Xaafadihii laga Qaxay Maleeshiyaadka Mucaaradka iyo Xoogaga Bashar Al Asad ayaa Darbiyo furin ah ka dhex jeexay waxaana iminka magaalada Aleppo booqday mid ka mid ah Wariyaasha ugu caansan Dunida kaas oo lagu magacaabo Pablo Herrera.
Bisado baahan ayaa jidadka yoolka ah maraya waxaana magaalada inteeda badan gacanta ku haya Maleeshiyaadka mucaaradka inkastoo xoogaga Bashar Al Asad weli laga saari la´yahay Garoonka Diyaaradaha magaalada Aleppo oo ku yaala meel wax yar u jirta magaalada waxaana halkaas Difaac adag ka qotay Xoogaga Madaxweeyne Bashar Al Asad .
Shabakadda Allbanaadir.com Xafiiska Oslo Norway xusni-yare@hotmail.no