Latest Media
Daawo Muuqala ahaan...
[18-06-2013 00:02]
Daawo 10-ka Buundo ...
[17-06-2013 23:55]
Daawo Muuqaal Ninka...
[17-06-2013 01:51]
Daawo Darawal ka ya...
[17-06-2013 01:05]
Daawo Dabaq kale oo...
[16-06-2013 00:51]
Daawo Muuqaal ahaan...
[16-06-2013 00:21]
Daawo 84-jir Iskoor...
[16-06-2013 00:03]
Daawo Muuqaal ahaan...
[15-06-2013 00:28]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[15-06-2013 00:23]
Daawo Shacabka Giri...
[15-06-2013 00:16]
     
Shacabka Masaarida oo sheegay in si Live ah Rasaas loo la dhacay & Shacabkaan oo dab qabadsiiyay..(Daawo Muuqaal+Warbixin)
Waxaa mar kale soo cusboonaaday Naceeybka qaar ka tirsan Shacabka Masaarida ay u qabaan dawlada uu hogaamiyo Madaxweeynaha Islaamiga ah ee dalkaas Mr.Mohammed Mursi.

Halkaan ka Daawo Shacab soo bandhigay Rasaas la la dhacay ka dibna gubay Xarumihii Dawlada

Shacabkaan oo ka soo jeedo magaalada Port Said waxeey Telefishinada Caalamka u sheegeen in Rasaas loo la dhacay si Live ah waliba Madaxweeyne Mursi uu isku badalay ama la soo baxay habdhaqanka Madaxweeynaha dalka Syria Mr. Bashar Al Asad

Mucaaradka Masaarida oo is aruursaday ayaa dab qabadsiiyay oo gubay xarumo ay lahaayeen Ciidamada Amniga waxaana qalalaasahaan oo mar kale biloowday Isbuucaan ku geeriyootay in ka badan 6 Qofood wuxuuna dhaawaca gaarayaa dad lagu qiyaasay 470-Qofood.

Shabakadda Allbanaadir.com
Xafiiska Oslo Norway
xusni-yare@hotmail.no



     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.