Latest Media
Tahriibka iyo Dhiba...
[16-04-2016 18:10]
Masar oo Nooqtay Me...
[09-04-2016 18:00]
ITOOBIYA OO LEEXSAT...
[03-04-2016 06:57]
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Kiiska Diyaar...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqala Arink...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Xilkaqaadis k...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal Qabsa...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayo Sheekh Cali...
[03-07-2014 19:43]
     
Daawo Sawirada'' C/wali Gaas iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo kormeeray qalabka..
Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas oo ay wehlinayaan Masuuliyiin ka tirsan maamulka iyo Xubno Beesha caalamka taabacsan ayaa maanta kormeeray qalabka lagu dhisayo wadada Ceel-daahir iyo Ceerigaabo oo dhowaan ay soo iibsatey Puntland.

Qalabkaani ay masuuliyiinta kormeeren ayaa waxaa dhawaan laga soo dajiyay dekedda magalaada Bosaaso, iyada oo uu u jeedka ahaa in lagu dhiso xarumaha maamulka iyo wadooyinka dhismaha u baahan.

Xubnaha ka socday Beesha Caalamka ee Madaxweyne C/wali Gaas ku wehlinaayay Kormeerka ayaa waxaa kamid ahaa Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya, xoghayaha urur gobaleedka IGAD, wakiilka IGAD ee Soomaaliya, mas’uuliyiin ka socda dowladda Soomaaliya, QM, iyo mas’uuliyiin kale.

Masuuliyiinta ayaa warbixino kooban ka dhageystay Injineerada gacanta ku haya qorshaha dhismaha wadada.

Xoghayaha urur gobaleedka IGAD Maxmuum Macalin iyo wakiilkiisa u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey oo hadlay ayaa sheegay inay tahay wax lagu farxo horumarka Soomaaliya gaartay gaar ahaan Puntland.










Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
Colorado veteran honors friends lost in Somalia - DENVER7abc
29-05-2016

Somaliland project opens up Africa for DP World - TheNational
29-05-2016

Planning minister voices Jordan's readiness to support development in Somalia - PETRA
28-05-2016

Security Council approves two-month extension for African Union Mission in Somalia - UN News Center
28-05-2016

One woman's mission to promote traditional music in Somalia - CCTV
27-05-2016

Terrorism in Dadaab camps not verified, says UN
27-05-2016

SOMALIA MARKS AFRICA DAY IN POMP: IMAGES - AMISOM
26-05-2016

Uganda 2010 bombing mastermind found guilty - AFP
26-05-2016

FBI 'Set Up' Our Sons Somali-American Defendants' Mothers Say - VOA
25-05-2016

Closing Dadaab will dishonour 2013 deal on refugees, Kenya told - The Star
25-05-2016

Documents: Somali citizen tried to run over border agents in southern Arizona - abc15
24-05-2016

A Total of 198 Somali Police Officers Graduate in Kismaayo - AMISOM
24-05-2016

Dadaab camp: William Ruto to defend closure in Turkey today - The Star
23-05-2016

BBC Africa special programmes from Zambia
23-05-2016

Somalia’s international partners welcome presidential decree on the modalities of the 2016 electoral process
22-05-2016

Al-Shabaab superior found killed in Southwestern Somalia - Xinhua
22-05-2016

Uhuru calls for peace, unity in North Eastern - the Star
22-05-2016

U.N., Western donors urge Somalia to speed up vote process - Reuters
21-05-2016

UN Security Council concludes visit to Somalia with call for elections: PICTURES
20-05-2016

EgyptAir flight MS804 disappears from radar between Paris and Cairo - The Guardian
19-05-2016

United Nations chief commends Kenya hospitality toward refugees - Xinhua
19-05-2016

Somaliland Wants World Recognition of Its Independence - AP
18-05-2016

Several Somalis lose Norwegian citizenship
18-05-2016

Soccer tournament brings together Africans from all over the continent - GroundUp
17-05-2016

Kuwait reiterates support to Somalia's anti-terror efforts - KUNA
17-05-2016

Somali president has extended amnesty to al-Shabaab fighters - XINHUA
16-05-2016

Somali refugees in Kenya's Dadaab camp may die trying to cross Mediterranean - IBTimes
16-05-2016

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.