Latest Media
Daawo Muuqala ahaan...
[18-06-2013 00:02]
Daawo 10-ka Buundo ...
[17-06-2013 23:55]
Daawo Muuqaal Ninka...
[17-06-2013 01:51]
Daawo Darawal ka ya...
[17-06-2013 01:05]
Daawo Dabaq kale oo...
[16-06-2013 00:51]
Daawo Muuqaal ahaan...
[16-06-2013 00:21]
Daawo 84-jir Iskoor...
[16-06-2013 00:03]
Daawo Muuqaal ahaan...
[15-06-2013 00:28]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[15-06-2013 00:23]
Daawo Shacabka Giri...
[15-06-2013 00:16]
     
Nin Xaskiisa oo dhali rabtay Isbitaalka ula cararay oo lama arag iyo lama maqal qabsatay (Daawo Muuqaal+Warbixin) !!
Waalidiin ku nool dalka Mareeykanka gaar ahaan magaalada caanka ah ee New York ayaa waxaa qabsatay nasiibdaro weeyn ka dib markii mid ka mid ah uu wacay Isbitaalka una sheegay in uu soo wado Xaaskiisa oo u dhali rabto cunugii ugu horeeyay ee uu ifka arko.

Halkaan ka Daawo Faraxadii Waalidiintaan oo Murugo isku badashay

Waalidiintaan oo lagu kala magacaabo Nathan iyo Raizy waxeey labadaba ahaayeen 21-jir heeysta diinta Orthodox-ka loo yaqaan .

Farxadii Waalidiintaan oo murugo isku badashay intii aysan soo gaarin Isbitaalka ayaa gaari ay wateen waxaa wadada ku qabsaday Shil sababay in ay geeriyoodaan balse cunigii yaraa ee dhalan rabay oo la bad baadiyay ayaa isna saacado ka dib Isbitaalka ku geeriyooday.

Gaarigii ay wateen Waalidiintaan oo ahaa nuuca loo yaqaan BMW-ga ayaa saaid u bur buray balse waxaa cajiib noqotay ninkii shilka galiyay ama ka qaldanaa Lamaanahaan geeriyooday oo watay gaari Toyota ah ayaa lugihiisa ku baxsaday waxaana kiiskiisa baaritaan ku haya ciidamada Booliiska.

Shabakadda Allbanaadir.com
Xafiiska Oslo Norway
xusni-yare@hotmail.no



     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.