Latest Media
Daawo Muuqaal Ahaan...
[22-05-2013 14:49]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[21-05-2013 00:22]
Dowlada Soomaaliya ...
[21-05-2013 00:03]
Xafladii Somaliland...
[20-05-2013 00:05]
Dowlada Hubkeeda Iy...
[19-05-2013 19:53]
Dagaalkii Taageeray...
[19-05-2013 16:40]
Shacab ku Dhaqan So...
[18-05-2013 23:26]
Daawo Xafladii daba...
[18-05-2013 21:03]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[18-05-2013 01:23]
Daawo Kenya oo ka T...
[18-05-2013 00:45]
     
Layaabka Dunida ‘’Haweeney 61-Sano Jir ah oo Guursatay Wiil yar oo Jira 8-Sano (Daawo Sawir laga soo qaaday)
Qiyaas ahaan boqol ruux ayaa ka qeyb gashay mid kamid ah aroosyada aan caadiga aheyn kaas oo ka dhacady dalka Zimbabwe, kadib markii ay isla aqal galeen wiil sideed sano jira ah iyo xaaskiisa oo 61 sano gaartay.

Inkasta oo xafladaasi aysan aheyn mid caadi ah waxaa xaadir ku ahaa ehelada laba isguursaneysay iyo shan caruur ah oo haweenta sideed jirka seyga ka dhigatay ay dhashay.


Wiilka aroosaya eedadii oo 64-sano jira ah ayaa kawar bixisay arooska iyo sida uu u dhacay iyada oo aad ugu faraxday in wiilkeeda uu lajiifsado haween iyada ay isku da’yihiin.



Wiilka arooska aha ayaa waxa uu ku wramay, “Aniga ayaa doortay in aan guurado islaantaan 61-sano jirka ah. Waan jeclahay. Hooyadeey ayaan u sheegay in aan ku qanacsanahay. inkasta oo aan guursaday iskuulka ayaan dhiganayaa. Marka aan wax barto oo aan weynaado ayaan guursanayaa xaas ila da’ ah”.

Haweenta cunuga yar la’aqal qashay seygeedii hore oo ka dahlay ayaa isna sheegay in uusan dhib u arkin madaama waalidkeed ay ku qanceen arinta.

Xigasho

Warkan oo ku qoran Af Ingilish halkan ka Aqriso

http://www.standardmedia.co.ke/?articleID=2000078046&story_title=Kenya-Eight-year-old-boy-marries-61-year-old-woman

Gacal Xuseen Gacal Ayman
Wariyaha Arimaha Bulshada
Aymancade@hotmail.com


     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.