Sida aad la soctaan Waxaan Horay Ubaahinay Hees Lagu Aflagaadeeyay Madaxda Dawlada Soomaaliya iyo Sidoo kale Bulshada Soomaaliyeed ee Jecel Midnimada Ummada Soomaaliyeed Taas oo Ahayd Aflagaado Qaawan aan ganbasho laheyn.
Heestaas Ayaa waxaa soo Wada Saaray Fanaanka Hada Gabalkiisu Dhacay ee Mursal Muuse oo ay dabada ka riixayso Yarta uu Qabo ee Khadro Silimo.
Waxaanu Hadaba Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Ereyo loogu jawaabayo heestaas aan Haboonayn ee Fananiinta reer ay fanaanin reer hargaysa ah ku caynayaan dadka Jecel Midnimada Somalia.