Latest Media
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Kiiska Diyaar...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqala Arink...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Xilkaqaadis k...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal Qabsa...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayo Sheekh Cali...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaalka Naa...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayso Askari ka ...
[03-07-2014 19:43]
     
Wararkii ugu dambeeyay uguna xiisaha badnaa maslaxa Ciyaaraha kubada cagta (World Sport News) !!
*** Difaacii hore ee Qaranka Brazil Carlos Dunga ayaa loo magacaabay macalinka cusub ee Qaranka Brazil ka dib markii uu xilkaan kala wareegay Tababare Luiz Felipe Scolari oo lagu eedeeyay inuu xulka Brazil beerta galiyay World Cup 2014 oo ay ka galeen kaalinta 4-aad. Carlos Dunga waa 50 sano jir waxaana iminka lagu wadaa xulka Brazil ee (Selecao) inuu u soo qaado Copa America 2015 oo ka dhici doona dalka Chile .

*** Kooxda Los Blancos Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa si toos ah ula soo wareegtay xiddiga Qaranka Colombia iyo kooxda As Monaco James Rodriguez oo soo qaaday Gooldhalinta Koobka Aduunka 2014 iyo abaalmarinta xiddigii dhaliyay goolkii ugu quruxda badnaa World Cup 2014. In ka badan 35.000 oo Taageerayaasha kooxda Real Madrid ah ayaa iskugu soo baxay garoonka Santiago Bernabeu oo lagu soo bandhigay laacib James Rodriguez oo loo xiray lambarka 10-aad ee kooxda Real Madrid. Xiddigaan oo 23 jir ah waxaa laga soo baxshay 80 Milyan oo Euro wuxuuna naadiga Real Madrid u saxiixay qandaraas ku kacaya 6 sanadood.

*** Kooxda Juventus ee horyaalka dalka Talyaaniga ayaa waxaa la soo gudboonaatay nasiibdaro ka dib markii uu ka dhaawacay weeraryahanka reer Spain Alvaro Morata oo ay maalmo yar ka hor 20 Milyan oo Euro kaga soo iibsadeen kooxda Real Madrid. Xiddigaan oo 21 jir ah wuxuu ku dhaawacmay xerada tababarka wuxuuna garoomada caalamiga ah ka maqnaan doonaa mudo 50 cisho lagu sheegay.

*** Kooxda Fc Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa si toos ah waxeey iskaga iibiyeen ciyaaryahan Bojan Krkic oo amaah ahaan kaga maqnaan jiray mudo dheer, Xiddigaan oo 23 jir ah waxaa iminka iibsatay kooxda Stoke City ee horyaalka dalka Ingiriiska ee Premier League wuxuuna u saxiixay qandaraas 4 sanadood ku kacaya.

*** Macalinka kooxda Borussia Dortmund ee horyaalka Bundesliga Mr. Jürgen Klopp ayaa diiday oo si toos ah uga hor yimaaday difaaca Qaranka Germany iyo kooxda Borussia Dortmund Mats Hummels oo ku sii jeeday naadiga shayaadiinta cas cas ee Manchester United. Ciyaaryahan Mats Hummels oo ah xiddig Teesto badan waxeey Man Utd ku dooneysay 20 Milyan oo Euro balse waxaa diiday in la iibiyo Tababare Mr. Jürgen Klopp.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Oslo Norway
xusni-yare@hotmail.no



     
News From The World
Twin schoolgirls who ran away to Syria 'have married ISIS fighters and mainly stay indoors and read the Qur...
24-07-2014

UN Special Representative for Somalia condemns assassination of female parliamentarian
23-07-2014

Britain plans new laws to prevent female genital mutilation - (Reuters)
23-07-2014

Gunmen kill at least 4 in Kenyan port city, scatter leaflets
21-07-2014

Curfew imposed in Lamu as policemen killed in ambush - (Daily Nation)
20-07-2014

Italian rescuers say 19 dead from migrant boat - (AFP)
20-07-2014

Somalia’s al-Shabaab militants claim attack on Kenya bus that killed 7
19-07-2014

Dispatches: Will Kenya Face Up to Police Abuse?
18-07-2014

Somalia’s Got a New Commando Squad
18-07-2014

Mubadala unit eyes oil opportunities in Somalia
18-07-2014

Some 100 on board crashed Malaysia flight were AIDS workers: reports
18-07-2014

Somali leader denies U.N. corruption accusations
18-07-2014

Controversial Mombasa Mosque Sees Drop in Attendance
17-07-2014

A deadly Ramadan in Somalia
17-07-2014

Miraa prices fall as UK ban leads to surplus
17-07-2014

Kenya back in court over Somali refugee roundup
16-07-2014

UN monitors allege ‘conspiracy’ to divert Somali assets
16-07-2014

After long break, US welcomes Somali ambassador
15-07-2014

Global opposition to U.S. drone strikes grows
15-07-2014

Globalisation has not reached Somalia, but ‘junglification’ has
14-07-2014

Police arrest five key suspects behind attacks in Garissa town
14-07-2014

Globalisation has not reached Somalia, but 'junglification' has - Abukar Arman
13-07-2014

Uhuru: War on terror is not an attack on Muslims -(Standard Digital)
13-07-2014

CBSA releases names of 30 men wanted in Canada for war crimes
12-07-2014

Two Kenyans held hostage after Somali pirates seize merchant shipTwo Kenyans held hostage after Somali pira...
12-07-2014

Al-Shabab attacker was informant in presidential palace
12-07-2014

More attacks in Lamu despite police claims of success
11-07-2014

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.