Latest Media
Daawo Muuqaal Ahaan...
[26-05-2013 00:43]
Daawo ciidamada Cir...
[25-05-2013 02:03]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[25-05-2013 01:36]
Daawo Muuqaal ahaan...
[24-05-2013 23:55]
Daawo Hoogaamiyihii...
[24-05-2013 16:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[24-05-2013 00:25]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[24-05-2013 00:09]
Daawo Muuqaal ahaan...
[23-05-2013 01:21]
Daawo Dabeeysha dil...
[23-05-2013 01:11]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[22-05-2013 22:12]
     
Daawo Sawir naxdin badan, Nin Soomaali ah oo bastoolad kuhaya Hooya Soomaaliyed oo gaajoon Cunugna xambaarsan.
Iyada oo ay hooyooyinku mudanyihiin in la ixtiraamo oo fadhiga looga joogsado ayaa Soomaalidu waxa ay ugu bedelaan in ay ku sameyaan wax kasta oo dhibaata u keeni kara arintaas oo muujineysa sida in badan oo Soomaalida kamid ah ay naxariistu uga guurtay.

Hadii aad aragto sawirkaan waxa aad durbadiiba dareemeysaa in godob laga gelayo hooyooyinka Soomaalida halkii si sharaf badan oo ay ku dheehantahay bini’aadninimo iyo karaamo dheeraah ah loola macaamili lahaa.

Sida ka muuqata hooyada iyo dadka ka danbeeya ee sawirka uu laqabtay waxa ay ku suganyihiin goob ay u soo doonteen gargaar, hasa yeeshee iska daa gargaar ay heshee waa naxday iyada oo afkana kala taagtay garan weydana meel looga yimid.

Sida uu ugu caalinayo Bistoolada islaanta hooyadii oo kale ah waxaa ka naxay oo isku dayaya in uu ka leexiyo mawaadin Soomaaliyed oo garanaya hooyada iyo wax tarkeeda hasa yeeshee gacan gadaal kacabsee hoary waxba kama goyso oo waxa uu ka baqayaa in isaga lagu soo jeediyo hadii uu si raganimo leh isugu hor gudbo.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.