Latest Media
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Kiiska Diyaar...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqala Arink...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Xilkaqaadis k...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal Qabsa...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayo Sheekh Cali...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaalka Naa...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayso Askari ka ...
[03-07-2014 19:43]
     
Daawo Sawirada'' Shir looga hadlaayo maalgashiga Africa oo maanta ka furmay dalka Britain iyo Somalia oo qeyb ka ah
Qaar ka tirsan Madaxda Dowladaha Africa ayaa waxa uu Saakay shir uga furmay magaalada London ee caasimada cariga Ingiriiska.

Shirka ayaa waxaa looga hadlaayaa Maalgashiga wadamada Africa “The Globel African Investment Summit”.

Shirkan ayaa waxaa lagu casumay wadama Rwanda, Soomaali, Uganda, Tanzania iyo Gana, waxaana kasoo Qeyb galay madaxweynayaasha wadamadaas oo kala ahaa Madaxweynaha Rwanda “Paul Kagame”, Madaxweynaha Maamulka Puntland oo matalaya Soomaaliya “Dr Cabduweli Maxamed Cali Gaas”, Madaxweynaha Uganda ” Yoweri Kaguta Museveni”, Madaxweynaha Gana ” John Dramani Mahama” iyo Ra’iisal wasaaraha Tanzania “Mizengo Pinda”.

Sidoo kale, shirka ayaa waxa uu socon doonaa ilaa laba maalmood, waxa uuna Awoodiisu ka dhacayaa Hoteelka lagu magacaabo SAVOY oo ku yaalla bartamaha Magaalada London, waxaana shirkaasi shir gudoominaaya Madaxweynahii hore ee Naigeria “Olusogun Obasango” .

Furitaankii shirka ee saaka ayaa waxaa furay wasiirkii hore ee Arimaha Dibada ee wadamada Britain William Huge oo hada ah Hogaamiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Britain.

William Huge oo khudbad dheer oo taariikhiya ka jeediyey goobtaasi ayaa waxaa uu siweyn uga hadlay fursada wayn ee maalgashiga ee Afrika ka jirta, isagoo si gaarana diirada usaaray Soomaaliya oo uu sheegay inay ka jirto fursad weyn oo dhinaca maalghashiga ah, welibana uu sheegay in ay muhiimad gaar ah leedahay ka soo qeyb galka ay Soomaaliya ka soo qeyb gashay shirkani oo ay Puntland u matelaysay Soomaaliya,goobtana uu u fadhiyo Madaxweyne Dr Cabduweli Maxamed Cali Gaas sidoo kale uu William Huge sheegay in xiligii uu ahaa wasiirka Arimaha Dibada ee wadamada Britain uu furay safaarada Wadamada Britain ee Soomaaaliya.

Sidoo kale Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa waxaa uu khudbad taariikhi ah ka jeedin doona shirkani, taas oo uu diirada ku saari doono qorshaha Maamulka Puntland ee dhinaca maalgadhiga Puntland iyo guud ahaanba Soomaliya oo isagu uu Metelayo.

Shirkan oo ay iyana kasoo qayb galeen Gancsatada waa weyn ee carigani Ingiriiska oo iyagu lahaa fikradii in shirkani la isugu yimaado ayaa waxaa la filayaa inay siweyn ugu tiiqtiiqsadaan ka hadalka sidii loo maarayn lahaa dhibaatooyinka dhaqaale ee ku habsaday Africa, iyo qaabka ugu sahlan ee Afrika lagu maal gashan karo.

Dhinaca kale Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabduweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweynayaashii kale ee Afrika ayaa waxaa qado sharaf u samaysay Boqorada Dalkani Ingiriiska “Queen Elizabeth” , qado sharaftaas oo ay ugu sameeyey Aqalka Boqorooyada ee Magaalada London.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
















     
News From The World
Somalia Plans to Start Producing Oil Offshore in Six Years - (BusinessWeek)
21-10-2014

Indifference of West leading Post-Gaddafi Libya to next Somalia - (Xinhua)
21-10-2014

Somalia wants its pirates in Kenya jails sent home - (The standard)
20-10-2014

UN Envoy for Somalia condemns attack on AMISOM troops in Hiiraan region - (UNSOM)
20-10-2014

Failed Initiatives befoul Somalia’s future by:Mr. Mohamud M Uluso
19-10-2014

AU Special Representative Saddened by Attack on AMISOM Peacekeepers, Urges for Calm and Restraint in Hiiran...
19-10-2014

Federal prosecutors recognized for Somali pirate case - (DailyPress)
19-10-2014

Minister of Information Mustafa Duhulow today addressed the media.
18-10-2014

Fears black market will flourish as Aussie banks stop Somalia remittances (Word News Australia)
17-10-2014

Statement from the Office of the President on the Occasion of the Signing of the Agreement with Puntland
17-10-2014

50,000 children in Somalia "on doorstep of death"(FG)
16-10-2014

The US Welcomes the Agreement between the Federal Government and Puntland State of Somalia - (US Department...
16-10-2014

At least four killed by car bomb in Somali capital(Reuters)
15-10-2014

Somali Islamist plot to attack Ethiopian capital: US - (AFP)
15-10-2014

Dispatches: Somalia – Worrying Times for Press Freedom (By Laetitia Bader)
14-10-2014

Somali Government & AMISOM Should Stop Deploying Sierra Leon troops in to Somalia - (Act For Somalia)
14-10-2014

China reopens embassy in Mogadishu after 23 years hiatus - (Xinhua)
13-10-2014

Death toll hits 20 in Somalia car bomb attack(Xinhua)
13-10-2014

Breaking News: Car explodes near hotel in Somali capital - police
12-10-2014

Somalia to halt banned charcoal trade at port recaptured from al Shabaab - (Reuters)
12-10-2014

Somalia's Islamist rebels down but not out after military setbacks (Reuters)
10-10-2014

Somali imprisoned for 11 months after pleading guilty to theft, reckless driving and breaching bail - (The ...
10-10-2014

Somali Diaspora is the backbone to the rebuilding of Somalia (Minister of Information)
09-10-2014

Somali family begs Immigration Minister to grant terminally ill man's last wish - (abcnewsA)
09-10-2014

Analyst, industry officials warn on possible resurgence of Somali piracy - (Seatrade global)
08-10-2014

Somalis alienated from Norwegian job market - (The foreigner)
08-10-2014

Somalia's first cash machine opens in Mogadishu
07-10-2014

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.