Latest Media
Daawo ciidamada Cir...
[25-05-2013 02:03]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[25-05-2013 01:36]
Daawo Muuqaal ahaan...
[24-05-2013 23:55]
Daawo Hoogaamiyihii...
[24-05-2013 16:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[24-05-2013 00:25]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[24-05-2013 00:09]
Daawo Muuqaal ahaan...
[23-05-2013 01:21]
Daawo Dabeeysha dil...
[23-05-2013 01:11]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[22-05-2013 22:12]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[22-05-2013 14:49]
     
Sheekh Cali Xuseen Jabal ‘’ Dagaalka Soomaaliya xiligan kasocda waxaa ku loolamaya Masaajiid iyo Kaniisad’’
Xarakada Al-Shabaab ayaa ka hadashay Dagaalka Soomaaliya xiligan kasoconaya ee u dhaxeeya Dowlada Soomaaliya iyo Ciidamada Midowga Afrika ee Dowlada Taageeraya iyo dhinaca Dagaalamayaasha Al-Shaaab.

Sheekh Cali Xuseen oo loo yaqaan Cali Jabal Al-Shabaabna ugu Magacaaban Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay Warar ee Shabaab horey u baaiyeem oo ahaa in Dhawaan Soomaaliya soo gaarayaan Ciidamo kasocda Dowlada Dalka Siiralyoon kuwaa oo la sheegay in loo soo qeybiyay kitaabo Bible ah.

Gudoomiyaha Al-Shabaab ee Gobolka Banaadir ayaa xusay in Dagaalka Soomaaliya xiligan kasocda uu ku saleesan yahay sida uu yiri loolan u dhaxeeya Masaajiid iyo Kaniisad isagoona tusaale usoo qaatay Ciidamada hada Soomaaliya imaanaya ee kitaabada Bible loo soo qeybiyay uu ku tilmaamay kuwa loogu tala galay in diinta la dagaalamaan sida uu hadalka u dhigay.
.

Dhinaca Kale Sheekh Cali Jabal ayaa ka hadlay Qaraxyo iyo Dilal ee ka geesteen Magaalada Muqdisho maalmihii lasoo dhaafay waxa uuna xusay in Muqdisho xiligan nabad aheyn mar walibana ka geestaan Dilal Qorsheesan ,Dagaalo iyo Qaraxyo ee u geestaan Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada.

Hadalka Al-Shabaab ayaa kusoo aadaya xili awooda Kooxdaasi ee sii yaraaneyso iyadoona Maraka qaar Saraakiisha Al-Shabaab baahiyaan hadalo ee bulshada ku kicinayaan si ee taageero uga helaan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.