Latest Media
Banaan baxa maanta ...
[13-11-2016 16:44]
Yaabka qabsaday Ask...
[12-11-2016 19:45]
Hooyooyin Soomaali ...
[11-11-2016 10:28]
Dhaqamo diimeedka k...
[10-11-2016 13:40]
Nin Soomaali oo 1 M...
[08-11-2016 22:43]
Waa Kuma C/raxmaan ...
[07-11-2016 19:45]
Tikniko aad u fara ...
[07-11-2016 16:06]
Dalka Dunida ugu Mu...
[05-11-2016 23:28]
Dad caabudaya Dooll...
[04-11-2016 18:13]
Hubka ay ku Daagaal...
[02-11-2016 19:54]
     
Askari Jabuutiyaan ah oo dad shacab ah ku rasaaseeyay Baladweyne iyo Qasaaro ka dhashay
Askari katirsan ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Jabuuti ayaa maanta labo qof oo shacab ah waxa uu ku dhaawacay Xaafada Kooshin Magaalada Baladweyne .

Goobjoogayaal ku sugnaa halka ay arintan ka dhacday ayaa ku waramay in Askariga dadka dhaawacay ay murmeen haweeney lacag deyn ah ku laheed kadibna uu rasaas ku furay haweeneyda ay murmeen iyo dad kale oo goobta ka ag dhawaa.

Inta la xaqiijiyay labo qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacantay rasaasta uu furay askarigan katirsan Ciidamada Jabuuti , waxaana dadka dhaawacmay loola cararay isbitaalka weyn ee magaalada Baladweyne.

Ciidamo katrsan dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa xiray askariga falkan dhaawaca ah u geestay dadka shacabka ah, waxaan askariga lagu xiray sida aan Wararka ku heleyno saldhiga ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin magaalada Baladweyne.



Ciidamada AMISOM ee ku sugan qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyaa in ay waxyeelo u geestaan dadka shacabka ah ee ku sugan goobaha ay joogaan , mana jirto tilaabo muuqata oo laga qaado askarta AMISOM ee shacabka dhibaateeya.


Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
Somali town bans lavish wedding spending
13-01-2017

A promising new year for Somalia, as the world ushers in 2017 AMISOM
02-01-2017

Mo Farah: Knighthood honour is 'dream come true' - ITV
01-01-2017

Sir Mo Farah is a fitting title for Britain's greatest athlete
31-12-2016

Indian politician Akhilesh Yadav sacked by his father Mulayam
30-12-2016

Amid renewed violence in Somalia's Gaalkacyo, UN envoy urges respect for ceasefire agreement UN News Center
24-12-2016

US$2 million ECHO funds helped UNICEF reach hundreds of thousands of Somalis with nutrition,..
23-12-2016

Russian Ambassador to Turkey Is Assassinated in Ankara
19-12-2016

Somalia welcomes SFO decision to close Somali corruption probe of Soma Oil & Gas
19-12-2016

Brother charged with murder in the death of his two sisters
18-12-2016

Somali refugees live in alarming conditions in Yemen Xinhua
17-12-2016

From an East End council house to a scholarship at 35,000 a year Marlborough Daily Mail
17-12-2016

Mass measles vaccination campaign underway in southern Somalia UNICEF
17-12-2016

Somali activist uses portraits to celebrate FGM survivors Face2Face
17-12-2016

Complaint sheds new details on D.C. cab incident involving Rep.-elect Ilhan Omar Star Tribune
17-12-2016

Ohio State attack, rhetoric worry young Somalis in Columbus
04-12-2016

Thousands of Somali children displaced and out of school due to Galkayo fighting
15-11-2016

Anti-Trump protest leaders say preparing for long fight
12-11-2016

Columbus, OHIO: One dead, another injured in northeast Columbus shooting
12-11-2016

Sunni-Shia, or Saudi-Iran Discord?
11-11-2016

Somali President congratulates the US President Elect, Donald J Trump
09-11-2016

Australia: Protests Prompt Ethiopia Reprisals
07-11-2016

Al Shabaab seizes town from Somali government
30-10-2016

Somalia signing the Indian Ocean Rim Association (IORA) charter and formally becoming a member State
27-10-2016

Somalia: Concern for deteriorating humanitarian situation in Gaalkacyo
27-10-2016

Ethiopia withdraws troops in Somalia over 'lack of support'
27-10-2016

Islamists launch three attacks in Somalia and Kenya in 24 hours
25-10-2016

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.