Latest Media
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
Shirqoolkii lagu Di...
[01-02-2017 11:02]
Taarikhda musharax ...
[01-02-2017 10:48]
Banaan baxa maanta ...
[13-11-2016 16:44]
Yaabka qabsaday Ask...
[12-11-2016 19:45]
Hooyooyin Soomaali ...
[11-11-2016 10:28]
Dhaqamo diimeedka k...
[10-11-2016 13:40]
Nin Soomaali oo 1 M...
[08-11-2016 22:43]
Waa Kuma C/raxmaan ...
[07-11-2016 19:45]
     
Shirkada BECO oo Mugdigii ka saartay Magaalada Muqdisho
Shirkadda korontada ee BECO waxaa la aasaasay 5tii bishii May ee 2014. Waxa ay ka kooban tahay 3 shirkad oo mid kasta oo ka mid ah ay ka koobneyd shirkado yaryar oo isu tegay. Ujeeddada loo aasaasay ayaa waxa ay tahay in laga gudbo dhibaatooyin ballaaran oo dhanka korontada ah oo ka jiray magaalada Muqdisho, kuwaasoo haystay shirkadaha iyo macaamiishaba,si la isugu daro maamul, muruq iyo maskax, isla markaasna loo helo koronto tayeysan. Shirkada Beco waxay wadooyinka Muqdisho iyo daafaheeda ka surtay baalayaasha korontada ee shubka ah kuwaasi oo nabadgelyada korontada ku wanaagsan, qurux wadankana ka qeyb qaadanaya. Waxaa ay shirkadu adeegeeda oo awal ku ekaa Muqdisho geysay Gobolada kale ee Dalka, Sida Marko, Baraawe iyo daafaha magaalada Muqdisho oo horay uusan u joogin adeega shirkada, walina waxaa inoo qorsheysan in adeega korontada aan gaarsiino magaalooyinka kale ee wadanka. Qiimaha Korontada: Shirkada Beco waxay sameysay qiimo dhimis tan iyo markii ay shirkadu midoobeen, markii ugu dambeysay Bishii September 2016 Beco waxay qiimaha ka dhigtay :-

11 KW ilaa 1,000 KW $ 0.55

1,001 KW ilaa 5,000 KW $ 0.30

5,001 KW ilaa wixii ka badan $ 0.25

Wali shirkadu waxay ku tala jirtaa in qiimaha in macquul la gaarsiiyo.

Adeegyada Shirkada 100% korontada ay shirkaddu hadda bixiso waxaa dhaliya matoorro isticmaala naftada caadiga ah kuwaas oo lagu qaado xargo koronto meelaha qaarna ma gaarin dabkaasi in la sii marsiiyo dab XOOJIYAYAAL (Transformers), waana taas sababta hada wali korontada qiimaheeda u sareeyo.

Kaabayaashii korontada ee dalka oo awalba iskood u liitay waxey ku baab’een dagaalladii sokeeye ee dalka halkaas oo wixii ka dambeeyey aan fursad loo helin in wax horumarin ah lagu sameeyo sababo dhaqaale iyo aqoon awgeed. Tani waxaa ay keentay in shirkadda BECO aysan ka dhaxlin wax la taaban karo oo lagu socodsiiyo adeegga koronto oo ay xilkeeda qaadday sidaas awgeen waxaa lagama maarmaan noqotay in wax walba laga soo billaabo hoosta haddii ay noqon laheyd koronto dhalin, qaadis iyo qeybintaba. Shirkaddu waxey rakibtay dab dhaliyaal awood wax soo saar heer sare leh oo ku shaqeeya qorraxda oo awooddiisu dhan tahay 2.5MW, taasi oo qeyb ka aheyd hiigsigeenna adeegsiga quwadda dabiiciga.






Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com



     
News From The World
Short Bio of the new Somali National Security Advisor
17-02-2017

Blue skies over Somalia (By Abukar Arman)
15-02-2017

BBC Africa will bring audiences across the world special programmes from Malawi
07-02-2017

Somalia presidential hopefuls make last vote pitch in first-ever TV debate
06-02-2017

Travelers rush to board U.S. flights while Trump ban blocked
05-02-2017

Somali presidential hopeful talks about his national plans for Somalia
05-02-2017

U.N.'s court says it can rule on Somalia-Kenya boundary case Reuters
02-02-2017

9 troops, 70 al Shabaab killed in Kolibyow attack- KDF The Star
28-01-2017

Al-Shabaab launches major attack on a KDF base in Kulbiyow, seizing the town and base
27-01-2017

Somalia: AU Should Release Investigation into 14 Civilian Deaths
26-01-2017

Somali militants ram car bomb into hotel, killing at least 13
25-01-2017

Trump pulls U.S. out of Pacific trade deal, loosening Asia ties
24-01-2017

Somali town bans lavish wedding spending
13-01-2017

A promising new year for Somalia, as the world ushers in 2017 AMISOM
02-01-2017

Mo Farah: Knighthood honour is 'dream come true' - ITV
01-01-2017

Sir Mo Farah is a fitting title for Britain's greatest athlete
31-12-2016

Indian politician Akhilesh Yadav sacked by his father Mulayam
30-12-2016

Amid renewed violence in Somalia's Gaalkacyo, UN envoy urges respect for ceasefire agreement UN News Center
24-12-2016

US$2 million ECHO funds helped UNICEF reach hundreds of thousands of Somalis with nutrition,..
23-12-2016

Russian Ambassador to Turkey Is Assassinated in Ankara
19-12-2016

Somalia welcomes SFO decision to close Somali corruption probe of Soma Oil & Gas
19-12-2016

Brother charged with murder in the death of his two sisters
18-12-2016

Somali refugees live in alarming conditions in Yemen Xinhua
17-12-2016

From an East End council house to a scholarship at £35,000 a year Marlborough Daily Mail
17-12-2016

Mass measles vaccination campaign underway in southern Somalia UNICEF
17-12-2016

Somali activist uses portraits to celebrate FGM survivors Face2Face
17-12-2016

Complaint sheds new details on D.C. cab incident involving Rep.-elect Ilhan Omar Star Tribune
17-12-2016

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.