Al-Shabaab launches major attack on a KDF base in Kulbiyow, seizing the town and base
27-01-2017

Somalia: AU Should Release Investigation into 14 Civilian Deaths
26-01-2017

Somali militants ram car bomb into hotel, killing at least 13
25-01-2017

Trump pulls U.S. out of Pacific trade deal, loosening Asia ties
24-01-2017

Somali town bans lavish wedding spending
13-01-2017

A promising new year for Somalia, as the world ushers in 2017 AMISOM
02-01-2017

Mo Farah: Knighthood honour is 'dream come true' - ITV
01-01-2017

Sir Mo Farah is a fitting title for Britain's greatest athlete
31-12-2016

Indian politician Akhilesh Yadav sacked by his father Mulayam
30-12-2016

Amid renewed violence in Somalia's Gaalkacyo, UN envoy urges respect for ceasefire agreement UN News Center
24-12-2016

US$2 million ECHO funds helped UNICEF reach hundreds of thousands of Somalis with nutrition,..
23-12-2016

Russian Ambassador to Turkey Is Assassinated in Ankara
19-12-2016

Somalia welcomes SFO decision to close Somali corruption probe of Soma Oil & Gas
19-12-2016

Brother charged with murder in the death of his two sisters
18-12-2016

Somali refugees live in alarming conditions in Yemen Xinhua
17-12-2016

From an East End council house to a scholarship at 35,000 a year Marlborough Daily Mail
17-12-2016

Mass measles vaccination campaign underway in southern Somalia UNICEF
17-12-2016

Somali activist uses portraits to celebrate FGM survivors Face2Face
17-12-2016

Complaint sheds new details on D.C. cab incident involving Rep.-elect Ilhan Omar Star Tribune
17-12-2016

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.