Latest Media
Gooshii Difaacatay ...
[06-07-2017 10:14]
Dhibka Tahriibka iy...
[02-07-2017 00:13]
Guurka Ilma adeerad...
[01-07-2017 23:47]
GOOSHII DIFAACATAY ...
[20-06-2017 02:13]
Gool Difaacanaysa C...
[13-06-2017 03:54]
Shirkadda Korantada...
[03-06-2017 18:51]
Barnaamij !Quraanka...
[28-02-2017 23:56]
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
     
C/kariin Guuleed oo Si adag uga Hor yimid in Puntland labo Xubnood loogu kordhiyo Aqalka sare
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa kasoo horjeestay qodob kamid ah Heshiiskii ay wada gaareen Hogaamiyaasha Wadatashiga Qaran ee shalay shirka ugu soo dhamaaday magaalada Muqdisho.

C/kariin Xuseen Guuleed, oo maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ay kasoo horjeedaan in Maamulka Puntland labo xubnood loogu daro xubnaha ay ku yeelanayaan Aqalka sare ee Dowlada Soomaaliya.


Waxa uu xusay Madaxweynaha in Galmudug hadii ay yihiin kasoo horjeedaan in maamulka Puntland labo xubnood loogu daro Xubnaha Aqalka sare ee horey loo qeybsaday, waxa uuna tilmaamay in isagu uusan kulanka ka qeyb galin arimo Caafimaad Oweed.

''Daka Doorasho ayaa ka dhaceysa waad ogtihiin xaalad kala guur ah ayuuna ku jiraa, waxaa Socday shirar kala duwan ay Hogaamiyaasha Madasha lahaayeen aniga kii ugu dambeeyay kama qeyb galin, laakiin go’aanadii shirkii Madasha ee ugu dambeeyay qodobka ku saabsan in labo xubnood oo dheeri ah loogu kordhiyo Puntland, arrintaas hadaa nahay reer Galmudug ma waafaqsani'' Ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug.

Hadalka Madaxweynaha Galmudug ayaa kusoo aadaya xili shirkii Hogaamiyaasha Madasha laga soo saaray War-Murtiyeed ay inta badan raali ka ahaayeen Madaxda Dowlada iyo Maamul Goboleedyada, waxaana Shirkaasi loogu ansixiyay Puntland in labo xubnood dheeri ah laga siiyo aqalka sare.



Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com



     
News From The World
WHO and Federal Ministry of Health of Somalia Call for Urgent Support to Address Measles Outbreak in Somalia
16-08-2017

What the surrender of Robbow means to the government?
15-08-2017

Muslims in the Crosshairs of Hate (By Abuukar Arman)
14-08-2017

Somali insurgent leader Robow defects to government
13-08-2017

Somalia celebrates 3 years polio-free: WHO urges continued caution
13-08-2017

Israel moves to shut down local operations of Al Jazeera
07-08-2017

China formally opens first overseas military base in Djibouti
01-08-2017

Somalia: Al-Shabab Forces Burn Villages (Human Rights Watch )
27-07-2017

Ethiopia urges illegal workers in Saudi Arabia to come home
25-07-2017

Nigeria has 'largest number of children out-of-school' in the world
25-07-2017

AL-MADIINA QURAAN ONLINE Viber/imo/whatsapp: +252634484123
19-07-2017

BBC Somali celebrates its 60th Anniversary
15-07-2017

Tribute to Sharif Abdinoor: The Preeminent Scholar of Somalia (1941-2017)
13-07-2017

This is why al-Shabab won’t be going away anytime soon Washingtonpost
06-07-2017

Four aid workers killed in Somalia in past half year
06-07-2017

Somalia congratulate the Government and People of the United States of America
05-07-2017

President To Chair National Security Council Meeting
05-07-2017

Explosion heard from ship off the coast of Somalia, official says
27-06-2017

BBC Swahili celebrates 60 years of broadcasting
27-06-2017

Car bomb kills seven at police station in Somali capital: police
22-06-2017

Car bomb in Somali capital kills at least 15, police say
20-06-2017

Van 'hits worshippers leaving mosque' in London
19-06-2017

The ‘Covfefe’ Coalition To Squeeze Qatar
17-06-2017

Iran sends planes of food to Qatar amid concerns of shortages
11-06-2017

Dalkom Somalia, Intelsat SA link up on satellite services(itWebAfrica)
09-06-2017

Al Shabaab kills 20 soldiers in Somalia's Puntland, officer says
08-06-2017

Mozambique police warn bald men after ritual attack
08-06-2017

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.