Latest Media
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
Shirqoolkii lagu Di...
[01-02-2017 11:02]
Taarikhda musharax ...
[01-02-2017 10:48]
Banaan baxa maanta ...
[13-11-2016 16:44]
Yaabka qabsaday Ask...
[12-11-2016 19:45]
Hooyooyin Soomaali ...
[11-11-2016 10:28]
Dhaqamo diimeedka k...
[10-11-2016 13:40]
Nin Soomaali oo 1 M...
[08-11-2016 22:43]
Waa Kuma C/raxmaan ...
[07-11-2016 19:45]
     
Siyaasiyiinta reer Somaliland ee Muqdisho ku sugan oo cafis loo fidiyey
Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa cafis u fidiyay siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho.

Talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili siyaasiyiintan ay ka cabanayaan go’aanadii ka soo baxay shirkii madasha wada-tashiga qaran ee maalmo ka hor Muqdisho lagu soo gebagebeeyey.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cusmaan C/llaahi Saxar-diid ayaa sheegay in baaqa Madaxweynaha u fidiyay ujeedkiisu yahay mid loogu daneynayo siyaasiyiinta ku sugan Muqdisho.

Xukuumadda Somaliland ayuu sheegay iney diyaar u tahay daad-gureynta siyaasiyiintan haddii ay iyagu doonayaan.

“Siyaasiyiinta reer Somaliland ee ku sugan Muqdisho ee ka soo jeeda Somaliland cafis ayuu u fidiyay Madaxweynaha, daad-gureyntoodana diyaar ayaan u nahay, Waxaa leenahay walaalaha Xamar naga jooga wax idin yaalla halkaas ma jirto, baaqa Madaxweynaha idin fidiyay ka faa’iideysta karaamo halkaas kuma leedihiin ee halkan ayaad ku leedihiin” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo warbaahnta kua hadlay magaalada Hargeysa.

Siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ee muqdisho ku sugan ayaa ka hor yimid qodob ka mid ah heshiiskii Madasha Wada-tashiga qaran, ka dib markii saddex xubnood laga jiray 11-kii xubnood ee laga siiyey aqalka sare, looguna daray Puntland.

Siilaanyo ayaa u muuqda inuu ka faa’iideysanayo gadoodka ay sameeyeen siyaasiyiinta reer Somaliland ee jooga Xamar oo aan la ogeyn sida ay uga jawaabi doonaan baaqiisa.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com



     
News From The World
Short Bio of the new Somali National Security Advisor
17-02-2017

Blue skies over Somalia (By Abukar Arman)
15-02-2017

BBC Africa will bring audiences across the world special programmes from Malawi
07-02-2017

Somalia presidential hopefuls make last vote pitch in first-ever TV debate
06-02-2017

Travelers rush to board U.S. flights while Trump ban blocked
05-02-2017

Somali presidential hopeful talks about his national plans for Somalia
05-02-2017

U.N.'s court says it can rule on Somalia-Kenya boundary case Reuters
02-02-2017

9 troops, 70 al Shabaab killed in Kolibyow attack- KDF The Star
28-01-2017

Al-Shabaab launches major attack on a KDF base in Kulbiyow, seizing the town and base
27-01-2017

Somalia: AU Should Release Investigation into 14 Civilian Deaths
26-01-2017

Somali militants ram car bomb into hotel, killing at least 13
25-01-2017

Trump pulls U.S. out of Pacific trade deal, loosening Asia ties
24-01-2017

Somali town bans lavish wedding spending
13-01-2017

A promising new year for Somalia, as the world ushers in 2017 AMISOM
02-01-2017

Mo Farah: Knighthood honour is 'dream come true' - ITV
01-01-2017

Sir Mo Farah is a fitting title for Britain's greatest athlete
31-12-2016

Indian politician Akhilesh Yadav sacked by his father Mulayam
30-12-2016

Amid renewed violence in Somalia's Gaalkacyo, UN envoy urges respect for ceasefire agreement UN News Center
24-12-2016

US$2 million ECHO funds helped UNICEF reach hundreds of thousands of Somalis with nutrition,..
23-12-2016

Russian Ambassador to Turkey Is Assassinated in Ankara
19-12-2016

Somalia welcomes SFO decision to close Somali corruption probe of Soma Oil & Gas
19-12-2016

Brother charged with murder in the death of his two sisters
18-12-2016

Somali refugees live in alarming conditions in Yemen Xinhua
17-12-2016

From an East End council house to a scholarship at £35,000 a year Marlborough Daily Mail
17-12-2016

Mass measles vaccination campaign underway in southern Somalia UNICEF
17-12-2016

Somali activist uses portraits to celebrate FGM survivors Face2Face
17-12-2016

Complaint sheds new details on D.C. cab incident involving Rep.-elect Ilhan Omar Star Tribune
17-12-2016

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.