Latest Media
Gooshii Difaacatay ...
[06-07-2017 10:14]
Dhibka Tahriibka iy...
[02-07-2017 00:13]
Guurka Ilma adeerad...
[01-07-2017 23:47]
GOOSHII DIFAACATAY ...
[20-06-2017 02:13]
Gool Difaacanaysa C...
[13-06-2017 03:54]
Shirkadda Korantada...
[03-06-2017 18:51]
Barnaamij !Quraanka...
[28-02-2017 23:56]
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
     
Cali Khaliif Galeyr oo qarka u saaran inuu ka mid noqdo maamulka Somaliland
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa qarka u saaran inuu ka mid noqdo maamulka Somaliland oo maalmahan uu wadahadalo kula jiray.

Wada hadalka Somaliland iyo Cali Khaliif ayaa ka bilowdey degmada Caynabo ee gobolka Sool, waxaana Somalailand uga qeyb galaya ergooyin isugu jira Wasiiro iyo oday dhaqameedyo.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdullaahi Saxardiid ayaa BBC u sheegay in wadahadalka labada dhinac uu meel wanaagsan marayo, ajendaha la wada hadlayana uu yahay sidii Cali Khaliif Galayr iyo saaxiibadiis ay uga mid noqon lahaayeen maamulka Somaliland.

Saxardiid ayaa intaa ku daray in wada hadalkan marka uu dhamaado ay beesha Dhulbahante u qabanayaan shir ballaaran oo uu horey u iclaamiyey Madaxweynaha Somaliland.

Cali Khaliif ayaa waraysi uu bixiyey maalmo ka hor aan meesha ka saarin inuu ka mid noqon karo maamulka Somaliland oo sheeganaya inuu ka go’ay Soomaaliya inteeda kale.

In Cali Khaliif uu ku biro Somaliland ayaa waxaa sii xoojinaya maamukiisa oo aqoonsi ka waayey dowlada Soomaaliya, iyadoo doorashada xildhibaanada cusub ee ka soo jeedo degaanada Khaatumo la hoos geeyey maamulka Puntland.

Maamulka Puntland oo sheegta degaanada khaatumo ayaa culeys weyn ku saaray dowlada Somalia in la go'doomiyo maamulka khaatumo ee Cali Khaliif madaxweynaha ka yahay

Cali Khaliif oo sheegan jiray inuu difaacayo midnimada Somalia ayaa haddii uu ku biiro maamulka Somaliland waxaa macnaheedi noqonayaa inuu isbedelay uuna qaatay siyaasada kala go'a ee Somaliland ay wadato.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com



     
News From The World
WHO and Federal Ministry of Health of Somalia Call for Urgent Support to Address Measles Outbreak in Somalia
16-08-2017

What the surrender of Robbow means to the government?
15-08-2017

Muslims in the Crosshairs of Hate (By Abuukar Arman)
14-08-2017

Somali insurgent leader Robow defects to government
13-08-2017

Somalia celebrates 3 years polio-free: WHO urges continued caution
13-08-2017

Israel moves to shut down local operations of Al Jazeera
07-08-2017

China formally opens first overseas military base in Djibouti
01-08-2017

Somalia: Al-Shabab Forces Burn Villages (Human Rights Watch )
27-07-2017

Ethiopia urges illegal workers in Saudi Arabia to come home
25-07-2017

Nigeria has 'largest number of children out-of-school' in the world
25-07-2017

AL-MADIINA QURAAN ONLINE Viber/imo/whatsapp: +252634484123
19-07-2017

BBC Somali celebrates its 60th Anniversary
15-07-2017

Tribute to Sharif Abdinoor: The Preeminent Scholar of Somalia (1941-2017)
13-07-2017

This is why al-Shabab won’t be going away anytime soon Washingtonpost
06-07-2017

Four aid workers killed in Somalia in past half year
06-07-2017

Somalia congratulate the Government and People of the United States of America
05-07-2017

President To Chair National Security Council Meeting
05-07-2017

Explosion heard from ship off the coast of Somalia, official says
27-06-2017

BBC Swahili celebrates 60 years of broadcasting
27-06-2017

Car bomb kills seven at police station in Somali capital: police
22-06-2017

Car bomb in Somali capital kills at least 15, police say
20-06-2017

Van 'hits worshippers leaving mosque' in London
19-06-2017

The ‘Covfefe’ Coalition To Squeeze Qatar
17-06-2017

Iran sends planes of food to Qatar amid concerns of shortages
11-06-2017

Dalkom Somalia, Intelsat SA link up on satellite services(itWebAfrica)
09-06-2017

Al Shabaab kills 20 soldiers in Somalia's Puntland, officer says
08-06-2017

Mozambique police warn bald men after ritual attack
08-06-2017

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.