Latest Media
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Kiiska Diyaar...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqala Arink...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Xilkaqaadis k...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal Qabsa...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayo Sheekh Cali...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaalka Naa...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayso Askari ka ...
[03-07-2014 19:43]
     
Saraakiil katirsan Al-Shabaab oo la sheegay in ay isku soo dhiibeen Ciidamada Dowlada(Aqriso Magacyadooda)
Guddoomiyaha degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool Xuseen C/raxmaan Maxamed ayaa sheegay in Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ay isku soo dhiibeen Saraakiil katirsanaa Xarakada Al-Shabaab.

Masuulkan katirsan Maamulka Gobolka Bakool ayaa Warbaahinta u sheegay in Saraakiisha katirsan Al-Shabaab ee dhankooda isku soo dhiibay ay gaarayaaan ilaa 4-nin uu tilmaamay in ay xilal kala duwan kasoo qabteen intii ay katirsanaayeen Xarakada Al-Shabaab.

Saraakiisha la sheegay in ay katirsanaayeen Al-Shabaab ee isku soo dhiibay Maamulka Gobolka Bakool waxaa ku jira Aadan Maxamed Aadan Dheere oo kamid ahaa Saraakiisha Al-Shabaab ee Gobolada Baay iyo Bakool iyo Sheekh Maxamed Kheyr Salaad oo isna mar soo noqday Madaxa Maaliyada Al-Shabaab ee Degmada Buur hakaba.

Guddoomiyaha degmada Rabdhuure ayaa xusay in ay si wanaagsan ula dhaqmeen saraakiisha kasoo goosatay AL-Shabaab , waxa uuna ugu baaqay Saraakiisha iyo dagaalyahanada kale ee katirsan Al-Sabaab in ay kasoo tagaan kooxdaasi ayna dhankooda kusoo biiraan.

Al-Shabaab ayaan wali ka hadlin Warkan ku aadan in Saraakiil kagoosatay ay u galeen dhinaca Maamulka Gobolka Bakool ee Dowada Soomaaliya , mana jiro ilo ka madax banaan Maamulka Rabdhuure oo xaqiijinaya Saraakiishan Shabaab kasoo tagtay in dhankooda isku dhiibeen.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
Twin schoolgirls who ran away to Syria 'have married ISIS fighters and mainly stay indoors and read the Qur...
24-07-2014

UN Special Representative for Somalia condemns assassination of female parliamentarian
23-07-2014

Britain plans new laws to prevent female genital mutilation - (Reuters)
23-07-2014

Gunmen kill at least 4 in Kenyan port city, scatter leaflets
21-07-2014

Curfew imposed in Lamu as policemen killed in ambush - (Daily Nation)
20-07-2014

Italian rescuers say 19 dead from migrant boat - (AFP)
20-07-2014

Somalia’s al-Shabaab militants claim attack on Kenya bus that killed 7
19-07-2014

Dispatches: Will Kenya Face Up to Police Abuse?
18-07-2014

Somalia’s Got a New Commando Squad
18-07-2014

Mubadala unit eyes oil opportunities in Somalia
18-07-2014

Some 100 on board crashed Malaysia flight were AIDS workers: reports
18-07-2014

Somali leader denies U.N. corruption accusations
18-07-2014

Controversial Mombasa Mosque Sees Drop in Attendance
17-07-2014

A deadly Ramadan in Somalia
17-07-2014

Miraa prices fall as UK ban leads to surplus
17-07-2014

Kenya back in court over Somali refugee roundup
16-07-2014

UN monitors allege ‘conspiracy’ to divert Somali assets
16-07-2014

After long break, US welcomes Somali ambassador
15-07-2014

Global opposition to U.S. drone strikes grows
15-07-2014

Globalisation has not reached Somalia, but ‘junglification’ has
14-07-2014

Police arrest five key suspects behind attacks in Garissa town
14-07-2014

Globalisation has not reached Somalia, but 'junglification' has - Abukar Arman
13-07-2014

Uhuru: War on terror is not an attack on Muslims -(Standard Digital)
13-07-2014

CBSA releases names of 30 men wanted in Canada for war crimes
12-07-2014

Two Kenyans held hostage after Somali pirates seize merchant shipTwo Kenyans held hostage after Somali pira...
12-07-2014

Al-Shabab attacker was informant in presidential palace
12-07-2014

More attacks in Lamu despite police claims of success
11-07-2014

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.