Latest Media
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
Shirqoolkii lagu Di...
[01-02-2017 11:02]
Taarikhda musharax ...
[01-02-2017 10:48]
Banaan baxa maanta ...
[13-11-2016 16:44]
Yaabka qabsaday Ask...
[12-11-2016 19:45]
Hooyooyin Soomaali ...
[11-11-2016 10:28]
Dhaqamo diimeedka k...
[10-11-2016 13:40]
Nin Soomaali oo 1 M...
[08-11-2016 22:43]
Waa Kuma C/raxmaan ...
[07-11-2016 19:45]
     
Washington Post oo Warbixin Cajiib ah ka qortay Guul daradii Maryan Nuux iyo Dareenka laga muujiyay +Sawiro
Inkastoo orodyahanada Soomaaliya Maryan Nuux Muuse ay kaalinta ugu danbeysa ka soo gashay tartankii orodka 400 mitir ee hablaha Olimbikada Dunida hadana waxa ay dhiirogelin ka heshay Soomaali iyo dadyow kale oo badan.

Wargeyska caanka ah ee ka soo baxda dalka Mareykanka ee Washington Post ayaa warbixin ay ka qortay orodyahanada Soomaliya waxa ay cinwaan ugaga dhigeen: “Orodyahanad Olimbikada ah oo ku dhameysatay in ka hooseysa inta ay ku dhameystaan gabdhaha dugsiyada sarre balse waxa ay weli tahay dhiirogeliso.”

Warbixinta Washington Post ayaa sidoo kale lagu yiri: “Orodyanada caalamiga ah ma ahan inay amaan ku helaan kaliya dadaalkooda. Laakiin orodyahanada Somalia Maryan Nuh Muuse waa in texgelin gaar ah la siiyo.”


“Subaxninadii sabtida, ma aysan la tartami karin sideedii hablood kale ee “heat”keeda wareega 1aad ee tartanka 400 mitir ee hablaha. Si aad ah ayay uga danbeysay asaageeda, xitaa kuma aysan jirin shaashada tabinta NBC. Waqtigii ay ku dhameysatay – 1:10:14 ilbiriqsi – xitaa kuma aysan soo baxdeen tartanka orodka gabdhaha dugsiyada sarre ee Maryland ee dalka Mareykanka.

“Waxa ay ku dhameysatay kaalinta 57aad ee 57 gabdhood oo wareegii 1aad ee tartanka 400 mitir ka qeyb galay, sidaasi oo ay tahay waxaa weli loogu yeeraa inay tahay ‘dhiirogeliso’. Sababtoo ah waa ay tahay.” Ayaa lagu qoray Wargeyska Washington Post .

Washington Post ayaa soo qaadatay in Maryan aysan helin tababar ku filan islamarkaana ay si geesinimo leh u matashay dalkeeda inkastoo ay dhibtooyin ka jiraan Soomaaliya. Waxa ay kaloo soo qateen in xitaa garoonkii ay tababarka ku qaadatay inuusan laheyn agabka tababar ee loo baahan yahay, taas bedelkeedana in ciyaartoyda Mareykanka ay helaan tababar dhameystiran maalmaha ugu horeeya ee dugsiyadooda.

Maryan Muuse ayaana amaan badan iyo mahadcelin ka heshay dadka Soomaliyeed iy weliba dadyow kale, iyagoo ku amaanay sida ay dhiirgelin ugu sameysay dad badan oo sideeda oo kale ah oo ka soo baxay xaalad adag islamarkaana soo istaagay masraxa ugu weyn ee Olimbikada Adduunka, waxaa sidoo kale jiray dad badan oo iyana dhaliil usoo jeedinayay kana xumaa guul daradeeda.





Waxaa Qoray: Saed Balaleti



Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
Short Bio of the new Somali National Security Advisor
17-02-2017

Blue skies over Somalia (By Abukar Arman)
15-02-2017

BBC Africa will bring audiences across the world special programmes from Malawi
07-02-2017

Somalia presidential hopefuls make last vote pitch in first-ever TV debate
06-02-2017

Travelers rush to board U.S. flights while Trump ban blocked
05-02-2017

Somali presidential hopeful talks about his national plans for Somalia
05-02-2017

U.N.'s court says it can rule on Somalia-Kenya boundary case Reuters
02-02-2017

9 troops, 70 al Shabaab killed in Kolibyow attack- KDF The Star
28-01-2017

Al-Shabaab launches major attack on a KDF base in Kulbiyow, seizing the town and base
27-01-2017

Somalia: AU Should Release Investigation into 14 Civilian Deaths
26-01-2017

Somali militants ram car bomb into hotel, killing at least 13
25-01-2017

Trump pulls U.S. out of Pacific trade deal, loosening Asia ties
24-01-2017

Somali town bans lavish wedding spending
13-01-2017

A promising new year for Somalia, as the world ushers in 2017 AMISOM
02-01-2017

Mo Farah: Knighthood honour is 'dream come true' - ITV
01-01-2017

Sir Mo Farah is a fitting title for Britain's greatest athlete
31-12-2016

Indian politician Akhilesh Yadav sacked by his father Mulayam
30-12-2016

Amid renewed violence in Somalia's Gaalkacyo, UN envoy urges respect for ceasefire agreement UN News Center
24-12-2016

US$2 million ECHO funds helped UNICEF reach hundreds of thousands of Somalis with nutrition,..
23-12-2016

Russian Ambassador to Turkey Is Assassinated in Ankara
19-12-2016

Somalia welcomes SFO decision to close Somali corruption probe of Soma Oil & Gas
19-12-2016

Brother charged with murder in the death of his two sisters
18-12-2016

Somali refugees live in alarming conditions in Yemen Xinhua
17-12-2016

From an East End council house to a scholarship at £35,000 a year Marlborough Daily Mail
17-12-2016

Mass measles vaccination campaign underway in southern Somalia UNICEF
17-12-2016

Somali activist uses portraits to celebrate FGM survivors Face2Face
17-12-2016

Complaint sheds new details on D.C. cab incident involving Rep.-elect Ilhan Omar Star Tribune
17-12-2016

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.