Latest Media
Xaalka Dalka Turkuy...
[16-07-2016 00:23]
Barnaamijka Qubanah...
[09-07-2016 02:53]
Tahriibka iyo Dhiba...
[16-04-2016 18:10]
Masar oo Nooqtay Me...
[09-04-2016 18:00]
ITOOBIYA OO LEEXSAT...
[03-04-2016 06:57]
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Kiiska Diyaar...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqala Arink...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Xilkaqaadis k...
[03-07-2014 19:43]
     
Daawo Sawirada''Mataano isku dhagan oo u dhashay dalka Thailand oo Dookh kala duwan leh
Carruurtaani oo isaga dhagan Saableyda, ayaa ka mideysneyn dookha iyaga oo kala heysta rabitaano kala duwan.

Carruurtaani oo lagu kala magacaabo Pin iyo Pan oo ah laba gabdhood ayaa ku dhashay mucjisadaani waxa ayna awood u leeyihiin inay qabsadaan dhamaan waxa uu qabsankaro qofka caadiga ah.

Pin iyo Pan oo mataano ah ayaa kasoo jeeda dalka Thailand, kuwaasi oo ku dhashay iyagoo leh labo madax, gacmo, saabley, balse wadaaga isku lugo.

Mr Noknoi Pongchumnan oo ah Hooyada dhashay Gabdhahaani mataanaha ah ayaa sheegtay in markii ay dhashay carruurtaasi ay aad uga xumeyd islamarkaana aysan ku faraxsaneyn balse markii danbe ay ku qanacday awooda alle.

Noknoi Pongchumnan, waxa ay sheegtay in dhalmada Carruurtaasi aysan ka marin dhibaato ka duwan dhalmada caadiga ah, balse walaaca ugu weyn uu ahaa waxa ay fileysay iyo waxa ay dhashay.

Hooyadaasi waxa ay sheegtay in hadda Pin iyo Pan ay yihiin kuwo garaad leh oo jira Todobo sano kuwaasi oo ku nool Degmadda Nakhon.

Dhakhaatiirta ayaa rumeysan in carruurta isku dhegan laga helo hal mar marka ay 2.5 million oo carruur dhashaan.






Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
3 Al-Shabab terrorists killed in southern Somalia
21-07-2016

Kenyan police kill two suspected members of Somalia's Al-Shabab
21-07-2016

Somali Migrant Returns Home After Losing Hope in Europe
20-07-2016

Develpment Of Galmudug State president’S Health Condition
19-07-2016

We’re on Shabaab hit list - Kwale informers
19-07-2016

14 Somali Civilians Killed in Clashes in Southwestern Somalia
18-07-2016

Somalia suspends school linked to failed Turkish coup
17-07-2016

Somali Security forces arrested nearly ten suspected Al-Shabaab militants
17-07-2016

Somali President Hassan Sheikh condemns an attempted coup in Turkey
16-07-2016

Turkish coup bid crumbles as crowds answer call to streets, Erdogan returns:Reuters
16-07-2016

President Hassan Sheikh Mohamud condemns lorry terror attack in Nice, France
15-07-2016

Report offers 'lessons' from El Adde attack for KDF and Amisom
14-07-2016

African Union Pre-election Assessment Team arrives in Mogadishu
12-07-2016

Malala says Somali refugee girls' future at risk if Kenya sends them home
12-07-2016

Somali Government denies reports that President Mohamud met Israel Prime Minister Netanyahu
07-07-2016

NSA to stand trial for spying on convicted bomber without warrant - Reuters
06-07-2016

Suspected Al-Shabaab Member Arrested at Frankfurt Airport
05-07-2016

Amisom divisions threaten Somalia’s fragile stability
04-07-2016

Uganda Reconsiders Troops’ Pullout From Somalia, Museveni Says
04-07-2016

Minnesota woman's guilty plea revealed in case against alleged ringleaders of online network.
03-07-2016

Kenya government begins with repatriation of Somali refugees
03-07-2016

Somalia’s First Female Presidential Candidate Vows to Negotiate With Al Shabaab
01-07-2016

Djibouti Government’s appeal turned down by UK court
30-06-2016

US: Don’t Fund Child Soldiers Abroad
30-06-2016

Somalia Launches First National Development Plan in 30 Years
29-06-2016

Al Shabab deadly attack ends with 17 (VIDEO)
26-06-2016

Somali Islamist militants attack hotel in Mogadishu
25-06-2016

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.