Latest Media
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Kiiska Diyaar...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqala Arink...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Xilkaqaadis k...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal Qabsa...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayo Sheekh Cali...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaalka Naa...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayso Askari ka ...
[03-07-2014 19:43]
     
Christophe de Margerie oo la Shaaciyay in uu ku geeriyooday Shil Diyaaradeed
Waxaa la shaaciyay in uu dhintay Madaxii guud ee Shirkadda Shidaalka Total Christophe de Margerie, waxa uuna ninkan ku geeriyooday Shil diyaaradeed oo ka dhacay magaalada Moscow ee caasimada wadanka Ruushka.

Shilka Diyaaradeed ayaa yimid kadib markii Diyaarada Khaaska ah uu lahaa Christophe de Margerie, ay ku dhacday mid kamid ah qalabyada yaalla garoonka diyaaraddaha , waxaana shilkaasi diyaaradeed ka dhashay Qasaaro dhimasho.


Inta la xaqiijiyay Shilka Diyaaradeed waxaa ku dhintay Madaxii guud ee Shirkadda Shidaalka Total Christophe de Margerie, iyo sadax kamid ah Shaqaalaha Diyaarada uu ku jiro Kabtankii Diyaarada waday.

Shilka Diyaaradeed ayaa ka dhacay Caasimada Ruushka ee Moskow Habeenimada Isniinta ah ee lasoo dhaafay , waxa ayna Diyaaradaasi xiligaa kusii jeeday Caasimada Dalka Faransiiska ee Paris.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
We’re not out of the woods yet, says Somali minister - (Khaleej Times)
30-10-2014

At least 3 million in Somalia in need of aid - UN Secretary General - (Reuters)
30-10-2014

Somalia is about to enter a new political phase called ''UN-Protectorate'' & (The Role of Nicholas Kay, Ban...
29-10-2014

The Secretary-Genaral:-Press pemarks on The occasion of the joint to Mugadishu -Somalia 29 October 2014
29-10-2014

UN Secretary-General and World Bank Group President arrive in Mogadishu, pledge support for regional peace,...
29-10-2014

In response to Monitoring Group on Somalia and Eritrea:-By:Musa Haji Mohamed “Ganjab”
28-10-2014

Kenya Will Not Succeed In Grabbing Somalia's Territorial Waters
28-10-2014

Uhuru holds talks with US General on Somalia progress - (The Star)
27-10-2014

Refugees may become citizens under new law - (DailyStar)
27-10-2014

Widening Rift Between Somali President and Premier - (AP)
26-10-2014

Somali civil society groups join forces to counter al-Shabaab ideology - (Sabahi)
25-10-2014

Forced returns of Somalis to al-Shabaab areas can amount to ‘death sentences’ - (AI)
24-10-2014

Resolution on Somalia-Eritrea Sanctions and AU Mission in Somalia(What's In Blue)
24-10-2014

Somali women's view of physical activity - a focus group study - (7th Space)
23-10-2014

UN political chief urges sustained efforts to combat piracy off Somali coast - (Xinhua)
23-10-2014

Breaking News: Police: soldier shot at war memorial in Ottawa(AP)
22-10-2014

Somalia's al Shabaab says stones man to death for rape - (Reuters)
22-10-2014

Somalia Plans to Start Producing Oil Offshore in Six Years - (BusinessWeek)
21-10-2014

Indifference of West leading Post-Gaddafi Libya to next Somalia - (Xinhua)
21-10-2014

Somalia wants its pirates in Kenya jails sent home - (The standard)
20-10-2014

UN Envoy for Somalia condemns attack on AMISOM troops in Hiiraan region - (UNSOM)
20-10-2014

Failed Initiatives befoul Somalia’s future by:Mr. Mohamud M Uluso
19-10-2014

AU Special Representative Saddened by Attack on AMISOM Peacekeepers, Urges for Calm and Restraint in Hiiran...
19-10-2014

Federal prosecutors recognized for Somali pirate case - (DailyPress)
19-10-2014

Minister of Information Mustafa Duhulow today addressed the media.
18-10-2014

Fears black market will flourish as Aussie banks stop Somalia remittances (Word News Australia)
17-10-2014

Statement from the Office of the President on the Occasion of the Signing of the Agreement with Puntland
17-10-2014

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.