Latest Media
GOOSHII DIFAACATAY ...
[20-06-2017 02:13]
Gool Difaacanaysa C...
[13-06-2017 03:54]
Shirkadda Korantada...
[03-06-2017 18:51]
Barnaamij !Quraanka...
[28-02-2017 23:56]
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
Shirqoolkii lagu Di...
[01-02-2017 11:02]
Taarikhda musharax ...
[01-02-2017 10:48]
Banaan baxa maanta ...
[13-11-2016 16:44]
     
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo maanta ka hor imaaday Heshiiskii Higsiga 2016
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa sheegay in qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ka dalbadeen in Ra’iisul Wasaaraha oo aan ka qeyb galeynin kulanka Golaha shacabka ay iyagu ka doodaan heshiiskii dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada si go’aan looga gaaro heshiiskaas maadaama waqtiga uu yahay mid gabaabsi ah.

Gudoomiyuhu waxa uu hadalkaani sheegay iyadoo mar kale la filayay in Baarlamaanka uu hortago Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke si Xildhibaanada uu ugala niqaasho heshiiska oo uu ka dalbaday in ay meel mariyaan.

Xildhibaannada baarlamaanka ee maanta aragtidooda dhiibtay oo gaarayay ilaa iyo 30 mudane, ayaa waxa ay qaarkood soo jeediyeen in barnaamijka doorashada dib loogu celiyo Xukuumadda oo ay u soo sameyso jadwal, halka qaar kale oo ka mid ah Xildhibaananda ay soo jeediyeen in arrintan loo saaro guddi ka tirsan baarlamaanka oo soo saxo qoraalka, kadibna golaha loogu soo celiyo.

Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa macneeyay hadal dadka qaarkii ay si qalad ah u fasirteen, kaasi oo uu ku sheegay in uu ahaa in Xilliga doorashada labo bil ka hor jiritaanka baarlamaanka la soo afmeero.

Sidoo kale, Xildhibaanada qaar ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in heshiiska Golaha Baarlamaanka la horgeeyay uu yahay mid qabyo ah oo uusan ku cadeen waqtiyada loo kala asteeyay doorashooyinka Baalamaaniga ah iyo mida madaxtinimo ee dalka sidaas daraadeed loo baahan yahay in heshiiskaas dib loogu noqdo si loo soo cadeeyo.

Ugu danbeyntii, Maalinta beri ah ayaa la filayaa in ay halkeeda ay ka sii socoto ka doodista ajandaha Heshiiska Higsiga 2016 ee uu dhawaan Baarlamaanka horgeeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
Car bomb kills seven at police station in Somali capital: police
22-06-2017

Car bomb in Somali capital kills at least 15, police say
20-06-2017

Van 'hits worshippers leaving mosque' in London
19-06-2017

The ‘Covfefe’ Coalition To Squeeze Qatar
17-06-2017

Iran sends planes of food to Qatar amid concerns of shortages
11-06-2017

Dalkom Somalia, Intelsat SA link up on satellite services(itWebAfrica)
09-06-2017

Al Shabaab kills 20 soldiers in Somalia's Puntland, officer says
08-06-2017

Mozambique police warn bald men after ritual attack
08-06-2017

BBC Hausa unveils a new female-focused programme
06-06-2017

Brighton siege gunman Yacqub Khayre had extensive criminal history, used drugs
06-06-2017

Radical Ideas Muslims Celebrate In Ramadan
01-06-2017

Somali court sentences 5 insurgents to death for attempted bombings Reuters
28-05-2017

Mufiidul Qur’aan Institute in Hargeysa (Online Qur’aanic Memorization School)
27-05-2017

Eritrea Denies Targeting Ethiopia Dam as Egyptian Ties Deepen
22-05-2017

UNHCR records arrival of 39,390 refugees from Somalia, South Sudan Xinhua
20-05-2017

Trump arrives in Saudi Arabia in first foreign trip Aljazeera
20-05-2017

Suspected al Shabaab gunmen kill official in northern Kenya
16-05-2017

Saudi Arabia Donates USD10 Million to Somalia English.aawsat
13-05-2017

Amid widening needs for displaced Somalis, UN refugee agency revises funding appeal UN News Center
13-05-2017

London Predatory Carnival On Somalia
10-05-2017

Somalia International London Conference: A Great Recognition To The Contribution Of The Diaspora.
10-05-2017

Federal Government of Somalia Announces Death of Lower Shabelle al Shabaab Leader
07-05-2017

Somalia is well prepared for the forthcoming London Conference
06-05-2017

Somali minister shot dead in car after being mistaken for militant
03-05-2017

Somali journalists are brave people that lost their lives for their country."
03-05-2017

2017 London Conference on Somalia: Context and Scope
03-05-2017

Impact of Remittance on the Development of War-torn Nations - A Study With Reference to Somalia. Mohamed Ad...
03-05-2017

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.