Latest Media
Gooshii Difaacatay ...
[06-07-2017 10:14]
Dhibka Tahriibka iy...
[02-07-2017 00:13]
Guurka Ilma adeerad...
[01-07-2017 23:47]
GOOSHII DIFAACATAY ...
[20-06-2017 02:13]
Gool Difaacanaysa C...
[13-06-2017 03:54]
Shirkadda Korantada...
[03-06-2017 18:51]
Barnaamij !Quraanka...
[28-02-2017 23:56]
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
     
Yaa ku soo bixi doona doorashada guddoonka Baarlamanka Somalia ee beri ka dhaceysa? (Falanqeyn)
Diyaar-garowgii ugu danbeeyay doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa laga dareemayaa magaalada Muqdisho taasoo lagu wado inay dhacdo maalinta beri ah oo bisha Janaayo ku beegan tahay 11 sanadka 2017-ka.

Afar musharax ayaa ku hardamaya doorashada guddoomiyaha baarlamaanka kuwaasoo kala ah, Idiris Aadan Dhakhtar, xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig, Prof. Max’ed Cismaan Jawaari oo xilkan difaacanaya iyo C/fitaax Max’ed Ibraahim (Geesey).

Doorashadan ayaa xiise gaar ah leh, waxaana natiijadeedu saadaal aan toos aheyn ay ka bixineysaa cida laga yaabo iney ku soo baxdo doorashada xigta ee Madaxweynaha, waxayna daaqada ka saari doontaa musharaxiin badan marla la eego habka awood qeybsiga beelaha ee xilalka sare ee dowlada.

Labada musharax ee loogu hadal heynta badan yahay ayaa kala ah xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig iyo Prof. Maxamed Cismaan Jawaari oo loolanka ugu adag uu dhax mari doono sida la filayo.

Saadaasha ugu badan ee la bixinayo ayaa muujineysa in Prof. Jawaari uu yahay musharaxa ugu cad cad ee laga yaabo inuu doorashadan ku soo baxo inkastoo C/rashiid Xiddig laftiisa aan la dhayalsan Karin uuna wado olole culus.

Haddii Prof. Jawaari loo doorto xilkan waxay meesha ka saareysaa musharaxiinta ka soo jeeda beelaha dega Bay iyo Bakool ee u taagan doorashada Madaxweynaha sida Shariif Xasan Shiikh Aadan Madaxweynaha Koonfur galbeed.

Haddiise uu guuleysto Xiddig oo ka soo jeeda beelaha Daarood waxaa meesha ka baxaya taas bedelked musharaxiinta beelahaas ka soo jeeda ee u taagan xilka madaxweynaha Somalia, sida Cumar C/rashiid, Faroole iyo rag kale oo dhamaantood ka soo jeeda degaanada Puntland kuwaasoo hadda olole xoogan wada.

Sidoo kale, doorashada xilka guddoomiye ku-xigeenka koowaad ayaa iyana xiise gaar ah leh, waxaana isku soo taagay musharaxiin ay ka yihiin guddoomiye ku-xigeenkii hore ee baarlamanka Jeylaani Nuur Iikar, xildhibaan Faarax Shiikh C/qaadir oo tartanka gadaal kaga soo biiray iyo Khadiijo Maxamed Diiriye oo horey u soo noqotay wasiir, waxaana dad badan ay saadaalinayaan in Faarax Shiikh C/qaadir uu xilkan ku soo bixi karo inkastoo wax kasta ay isbedeli karaan.

Musharixiinta ayaa maanta illaa caawa olole xooggan ka wada magaalada, iyagoo watigooda ugu badan la qaadanaya xildhibaanada baarlamanka ee beri dooranaya gudoonka cusub ee baarlamanka Somalia.


Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com



     
News From The World
WHO and Federal Ministry of Health of Somalia Call for Urgent Support to Address Measles Outbreak in Somalia
16-08-2017

What the surrender of Robbow means to the government?
15-08-2017

Muslims in the Crosshairs of Hate (By Abuukar Arman)
14-08-2017

Somali insurgent leader Robow defects to government
13-08-2017

Somalia celebrates 3 years polio-free: WHO urges continued caution
13-08-2017

Israel moves to shut down local operations of Al Jazeera
07-08-2017

China formally opens first overseas military base in Djibouti
01-08-2017

Somalia: Al-Shabab Forces Burn Villages (Human Rights Watch )
27-07-2017

Ethiopia urges illegal workers in Saudi Arabia to come home
25-07-2017

Nigeria has 'largest number of children out-of-school' in the world
25-07-2017

AL-MADIINA QURAAN ONLINE Viber/imo/whatsapp: +252634484123
19-07-2017

BBC Somali celebrates its 60th Anniversary
15-07-2017

Tribute to Sharif Abdinoor: The Preeminent Scholar of Somalia (1941-2017)
13-07-2017

This is why al-Shabab won’t be going away anytime soon Washingtonpost
06-07-2017

Four aid workers killed in Somalia in past half year
06-07-2017

Somalia congratulate the Government and People of the United States of America
05-07-2017

President To Chair National Security Council Meeting
05-07-2017

Explosion heard from ship off the coast of Somalia, official says
27-06-2017

BBC Swahili celebrates 60 years of broadcasting
27-06-2017

Car bomb kills seven at police station in Somali capital: police
22-06-2017

Car bomb in Somali capital kills at least 15, police say
20-06-2017

Van 'hits worshippers leaving mosque' in London
19-06-2017

The ‘Covfefe’ Coalition To Squeeze Qatar
17-06-2017

Iran sends planes of food to Qatar amid concerns of shortages
11-06-2017

Dalkom Somalia, Intelsat SA link up on satellite services(itWebAfrica)
09-06-2017

Al Shabaab kills 20 soldiers in Somalia's Puntland, officer says
08-06-2017

Mozambique police warn bald men after ritual attack
08-06-2017

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.