Latest Media
Tahriibka iyo Dhiba...
[16-04-2016 18:10]
Masar oo Nooqtay Me...
[09-04-2016 18:00]
ITOOBIYA OO LEEXSAT...
[03-04-2016 06:57]
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Kiiska Diyaar...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqala Arink...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Xilkaqaadis k...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal Qabsa...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayo Sheekh Cali...
[03-07-2014 19:43]
     
Faah Faahino kasoo baxaya Qarax Qasaaro dhaliyay oo ka dhacay Maqaayad kutaala Buurhakaba
Wararka ka imaanaya Degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ,ayaa sheegaya in xalay qarax bambaano lagu weeraray maqaayad ay fadhiyeen dad shacab ah iyo ciidao katirsan Dowlada Soomaaliya.

Inta la aqiijiyay hal qof ayaa ku dhintay qaraxaasi bambaano, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay 10-qof oo kale , dadka shaawacmay ayaana qaarkood waxaa dhaawacyadooda loo qaaday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Guddoomiyaha Degmada Buurhakaba Maxamed Cali Nuur , oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qarax bambaano lagu soo tuuray Maqaayad ay dad shacab ah fadhiyeen, waxa uuna tilmaamay in qaraxaasi ka dhasheen qasaaro dhimasho iyo mid dhaawac.

Waxa uu sheegay Gudoomiyaha in ay baxsadeen dadkii ka dambeeyay qaraxaasi bambaano, waxa uuna intaa raaciyay in ciidamada booliiska ay wadaan baaritaano ayna ku daba jiraan kooxihii ka dambeeyay bambaanada maqaayada lagu soo tuuray.

Qaraxyada bambaano iyo miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa inta badan lagu weeraraa maqaayadaha ay inta badan fariistaan ciidamada Dowlada ee kuyaala qaar kamid ah gobolada dalka, waxaana qaraxyadan mararka qaarkood qasarao kasoo gaaraan dad shacab ah.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
Kenya set to increase consulates in Somalia - The Star
03-05-2016

Somalia Islamist Militants Target African Union Base in Capital - Bloomberg
03-05-2016

Somalia: Journalists Under Attack
03-05-2016

Somalia launches operation in Middle Shabelle against Al-Shabaab - Xinhua
02-05-2016

British Army team in Somalia on UN peacekeeping duties - BBC
02-05-2016

Turkey seeks bigger trade with presidential visit to Kenya - Standard Digital
01-05-2016

Somalia military court sentences 6 to death - Xinhua
01-05-2016

Bradford charity warns of famine risk in drought-hit Somaliland - Telegraph And Argus
30-04-2016

Kenya torches world’s biggest ivory bonfire to save elephants - AFP
30-04-2016

BBC’S WEEKLY GLOBAL AUDIENCE RISES TO RECORD 348M
29-04-2016

Kenya Airways cancels some flights due to pilots' strike - Reuters
28-04-2016

Al-Shabab Fighters Loyal to Islamic State Complicate Somalia Security
28-04-2016

Somali activists use social media to warn of the high costs, and risks, of seeking refuge in Europe - PRI
27-04-2016

Somali lawmaker narrowly escapes death in Mogadishu
27-04-2016

Somalia to hold general election this August - AA
26-04-2016

Al Shabaab kills five at Somali military base: army captain - Reuters
26-04-2016

Somalia: Sexual violence must be subject to criminal justice, not traditional Xeer systems, says UN expert ...
25-04-2016

Ethiopia ethnic violence kills 14, aid groups targeted - AFP
25-04-2016

Al-Shabab Coastal Raid Spurs Changes by Somali Regional Officials - VOA
24-04-2016

Construction of the 700km Kenya-Somalia border fence to continue,says CS Nkaissery - Standard Digital
24-04-2016

Somali bus drivers file discrimination claims against employers - Star Tribune
23-04-2016

Go South young man: migration in the developing world - IRAN
23-04-2016

Tebet locals allegedly gang up and kill Somali refugee after victim used profane language - COCONUTS JAKARTA
22-04-2016

Somali President: Hard Times Driving Youth to Migrate - VOA
22-04-2016

Somali electoral college will pick House members - Gulf Today
21-04-2016

At least 25 Al-Shabaab militants killed in central Somalia - xinhu
21-04-2016

Somalia: UN envoy welcomes progress in preparations for elections in 2016 - UN News
20-04-2016

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.