Latest Media
Daawo Muuqaal Ahaan...
[21-05-2013 00:22]
Dowlada Soomaaliya ...
[21-05-2013 00:03]
Xafladii Somaliland...
[20-05-2013 00:05]
Dowlada Hubkeeda Iy...
[19-05-2013 19:53]
Dagaalkii Taageeray...
[19-05-2013 16:40]
Shacab ku Dhaqan So...
[18-05-2013 23:26]
Daawo Xafladii daba...
[18-05-2013 21:03]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[18-05-2013 01:23]
Daawo Kenya oo ka T...
[18-05-2013 00:45]
Halkaan ka Daawo Me...
[16-05-2013 23:49]
     
Madaxweyne Brack Obama iyo Tiger Woods oo Ciyaar saaxiibtinimo wada Ciyaaray (Daawo Sawirada)
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Brack Obama ayaa Ciyaar saaxiibtinimo oo dhinaca Ciyaarta Golf-ka ee inta badan ciyaaraan dadka taajiriinta ah waxa uu la ciyaaray Ciyaaryhanka Dunida looga dambeeyo Ciyaartaasi ee Tiger Woods,

Warbaahinta Dalka Mareykanka ayaana aad uga faalooday Ciyaarta u dhaxeeysay Madaxweynaha Dalka Mareykanka iyo Ciyaaryahn Tiger Woods oo dhacday Maalintii Arbcada aheed waxa eena Ciyaartan ku tilmaameen mid saaxiibtinimo aan ku dheehneen wax xifaaltan ah iyo in laka badiyo.

Madaxweyne Brack Obama oo Ciyaarta kadib hadlay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay ciyaarta uu Tiger Woods la ciyaaray isagoona Ciyaaryhanka ku tilmaamay midka ugu qatarsan dinida ee Ciyaarta Golf-ta si dhab ahna uusan ula dheeleyn hasa ahaatee ee wada ciyaareeyn ciyaar aad u dagan.

Madaxweynaha Dalka Mareykanka ayaa lagu tilmaamaa nin aad u fur furan oo inta badan Jecel ciyaarta Golf-ta iyo ciyaaro kale oo aad loo xiiseeyo iyadoona Mararka qaar la arko Madaxweynaha oo Ciyaaraya Ciyaarta Golf-ta iyo Ciyaaro kale uu xiiseeyo
.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com









     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.