Latest Media
Tahriibka iyo Dhiba...
[16-04-2016 18:10]
Masar oo Nooqtay Me...
[09-04-2016 18:00]
ITOOBIYA OO LEEXSAT...
[03-04-2016 06:57]
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Kiiska Diyaar...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqala Arink...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Xilkaqaadis k...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal Qabsa...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayo Sheekh Cali...
[03-07-2014 19:43]
     
Daawo Sawirada'' Madaxweyne C/wali Gaas oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socdey hay’adda ICRC
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 3-May-2016 xafiiskiisa Madaxtooyada Puntland ee Boosaaso ku qaabilay wafti ka socdey hay’adda ICRC oo uu hoggaaminayey Madaxa ICRC Soomaaliya Jordi Raich Curco.

Waftigaan uu hoggaaminayey Jordi Raich Curco ayaa waxaa ka mid ahaa Peter Lick oo ah xiriiriyaha hay’adda ICRC ee Puntland iyo gobollada dhexe ee soomaaliya iyo Madaxa ICRC ee Puntland Cabdifataax Fandhaal, waxayna u socdeen in ay Madaxweynaha uga warbixiyaan halka ay marayaan mucaawinooyinka banii’ aadaminimo iyo hawl gallada kale ee ay Hay’adda ICRC ka fuliso deegaanada Puntland sida Caafimaadka, biyaha iyo kaalmada qoyska.

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku boorriyey in ay dardar geliyaan hawla shaqo ee ay hay’addu ka waddo Puntland isla markaana ay xoogga saaran hirgelinta ceelasha biyaha iyo dib u dayactirka ceelasha hawl-gabka noqday oo ku yaalla guud ahaan gobollada Puntland.

Sidoo kale Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa kala hadlay hay’adda ICRC dar-dargelinta barnaamijyada caafimaad ee ay hay’addu kala shaqayso Wasaaradda Caafimaadka Puntland si looga gaarsiiyo dhammaan gobollada Puntland Adeegyo Caafimaad oo tayo leh.

Ugu dambayn, Madaxweynaha maamulka Puntland iyo Madaxa hay’adda ICRC Soomaaliya ayaa isku afgartay dhammaan umuurihii ay kawada hadlayeen, iyadoo uu ballan-qaaday Madaxa Hay’adda ICRC in ay dardadgelin doonaan guud ahaan mashaariicda ay ka wadaan Puntland isla markaana dhowaan hirgelin doonaan barnaamijyo kale oo la xiriira kor uqaadista tayada caafimaadka iyo ceelal biyoodyo laga hirgelin doono dhulka miyiga ah ee Puntland.





Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
Al Shabab deadly attack ends with 17 (VIDEO)
26-06-2016

Somali Islamist militants attack hotel in Mogadishu
25-06-2016

Turkey, Qatar launch joint aid campaign in Somalia
23-06-2016

Uganda to be out of Somalia 'by 2017'
23-06-2016

Somalia Moves to Shore Up Government Ahead of National Elections
16-06-2016

Emergence of few elements, with the aim to hindering the 2016 national electoral process.
15-06-2016

8 simple steps to bury your own country
14-06-2016

Universal Value of Ramadan Ethics (By Abukar Arman)
14-06-2016

Heavy Weight Politicians Launch Wadajir Party, Political program for 2016 (Photos)
13-06-2016

The Latest: 50 killed in deadliest mass shooting in US
12-06-2016

Lawmaker Farah Sheikh Abdikadir impersonated
12-06-2016

BBC Africa marks the 40th Anniversary of The Soweto uprising
10-06-2016

Joint Communique –Republic of Kenya And Federal Republic of Somaliya
08-06-2016

President says Somalia will select new parliament due in August
04-06-2016

Guilty verdicts returned against all three defendants in ISIL trial
04-06-2016

Erdogan opens Turkey's new embassy complex in Mogadishu
03-06-2016

Somalia: Commentary on Presidential Decree Legalizing 2016 Election
02-06-2016

Somali emerges from CIA black site in Guantánamo war court testimony
02-06-2016

Somalia ends operation to secure hotel bombed by al Shabaab
02-06-2016

Al Shabaab car bomber targets hotel in Somali capital, at least 10 dead :Reuters
01-06-2016

Militant Behind 2015 Garissa Attack Killed in Somalia :VOA
01-06-2016

Drowned migrant baby was probably Somali - Italian police
01-06-2016

U.S. targets al Shabaab leader with drone strike in Somalia -Pentagon
01-06-2016

Colorado veteran honors friends lost in Somalia - DENVER7abc
29-05-2016

Somaliland project opens up Africa for DP World - TheNational
29-05-2016

Planning minister voices Jordan's readiness to support development in Somalia - PETRA
28-05-2016

Security Council approves two-month extension for African Union Mission in Somalia - UN News Center
28-05-2016

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.