Latest Media
Qu,aanka Wax Qalad ...
[26-08-2016 10:03]
Guurka Ilma adeerad...
[21-08-2016 22:47]
Maxaa loo guursadaa...
[15-08-2016 01:24]
Barnaamijka Bandhig...
[11-08-2016 17:04]
Barnaamijka Qubanah...
[09-07-2016 02:53]
Tahriibka iyo Dhiba...
[16-04-2016 18:10]
Masar oo Nooqtay Me...
[09-04-2016 18:00]
ITOOBIYA OO LEEXSAT...
[03-04-2016 06:57]
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
     
Faahfaahin kasoo baxeysa Dagaalkii adkaa ee maanta ka dhacay duleedka Magaalada Gaalkacyo
Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa Dagaal maanta ka dhacay deegaanka Ceel Aqwaan ee duleedka Magaalada Gaalkacyo.

Dagaalka ayaa waxa uu u dhexeeyay Ciidamada Maamulka Galmudug iyo Maleeshiyaad la sheegay in deegaankaasi ay dhigteen Isbaarooyin sharci daro ah.

Dagaalka u dhexeeyay labada dhinac ayaa qaatay ku dhawaad laba saac waxaana la sheegayaa in Dagaalkaasi looga itaal roonaaday Maleeshiyaadka Isbaarada dhigtay.

Ciidamada maamulka Galmudug ayaa halkaasi ku kala eryay maleeshiyaadka waxa ayna gacanta kusoo dhigeen tiro maleeshiyaad ah kuwaasi oo dhoor jeer ka biya diiday inay ka waantoobaan isbaarada.

Ciidamada Galmudug ayaa dagaal waqti badan qaatay kadib u suuragashay inay la wareegaan goobta isbaarada ay tiilay iyaga oo halkaasi dhigay Ciidamo iyo Gaadiid Dagaal si aan dib loogu soo celin Isbaarada.

Dagaalka ayaa waxaa ku dhintay ilaa laba ruux iyo dhaawacyada afar kale kuwaasi oo la soo gaarsiiyay Magaaladaasi, islamarkaana ay jiraan dhaawacyo kale oo loo qaaday Magaalada Cadaado.

Ciidanka Galmudug, ayaa waxay xilligan si buuxdo gacanta ugu hayaan deegaankaasi, ka dib markii ay ka eryeen maleeshiyadii jidgooyada soo dhigatay.

Galmudug, ayaa waxay marar kala duwan ka digtay in jidgooyooyin la soo dhigto deegaanadeeda.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
Deadly suicide bombing strikes Somalia's capital
30-08-2016

Thousands of migrants rescued off Libya
30-08-2016

One dead, three wounded in blast at Chinese embassy in Kyrgyzstan
30-08-2016

Trump vows crackdown on immigrants who overstay visas if elected
28-08-2016

Europe migrant crisis: Germany expects 'up to 300,000' this year
28-08-2016

Italy quake death toll hits 278, state funeral planned
26-08-2016

Al Shabaab militants bomb Somali beach restaurant, gunfight ongoing
25-08-2016

Islamophobia and Radicalized Perceptions (By Abukar Arman)
25-08-2016

An earthquake flattened towns in central Italy in the early hours of Wednesday, killing at least 120 people...
24-08-2016

At least 120 killed as quake flattens towns in central Italy
24-08-2016

As Kerry lands in Nigeria, air force says top Boko Haram fighters killed
23-08-2016

Turkish military returns fire in Syria after shells hit border town
23-08-2016

At least 10 killed in suicide car bomb attack in Somalia
21-08-2016

South Sudan opposition leader Machar seeks safety in neighboring DRC
18-08-2016

Turkey attacks: Blasts targeting police and soldiers kill at least 12
18-08-2016

NY man in court charged with murdering Muslim cleric, assistant
17-08-2016

Olympic sprinter finishes slower than most high school girls, but is still an ‘inspiration’
14-08-2016

BBC weekly audience in Africa rises to a record 111 million
11-08-2016

Al Shabaab attacks Somali town west of Mogadishu - AMISOM
06-08-2016

Kenya hit by electricity outage, Nairobi without power
06-08-2016

Somalia: Opposition Parties Order President to Vacate State House by the 10th
05-08-2016

Dispatches: Small Step Towards Prosecutions for Abuses in Somalia
05-08-2016

The president of Galmudug State Abdikarim Hussein Guled’s health is stable after successful surgery of his ...
04-08-2016

Can Somalia Hold Credible Elections in Time?
02-08-2016

Situation Analysis of Children – A call for action to realize the rights of all Somali children
01-08-2016

Militants launch car bomb, gun attack on Somali police base.
31-07-2016

Why Muslim officers are leaving Kenya Defence Forces
30-07-2016

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.