Latest Media
Barnaamij !Quraanka...
[28-02-2017 23:56]
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
Shirqoolkii lagu Di...
[01-02-2017 11:02]
Taarikhda musharax ...
[01-02-2017 10:48]
Banaan baxa maanta ...
[13-11-2016 16:44]
Yaabka qabsaday Ask...
[12-11-2016 19:45]
Hooyooyin Soomaali ...
[11-11-2016 10:28]
Dhaqamo diimeedka k...
[10-11-2016 13:40]
     
Mid Kamid ah Xiddigihii ugu Caansanaa Turkiga oo la amray in lasoo xiro iyo Sababta ka dambeysa
Dacwad oogayaasha Turkiga ee baaraya afganbigii dhicisoobay ee bishii Luuliyo ayaa amar ku bixiyay in la soo xiro mid ka mid ah ciyaartoyda ugu caasan wadanka, xiddigii hore ee Turkiga Hakan Sukur sida ay sheegayaan warbaahinta maxaliga ah.

Waxaa la baaray labo guri oo uu ku lahaa galbeedka Turkiga, iyadoo saraakiisha ay sheegayaan inuu wajahayo eedeymo la xiriira inuu xubin ka yahay “urur argagixiso oo hubeysan.”

Hakan Sukur oo ah xildhibaan hore oo ka tirsanaa xisbiga talada haya ee AK ayaa lagu yaqaanaa inuu si weyn u taageero wadaadka lagu eedeeyay afganbigii dhicisoobay.

Hakan Sukur ayaa u guuray dalka Mareykanka dhowr bilood ka hor.


Boga Twitter iyo website-ka Hakan Sukur lama booqon karin shalay oo Jimco aheed, si katsaba waxa uu hada ka hor taageere u muujiyay wadaadka Fethullah Gulen.

Hakan Sukur ayaa u ciyaaray xulka Turkiga 112 kulan isagoo u dhaliyay 51 gool. Waxa uu kooxda Galatasaray ku biiray sannadii 1992, waxaana uu qeyb ka ahaa kooxdoodii ku guuleysatay Uefa Cup sannadii 2000.

Waxa uu waqti ku qaatay Torino sannadii 1995 waxaana uu ka dib u soo ciyaaray kooxaha Inter Milan, Parma iyo Blackburn Rovers. Waa xiddiga heysta rikoorka goolkii ugu dhakhsiyaha badnaa ee abid laga dhaliyo Koob Adduun isagoo shabaqa soo taabtay 11 ilbiriqsi markii ay ciyaarta socotay kulankii ay la ciyaarayeen South Korea sannadii 2002.

Waxa uu ciyaaraha ka fariistay sannadii 2007, waxaana uu noqday xildhibaan ka tirsan xisbiga talada haya ee AK Party muddo laga sannadood ah oo ka bilaabatay sannadii 2011.



Waxaa Qoray: Saed Balaleti

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com



     
News From The World
UK takes leadership role to campaign for Somalia in international level, says Eng. Yarisow
24-04-2017

The UAE promises $45 million for the Somali people
24-04-2017

UNHCR Somalia welcomes Japan’s USD 10 Million for returning Somali Refugees and drought-affected communities
15-04-2017

UAE: Clarify Role in Deadly Attack on Refugee Boat
13-04-2017

Somalia and the UAE agree upon diverse cooperation
12-04-2017

BBC Somali launches TV news programme
10-04-2017

Minister of Information has suspended the Director General & the Director of Finance based on corruption al...
09-04-2017

Eng. Yarisow “My top priority is to promote the freedom of expression in Somalia.”
03-04-2017

Over 3,000 people a day fleeing drought in Somalia
29-03-2017

Yemen: Attack on Refugee Boat Likely War Crime
26-03-2017

Kenya: Protect Somalis Facing Conflict, Abuses, Drought HP
24-03-2017

Hunger kills at least 26 in Somalia's Jubbaland region
21-03-2017

Former Alexandria deputy police chief says he was detained at JFK Airport because of his name Washingtonpost
20-03-2017

UN wants probe into refugee boat attack off Yemen AFP
20-03-2017

Should illegal fishing be declared an act of piracy?
18-03-2017

A New Somalia Is Here: Let’s Seize the Opportunity!
16-03-2017

Somalis consider piracy again, blaming illegal fishing trade AP
15-03-2017

Boris Johnson lands in Somalia for surprise visit amid looming famine
15-03-2017

My meeting with a forgotten terrorist in Somalia
11-03-2017

Somaliland To Trump: Take Us Off Your Travel Ban NPR
10-03-2017

Al-Shabaab: Should The Somali President Open Talks With The Terror Group? The Conversation
10-03-2017

Hungry Somali families face agonizing choice: Which child to feed Reuters
09-03-2017

Somalia receives more than $121 million in Turkish aid Anadolu Agency
09-03-2017

UN chief: Steady funding needed for AU troops in Somalia - AP
08-03-2017

Breaking news "UN Secretary-General on emergency visit to Somalia for famine !!
07-03-2017

Breaking news "Trump’s Revised Travel Ban Excludes Iraqis
06-03-2017

Drought Threatens To Drive Famine In Somalia As Hunger Kills More Than 100
06-03-2017

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.