Latest Media
Qu,aanka Wax Qalad ...
[26-08-2016 10:03]
Guurka Ilma adeerad...
[21-08-2016 22:47]
Maxaa loo guursadaa...
[15-08-2016 01:24]
Barnaamijka Bandhig...
[11-08-2016 17:04]
Barnaamijka Qubanah...
[09-07-2016 02:53]
Tahriibka iyo Dhiba...
[16-04-2016 18:10]
Masar oo Nooqtay Me...
[09-04-2016 18:00]
ITOOBIYA OO LEEXSAT...
[03-04-2016 06:57]
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
     
Dad Shacab ah oo Caawa lagu dilay Xaafad kutaala magaalada Muqdisho
Warar goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir.com ee magaaada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaw rag hubeesan oo xirnaa dareeska ciidanka milatariga Soomaaliya ay dad shacab ah ku dileen Xaafada Warshada Caanaha ee Degmada Hodan.

Goobjooge ku sugan Xaafada Warshada Caanaha ayaa noo xaqiijiyay in rag xirnaa dareeska Ciidanka Milatariga Soomaaliya ay gaari caasi ah ku amreen in uu istaago balse markii uu kabiyo diiday rasaas culus ku furay.

Inta la xaqiijiyay sadax qof oo shacab ah oo labo kamid ah ay ahaayeen dadka xaafada ayaa ku dhintay rasaastaasi, waxaa sidoo kale ku dhintay rasaasta wiil dhalinyaro ah oo la sheegay in uu saarnaa gaariga rasaasta lagu furay .

Waxaa sidoo kale jira qasaaro dhaawac oo ka dhashay rasaasta ay raga hubeesan ku fureen gaariga ay wateen dad shacab ah, waxaana goobta ka baxsaday ciidamadii hubeesnaa ee rasaasta ku furay gaariga caasiga ah.

''Walaalow Ciidamada gaariga istaag ayey yiraahdeen darawalkana waa uu kasii socday rasaas ayeyna ku fureen rag hubeesan oo watay dareeska ciidanka milatariga, waxaa dhintay gabar iyo cunug yar oo saqiir ahaa oo wadad taagnaa iyo wiil kale oo gaariga saarnaa, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay shilkaasi wiil yar oo gaariga jiiray '' Ayey tiri goobo jooge ku sugneed xalka uu shilku ka dhacay.

Xaafada Warshada Caanaha ee mashaqadan caawa ka dhacday iyo xaafadaha ku dhaw dhaw waxaa degan xeryana ku leh ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya, lamana oga ilaa hada halka ay qabteen ragii dilkan geestay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
Somali protesters urge India to release 119 ‘pirates’
25-09-2016

Somalia wins first round maritime case against Kenya
24-09-2016

Aleppo hit by worst strikes for months as Putin, Assad ignore U.S. plea
22-09-2016

Saudi-led coalition air strike kills at least six in Yemen: residents
21-09-2016

Somalia slams Kenya for dragging out maritime border row
20-09-2016

UN court starts hearing Kenya-Somalia sea border dispute
19-09-2016

Somali Islamist insurgents kill general with suicide car bomb
18-09-2016

Direct Flights From Somalia To Nairobi in two months time
15-09-2016

25 miraa cargo planes head to Somalia after flights ban lifted
15-09-2016

Human rights: Philippines, Somalia and Zimbabwe
14-09-2016

Somalia lifts controversial ban on Kenyan khat
13-09-2016

Al Shabaab weakened but not defeated in Somalia
13-09-2016

Somalia to host IGAD for the first time in 30 years
13-09-2016

Somalia: freedom of expression critical to ongoing political transition – UN report
04-09-2016

Why Muhammad may be the most common baby boys’ name in England and Wales Independent
03-09-2016

Four ISIS fighters arrested in Somalia
03-09-2016

Powerful quake off north-east New Zealand coast
01-09-2016

US adds Islamic State commander in Somalia to list of global terrorists
31-08-2016

Deadly suicide bombing strikes Somalia's capital
30-08-2016

Thousands of migrants rescued off Libya
30-08-2016

One dead, three wounded in blast at Chinese embassy in Kyrgyzstan
30-08-2016

Trump vows crackdown on immigrants who overstay visas if elected
28-08-2016

Europe migrant crisis: Germany expects 'up to 300,000' this year
28-08-2016

Italy quake death toll hits 278, state funeral planned
26-08-2016

Al Shabaab militants bomb Somali beach restaurant, gunfight ongoing
25-08-2016

Islamophobia and Radicalized Perceptions (By Abukar Arman)
25-08-2016

An earthquake flattened towns in central Italy in the early hours of Wednesday, killing at least 120 people...
24-08-2016

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.