Latest Media
Daawo Muuqaal Ahaan...
[19-06-2013 17:29]
Daawo Muuqala ahaan...
[18-06-2013 00:02]
Daawo 10-ka Buundo ...
[17-06-2013 23:55]
Daawo Muuqaal Ninka...
[17-06-2013 01:51]
Daawo Darawal ka ya...
[17-06-2013 01:05]
Daawo Dabaq kale oo...
[16-06-2013 00:51]
Daawo Muuqaal ahaan...
[16-06-2013 00:21]
Daawo 84-jir Iskoor...
[16-06-2013 00:03]
Daawo Muuqaal ahaan...
[15-06-2013 00:28]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[15-06-2013 00:23]
     
Daawo Video Naxdin Leh “Diginiin Ha Daawan Hadii Aadan Awoodin “Nin Isku dhufanaya Mindi Wayn oo Af Badan oo Aan Dareemayn Wax Xauun ah
Bisha Muharram waa bil diinta islamka ay mamnuuc ka tahay dagaal ama in dhiig in uu daato bishaas in badan oo ka mid muslimiinta way soomaan.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Naxdinta Leh...


Laakiin isla bishaas firqo ka mid ah muslimka ee loo yaqaano shiiica waxay sameeyaan festival loo yaqaano (Ashura) oo dhiigooda ay dhahaan waxaan u daadinaynaa sayid cali, lkn dhiigaaga oo aad daadiso una daadiso, qof ama ilaah ayaa waxay ka mid tahay astaamaha lagu garto dadka shaydaanka caabuda,,


Allah subhana watacaala meelna kuma uusan oran quraankiisa ii daadi dhiigaaga,,,lkn ilaah waxuu dadka ku waajib yeelay kaliya in ay dhiigooda u daadiyaan ilaah dartiis ayaga oo difaacaya markii diinka ilaahay lagu soo duulo, ama dhulka barakaysan ee maka, ama dhulkasta oo islaam ah, lkn ilaahay nama dhihin mindi isla dhac ama seef sayiduna cali u daadi ama aniga ii daadi,,,

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com



     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.