Latest Media
Barnaamij !Quraanka...
[28-02-2017 23:56]
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
Shirqoolkii lagu Di...
[01-02-2017 11:02]
Taarikhda musharax ...
[01-02-2017 10:48]
Banaan baxa maanta ...
[13-11-2016 16:44]
Yaabka qabsaday Ask...
[12-11-2016 19:45]
Hooyooyin Soomaali ...
[11-11-2016 10:28]
Dhaqamo diimeedka k...
[10-11-2016 13:40]
     
Dad loo soo qabtay Weerarkii lagu qaaday Guriga Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Somalia
Wasaarada Amniga Gudaha Xukuumada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in hal qof oo aad loo tuhmayo loo soo qabtay weerar Bambaano oo habeen hore lagu qaaday guri uu Magaalada Muqdisho ka degnaa Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga C/kaamil Macalin Shugri ,oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay gacanta kusoo dhigeen hal qof oo lagu tuhmayo in uu ku lug lahaa Weerar Bambaano oo habeen hore lagu qaaday guriga Xildhibaan Malaaq Aadan Ibraahim Dhaayow.

Waxa uu tilmaamay Afhayeenka kooxdii bambaaanda ku weerartay guriga Xildhibaanka ay wateen mooto Bajaaj ayna ku baxsadeen markii ay bambada tuureen, waxa uuna intaa raaciyay in weerarkaasi ku dhaawacmeen afar askari oo ilaalo u aheed Xildhibaanka.

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho waxa ay ka bilaabeen howlgalo balaaran oo amaanka lagu xaqiijinayo laguna soo qab qabanayo dadka ay Ciidamada ku tuhmaan in Al-Shabaab katirsan yihiin.


Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
Yemen: Attack on Refugee Boat Likely War Crime
26-03-2017

Kenya: Protect Somalis Facing Conflict, Abuses, Drought HP
24-03-2017

Hunger kills at least 26 in Somalia's Jubbaland region
21-03-2017

Former Alexandria deputy police chief says he was detained at JFK Airport because of his name Washingtonpost
20-03-2017

UN wants probe into refugee boat attack off Yemen AFP
20-03-2017

Should illegal fishing be declared an act of piracy?
18-03-2017

A New Somalia Is Here: Letís Seize the Opportunity!
16-03-2017

Somalis consider piracy again, blaming illegal fishing trade AP
15-03-2017

Boris Johnson lands in Somalia for surprise visit amid looming famine
15-03-2017

My meeting with a forgotten terrorist in Somalia
11-03-2017

Somaliland To Trump: Take Us Off Your Travel Ban NPR
10-03-2017

Al-Shabaab: Should The Somali President Open Talks With The Terror Group? The Conversation
10-03-2017

Hungry Somali families face agonizing choice: Which child to feed Reuters
09-03-2017

Somalia receives more than $121 million in Turkish aid Anadolu Agency
09-03-2017

UN chief: Steady funding needed for AU troops in Somalia - AP
08-03-2017

Breaking news "UN Secretary-General on emergency visit to Somalia for famine !!
07-03-2017

Breaking news "Trumpís Revised Travel Ban Excludes Iraqis
06-03-2017

Drought Threatens To Drive Famine In Somalia As Hunger Kills More Than 100
06-03-2017

AMISOM Marks 10 Years in Somalia, to Everyone's Regret
06-03-2017

More than 100 starve in Somalia in two days as famine takes grip
05-03-2017

UN migration agency launches $24.6 million appeal for drought-hit Somalia UN News Centre
04-03-2017

Somali PM: 110 people have died in 48 hours in one drought-hit region of Somalia
04-03-2017

Circling The Square In Somalia (By Abukar Arman)
03-03-2017

Omar Abdirashid hands over the keys to the Office of the PM in power transfer ceremony
02-03-2017

Kenya says its forces kill 57 Islamist insurgents in Somalia
02-03-2017

Order from chaos: Whatís next for Somalia Brookings
01-03-2017

Hassan Ali Khaire confirmed as Prime Minister by Parliament, vows to tackle corruption
01-03-2017

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.