Mid ka mid ah Odayaasha caanka ka ah dalka Talyaaniga ee aalaaba looga bartay in uu si weeyn u taageero kooxda Ac Milan ayaa markii ugu horeeysay waxaa loo Tarjumay Af Soomaali ahaan wuxuuna Odaygaan Qosolka ka dhameeyay inta fahanta ama ku hadasha Luuqada Afka Soomaaliga.
Halkaan ka Daawo Qosol Af Soomaali Oday ku Qafiifay koox caan ah
Odaygaan oo Telefishinada hortooda si Live ah Ciyaaraha uga tabiyo waxaa ku camirtay koox Odayaal kale ah oo ku tilmaamay wax waalan oo dadka qeeylo raaxada uga qaaday balse Odaygaan ayaa ku ciil baxay xitaa Dumarka Wariyaasha ah ee ag taagnaa kaas oo Gabar ag taagneeyd ku yiri
" Yaa Taageertaa Naayaa ? " Odaygaan oo tabinayay ciyaartii dhex martay kooxaha Ac Milan Vs FC Barcelona (2-0) wuxuu fadhiistay dhulka isaga oo qeeylinaya waliba ooynaya balse Odayaashii kale ee Ciyaaraha la tabinayay ayaa ku yiri sidatan " War waxa ma Waashay, Waalida nagala kor tag waryaa "
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com |