Latest Media
Daawo Muuqala ahaan...
[18-06-2013 00:02]
Daawo 10-ka Buundo ...
[17-06-2013 23:55]
Daawo Muuqaal Ninka...
[17-06-2013 01:51]
Daawo Darawal ka ya...
[17-06-2013 01:05]
Daawo Dabaq kale oo...
[16-06-2013 00:51]
Daawo Muuqaal ahaan...
[16-06-2013 00:21]
Daawo 84-jir Iskoor...
[16-06-2013 00:03]
Daawo Muuqaal ahaan...
[15-06-2013 00:28]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[15-06-2013 00:23]
Daawo Shacabka Giri...
[15-06-2013 00:16]
     
Muslimiinta Shiicada oo laga inkaarsaday & Shacabkaan oo meel ay aadaan laŽ(Bal Daawo Mucjisadaan cusub) !!
Dalal badan oo ku yaala Carabta waxaa la qarxin jiray goobaha ay ku badan yihiin Muslimiinta Shiicada balse Cadawtinimadaan cusub ayaa iminka waxa ay gaartay gudaha dalka Pakistaan ka dib markii magaalada Karachi oo ku taala Koonfurta dalka Pakistaan hal meel oo kaliyah lagu laayay 50 Shiico ah waliba lagu dhaawacay in ka badan 100-qof.

Halkaan ka Daawo Muslimiinta Shiicada oo laga inkaarsaday & Shacabkaan oo meel ay aadaan

Muslimiinta Shiicada dalka Pakistaan oo awood ahaan aad looga badan yahay gudaha dalka Pakistaan iminka waxa ay xireen ama albaabada iskugu dhufteen goobihii ganacsiga waxaana Caruurtooda laga joojiyay waxbarashadii iyo Dugsiyadii Quraanka oo ay dhigan jireen .

" Meel aan aadno ama ku noolaano garan meeyno, halkaan waa dalkeenii hooyo, Muslimiin ayaanu nahay, Muslim kale ayaa na dilaya oo na ugaarsanaya, ma garaneeyno dhibka aanu geesanay, dawlada Pakistaan indhaha ayay ka fiirsaneeysaa xasuuqa nalagu hayo , cabsi ayaan ku seexanaa oo ku soo kacnaa sidaas waxaa yiri Aabe Shiico ah oo ka bad baaday guryihii lagu qarxiyay ehelkiisa

" Dilka lagu hayo Muslimiinta Shiicada oo lagu eedeeyay ururka Daalibaan iyo guud ahaan Al Qaacidada Caalamka waxaa horay uga hadlay Culumada ugu waa weeyn Diinta Islaamka kuwaas oo ku eedeeyay ururka Al Qaacida in uu yahay musiibo cusub oo Diinta Islaamka loo soo diiray kuwaas leeynta Shiicada ku doonaya in ay cuqdad u qaadaan Suniyiinta ka dibna uga haajiraan Diinta Islaamka iyaga oo ka door bidaya Diimaha Yahuuda iyo Masiixiyiinta.

Arinta qatarta ugu weeyn laga muujiyay ee Culumadu shaacisay waxa ay tahay Caruurta yar yar ee Shiicada oo la doonayo in cuqdad nafsi la galiyo si mustaqbalka dhaw ay ula dagaalamaan Walaalahooda Suniyiinta waana musiibo cusub oo Al Qaacidada ay kala yimaadeen isku dirka reer Galbaadka.

Shabakadda Allbanaadir.com
Xafiiska Oslo Norway
xusni-yare@hotmail.no



     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.