Latest Media
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Kiiska Diyaar...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqala Arink...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Xilkaqaadis k...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal Qabsa...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayo Sheekh Cali...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaalka Naa...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayso Askari ka ...
[03-07-2014 19:43]
     
Xukuumada Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay Heshiis ay wada gaareen Shiradaha Isgaarsiinta ee Dalka ka jira
Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Heshiis wada shaqeyn oo dhax maray Sadaxda Shirkadood ee ugu weyn shirkadaha Isgaarsiinta Dalka ka jira ee kala ah Hurmuud , Nation-link iyo Somtel.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumada Soomaaliya Mudane Axmed Cali Salaad Taako oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka ka jira ee isku fureen Qadadka Telfoonadooda, waxa uuna arintaasi ku tilmaamay mid fursad wanaagsan u ah Shacabka Sooaaliyeed.

“Maanta waa maalin wax ku ool u ah Ummadda Soomaaliyeed ay si wada jir ah u isticmaali karaan teleefanada shirkadaha ka howlgalla dalka, qofka waxa uu ka maarmi karaa in uu qaato teleefano badan, qofka haysta Hormuud waxa uu wici karaa Nation-link iyo Sometel, sidoo kalena dadka teleefanadaasi haysta iyana waa ay is wici karaan, waana guul u soo hooyatay shacabka Soomaaliyeed” ayuu yiri Axmed Salaad Taako

War saxaafadeed wada jir ah oo xalay kasoo baxay Sadaxda Shirkadood ee kala ah Hurmuud , Nation-link iyo Somtel ayey ku shaaciyeen in ay ku heshiiyeen in la isku furo qadadka Telfoonadooda, waxaana maanta si caadi ah isku wici kara Sadaxda Shirkadooda, halka markii hore dadku ay ku jahwareersanaayeen in ay is wacaan labo qof oo labo shirkad kala isticmaaleysa.


Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
Twin schoolgirls who ran away to Syria 'have married ISIS fighters and mainly stay indoors and read the Qur...
24-07-2014

UN Special Representative for Somalia condemns assassination of female parliamentarian
23-07-2014

Britain plans new laws to prevent female genital mutilation - (Reuters)
23-07-2014

Gunmen kill at least 4 in Kenyan port city, scatter leaflets
21-07-2014

Curfew imposed in Lamu as policemen killed in ambush - (Daily Nation)
20-07-2014

Italian rescuers say 19 dead from migrant boat - (AFP)
20-07-2014

Somalia’s al-Shabaab militants claim attack on Kenya bus that killed 7
19-07-2014

Dispatches: Will Kenya Face Up to Police Abuse?
18-07-2014

Somalia’s Got a New Commando Squad
18-07-2014

Mubadala unit eyes oil opportunities in Somalia
18-07-2014

Some 100 on board crashed Malaysia flight were AIDS workers: reports
18-07-2014

Somali leader denies U.N. corruption accusations
18-07-2014

Controversial Mombasa Mosque Sees Drop in Attendance
17-07-2014

A deadly Ramadan in Somalia
17-07-2014

Miraa prices fall as UK ban leads to surplus
17-07-2014

Kenya back in court over Somali refugee roundup
16-07-2014

UN monitors allege ‘conspiracy’ to divert Somali assets
16-07-2014

After long break, US welcomes Somali ambassador
15-07-2014

Global opposition to U.S. drone strikes grows
15-07-2014

Globalisation has not reached Somalia, but ‘junglification’ has
14-07-2014

Police arrest five key suspects behind attacks in Garissa town
14-07-2014

Globalisation has not reached Somalia, but 'junglification' has - Abukar Arman
13-07-2014

Uhuru: War on terror is not an attack on Muslims -(Standard Digital)
13-07-2014

CBSA releases names of 30 men wanted in Canada for war crimes
12-07-2014

Two Kenyans held hostage after Somali pirates seize merchant shipTwo Kenyans held hostage after Somali pira...
12-07-2014

Al-Shabab attacker was informant in presidential palace
12-07-2014

More attacks in Lamu despite police claims of success
11-07-2014

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.