Latest Media
Gooshii Difaacatay ...
[06-07-2017 10:14]
Dhibka Tahriibka iy...
[02-07-2017 00:13]
Guurka Ilma adeerad...
[01-07-2017 23:47]
GOOSHII DIFAACATAY ...
[20-06-2017 02:13]
Gool Difaacanaysa C...
[13-06-2017 03:54]
Shirkadda Korantada...
[03-06-2017 18:51]
Barnaamij !Quraanka...
[28-02-2017 23:56]
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
     
Daawo Sawirro iyo Muuqaal :Xiddigaha Leicester City oo Farxad darteed isku dhex yaacay & Chelsea oo Niyada ka jabisay Tottenham
Waa wax aanan dhici karin balse hadane dhacay sidaas waxaa soo qoray oo yiri Saxaafada dalka Ingiriiska ka dib markii horyaalka dalkaas ee Premier League si cajiib ah loogu kala baxay xili ciyaareedkaan .

Koox Leicester City oo ka dhisan deegaan ay ku nool yihiin kaliyah 300.000 ayaa markii ugu horeeysay waxeey ku guuleeysatay horyaaalka dalka Ingiriiska ee Premier League xili ay ka harsan tahay 2-kulan waxeeyna ku qaadeen horyaalka (77-dhibcood ) .

Mar quraah ayaa magaalada yar ee Leicester City waxaa is qabsaday dabaaldag balaaran iyo damaashaad ay dhigayaan shacabka ku nool magaaladaas oo ila hada laga dhaadhicin la´yahay inay ku guuleysteen ama qaadeen horyaalka dalka Ingiriiska ee Premier League .

Kooxda Tottenham oo dhanka dhibcaha bursaneysay naadiga Leicester City ayaa waxaa bareejo 2-2 ah ku qabatay kooxda Fc Chelsea oo ay ciyaarta qeeybteedii hore 0-2 kala hormareen balse ugu dambeeyntii lagu soo kacsaday ka dib markii badal lagu keenay laacibiinta Fc Chelsea sida Eden Hazrad iyo Oscar .

Naadiga Leicester City waxaa Tababare u ah Macalin Claudio Ranieri oo u dhashay dalka Talyaaniga waxeeyna soo af jareen awoodii kooxaha Man Utd , Fc Arsenal , Fc Chelsea , Man City iyo Fc Liverpool oo inta badan kaligood iska daba qaadi jiray horyaalka dalka Ingiriiska ee Premier League .











Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
WHO and Federal Ministry of Health of Somalia Call for Urgent Support to Address Measles Outbreak in Somalia
16-08-2017

What the surrender of Robbow means to the government?
15-08-2017

Muslims in the Crosshairs of Hate (By Abuukar Arman)
14-08-2017

Somali insurgent leader Robow defects to government
13-08-2017

Somalia celebrates 3 years polio-free: WHO urges continued caution
13-08-2017

Israel moves to shut down local operations of Al Jazeera
07-08-2017

China formally opens first overseas military base in Djibouti
01-08-2017

Somalia: Al-Shabab Forces Burn Villages (Human Rights Watch )
27-07-2017

Ethiopia urges illegal workers in Saudi Arabia to come home
25-07-2017

Nigeria has 'largest number of children out-of-school' in the world
25-07-2017

AL-MADIINA QURAAN ONLINE Viber/imo/whatsapp: +252634484123
19-07-2017

BBC Somali celebrates its 60th Anniversary
15-07-2017

Tribute to Sharif Abdinoor: The Preeminent Scholar of Somalia (1941-2017)
13-07-2017

This is why al-Shabab won’t be going away anytime soon Washingtonpost
06-07-2017

Four aid workers killed in Somalia in past half year
06-07-2017

Somalia congratulate the Government and People of the United States of America
05-07-2017

President To Chair National Security Council Meeting
05-07-2017

Explosion heard from ship off the coast of Somalia, official says
27-06-2017

BBC Swahili celebrates 60 years of broadcasting
27-06-2017

Car bomb kills seven at police station in Somali capital: police
22-06-2017

Car bomb in Somali capital kills at least 15, police say
20-06-2017

Van 'hits worshippers leaving mosque' in London
19-06-2017

The ‘Covfefe’ Coalition To Squeeze Qatar
17-06-2017

Iran sends planes of food to Qatar amid concerns of shortages
11-06-2017

Dalkom Somalia, Intelsat SA link up on satellite services(itWebAfrica)
09-06-2017

Al Shabaab kills 20 soldiers in Somalia's Puntland, officer says
08-06-2017

Mozambique police warn bald men after ritual attack
08-06-2017

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.