Latest Media
Daawo Muuqaal Ahaan...
[22-05-2013 22:12]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[22-05-2013 14:49]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[21-05-2013 00:22]
Dowlada Soomaaliya ...
[21-05-2013 00:03]
Xafladii Somaliland...
[20-05-2013 00:05]
Dowlada Hubkeeda Iy...
[19-05-2013 19:53]
Dagaalkii Taageeray...
[19-05-2013 16:40]
Shacab ku Dhaqan So...
[18-05-2013 23:26]
Daawo Xafladii daba...
[18-05-2013 21:03]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[18-05-2013 01:23]
     
Fulay faan fara badan ka dib Ooyin bilaabay Sheekada markii ay runta gaartay (Daawo Muuqaal ahaan Qosol aan caadi aheeyn) !!
Faanka faraha badan mararka qaar Raga ayuu dhibaato u keenaa waxaana horay loogu maahmaahay Nin faanay waa Ri´is nuugtay. Fulaynimada waa mid ka mid ah cudurada asiiba dadka beni´aadanka ah balse dhaqaatiirta qaarkood ayaa qabo dadka Fulayiinta ah in ay yar tahay dhibaatada soo gaarta, maxaa yeelay halkii dhibaato ka dhacdo weeyba iskaga cararaan .

Halkaan Daawo Qosolkaan & Fulaygii faanka badnaa dhibka qabsaday

Maahmaah Soomaaliyeed oo caan ah ayaa tiraahdo sidatan " Fulay Hooyadiis ma gablanto " Soomaalida oo dhanka Maahmaahda aad ugu wanaagsan waxaa xaqiiqo ah in ay is leeyihiin erayga ama sababta loo la jeedo Maahmaahda.

Qofka Fulayga ah aad ayuu u faan badan yahay balse sheekada marka ay Run gaarto meesha wuu iskaga cararaa isaga oo ka cabsanaya in ay soo gaarto ceeb iyo fadeexo ama la ogaado heerka ay gaarsiisan tahay Fulaynimadiisa.


Qiso laga sameeyay Fulay Filim ku balansaday gabar ayaa ugu dambeeyntii faankii iyo foowdadiisa waxa ay ku dhamaatay Fulaygii in uu ooyo ama goobtii uu iskaga cararo.

Shabakadda Allbanaadir.com
Xafiiska Oslo Norway
xusni-yare@hotmail.no



     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.