Latest Media
Tahriibka iyo Dhiba...
[16-04-2016 18:10]
Masar oo Nooqtay Me...
[09-04-2016 18:00]
ITOOBIYA OO LEEXSAT...
[03-04-2016 06:57]
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Kiiska Diyaar...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqala Arink...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Xilkaqaadis k...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal Qabsa...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayo Sheekh Cali...
[03-07-2014 19:43]
     
Daawo Sawirada'' Al-Shabaab oo soo bandhigtay Gaadiidkii dagaal iyo Hubkii ay ku qabsadeen Dagaalkii....
Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Gaadiid dagaal iyo hub ay ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya uga qabsadeen dagaal xoogan oo maalin kahor ka dhacay deegaanka Ruun-Nirgood ee Gobolka Shabeelaha Dhaxe.

Afar gaari oo labo kamid ah yihiin Cabdi bilayaal iyo labo gaari oo kale oo nuuca saanada milatari qaada ayey Al-Shabaab ku qabsadeen dagaalkii Ruun-Nirgood, waxaa sidoo kale Al-Shabaab soo bandhigeen hub iyo saanad milatari kala duwan ay dagaalkaasi ku qabsaeen.

Al-Shabaab ayaa sidoo kale soo bandhigtay Meydadka askar katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya ay ku dileen dagaalkii ka dhacay Ruun-Nirgood, waxa ayna sheegeen Al-Shabaab in ay dileen ku dhawaad 50-askari oo katirsanaa Ciidanka Milatariga Soomaaliya.

Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa dib ula wareegay Deegaanka Ruun-Nirgood oo maalin kahor laga soo saaray, waxaana halkaasi gaaray ciidamo aad u badan oo gaadiid dagaal oo aad u badan kuwaa oo u gurmaday ciidankii laga soo saaray Ruun-Nirgood.











Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
Somalia Launches First National Development Plan in 30 Years
29-06-2016

Al Shabab deadly attack ends with 17 (VIDEO)
26-06-2016

Somali Islamist militants attack hotel in Mogadishu
25-06-2016

Turkey, Qatar launch joint aid campaign in Somalia
23-06-2016

Uganda to be out of Somalia 'by 2017'
23-06-2016

Somalia Moves to Shore Up Government Ahead of National Elections
16-06-2016

Emergence of few elements, with the aim to hindering the 2016 national electoral process.
15-06-2016

8 simple steps to bury your own country
14-06-2016

Universal Value of Ramadan Ethics (By Abukar Arman)
14-06-2016

Heavy Weight Politicians Launch Wadajir Party, Political program for 2016 (Photos)
13-06-2016

The Latest: 50 killed in deadliest mass shooting in US
12-06-2016

Lawmaker Farah Sheikh Abdikadir impersonated
12-06-2016

BBC Africa marks the 40th Anniversary of The Soweto uprising
10-06-2016

Joint Communique –Republic of Kenya And Federal Republic of Somaliya
08-06-2016

President says Somalia will select new parliament due in August
04-06-2016

Guilty verdicts returned against all three defendants in ISIL trial
04-06-2016

Erdogan opens Turkey's new embassy complex in Mogadishu
03-06-2016

Somalia: Commentary on Presidential Decree Legalizing 2016 Election
02-06-2016

Somali emerges from CIA black site in Guantánamo war court testimony
02-06-2016

Somalia ends operation to secure hotel bombed by al Shabaab
02-06-2016

Al Shabaab car bomber targets hotel in Somali capital, at least 10 dead :Reuters
01-06-2016

Militant Behind 2015 Garissa Attack Killed in Somalia :VOA
01-06-2016

Drowned migrant baby was probably Somali - Italian police
01-06-2016

U.S. targets al Shabaab leader with drone strike in Somalia -Pentagon
01-06-2016

Colorado veteran honors friends lost in Somalia - DENVER7abc
29-05-2016

Somaliland project opens up Africa for DP World - TheNational
29-05-2016

Planning minister voices Jordan's readiness to support development in Somalia - PETRA
28-05-2016

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.