Latest Media
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Kiiska Diyaar...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqala Arink...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Xilkaqaadis k...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal Qabsa...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayo Sheekh Cali...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaalka Naa...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayso Askari ka ...
[03-07-2014 19:43]
     
Shabakada Allbanaadir oo heshay xog ku saabsan shaqsiga lagu wado in loo magacaabi doono Gobalka Sh/ Dhexe
Illo wareedyo ka tirsan Xarunta Madaxtooyada Somalia, ayaa inoo xaqiijiyay in Madaxweynaha Jamhuuriyad Somalia Xassan Sheekh Maxamuud uu qalinka ku duugay in Gobalka Shabeelada Dhexe loo magacaabi doono Axmed Mayre Makaraan ‘’Axmed Faal’’.

Illo wareedka ayaa xaqiijinaayo in Axmed Mayre Makaraan ‘’Axmed Faal’’ uu ahaa Gudoomiyahi Hore Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, hadana loo magacaabayo booska Cabdi Jiinoow, iyadoona ay wararku intaasi kusii darayaan in Ujeedka xilka Degmadaasi looga qaaday uu ahaa mid lagu damacsanaa in xilkaani loogu dhiibo.

Axmed Faal waxa uu la wareegi doona booska Eng Cabdi Jiinoow Calasoow, waxaana iminka Halkaasi ka socdo qalabeyn lagu sameynaayo goobaha uu degi lahaa Guddoomiyaha Cusub.

Axmed Faal, waxaa markii hore loo soo bandhigay xilka Guddoomiyaha Bankiga dhexe, hayeeshe, waxaa la tilmaamayaa inuu diiday ka gadaal markii uu Madaxweyne Xassan ku wargaliyay inuusan dhabarka u dhigan Karin dhibaato kaga imaado dhanka Hantida haddii ay dhacdo is dib-marin.

Dhanka kale, Gudoomiyaha Cusub Gobalka Sh/ Dhexe wuxuu u dhashay Beesha Maxamed Muuse wacbuudhan abgaal, waxaana loo arkay inuu buuxin karo Booska loo magacaabayo, sida ay inoo xaqiijiyeen illo wareedyo ku sugan Madaxtooyada.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
UN Special Representative for Somalia condemns assassination of female parliamentarian
23-07-2014

Britain plans new laws to prevent female genital mutilation - (Reuters)
23-07-2014

Gunmen kill at least 4 in Kenyan port city, scatter leaflets
21-07-2014

Curfew imposed in Lamu as policemen killed in ambush - (Daily Nation)
20-07-2014

Italian rescuers say 19 dead from migrant boat - (AFP)
20-07-2014

Somalia’s al-Shabaab militants claim attack on Kenya bus that killed 7
19-07-2014

Dispatches: Will Kenya Face Up to Police Abuse?
18-07-2014

Somalia’s Got a New Commando Squad
18-07-2014

Mubadala unit eyes oil opportunities in Somalia
18-07-2014

Some 100 on board crashed Malaysia flight were AIDS workers: reports
18-07-2014

Somali leader denies U.N. corruption accusations
18-07-2014

Controversial Mombasa Mosque Sees Drop in Attendance
17-07-2014

A deadly Ramadan in Somalia
17-07-2014

Miraa prices fall as UK ban leads to surplus
17-07-2014

Kenya back in court over Somali refugee roundup
16-07-2014

UN monitors allege ‘conspiracy’ to divert Somali assets
16-07-2014

After long break, US welcomes Somali ambassador
15-07-2014

Global opposition to U.S. drone strikes grows
15-07-2014

Globalisation has not reached Somalia, but ‘junglification’ has
14-07-2014

Police arrest five key suspects behind attacks in Garissa town
14-07-2014

Globalisation has not reached Somalia, but 'junglification' has - Abukar Arman
13-07-2014

Uhuru: War on terror is not an attack on Muslims -(Standard Digital)
13-07-2014

CBSA releases names of 30 men wanted in Canada for war crimes
12-07-2014

Two Kenyans held hostage after Somali pirates seize merchant shipTwo Kenyans held hostage after Somali pira...
12-07-2014

Al-Shabab attacker was informant in presidential palace
12-07-2014

More attacks in Lamu despite police claims of success
11-07-2014

The jihad sisters: Bubbly and exceptionally bright, these twins with 28 GCSEs were set to train as doctors....
10-07-2014

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.