Latest Media
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Kiiska Diyaar...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqala Arink...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Xilkaqaadis k...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal Qabsa...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayo Sheekh Cali...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaalka Naa...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Dhagayso Askari ka ...
[03-07-2014 19:43]
     
Daawo Sawirada Dil Maanta Magaalada Muqdisho loogu geestay Xildhibaanad Saado Cali Warsame
Kooxo Hubeesan oo gaari watay ayaa maanta rasaas culus waxa ay huwiyeen gaari ay wadatay Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo katirsaneed Baarlamaanka Soomaaliya sidoo kale aheed Fanaanad qaran oo Dalka iyo dibada si weyn looga yaqaanay.

Goob joogayaal ayaa ku waramay in dabey hubeesan oo gaari nuuca raaxada ah watay ay rasaas badan huwiyeen xili ay Xildhibaanada ay ku dhaween Hotelkii ay dagneed ee Ampasadoor ee Magaalada Muqdisho.


Allaha U naxariistee waxaa weerarkaasi ku dhintay Xildhibaanad Saado Cali Warsame iyo Darawalkii gaariga u waday, weerarka ayaana ka dhacay halka loo yaqaan Xaaji baasto oo ku dhaw daarta Tri piano ee Magaalada Muqdisho.

Kooxihii weerarka geestay oo watay gaari aadna u hubeesnaa ayaa goobta isaga baxsaday , mana jiraan ilaa hada cid sheegatay Masuuliyada dilka maanta loo geestay Xildhibaanadan umada Soomaaliyeed si weyn quluubtooda ugu weyneed.

Dilka kadib waxaa goobta soo gaaray in mudo ahna xiray laamiga Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya kuwaa oo durba bilaabay baaritaano , waxaana meydka Xldhibaanada goobta laga qaaday daqiiqado kadib.

Dilka manta Magaalada Muqdisho loogu geestay Xildhibaanad Saado Cali Warsame ayaa noqonaya kii labaaad oo bishan gudihiisa loo geesto Xildhibaan katrsan Baalaaanka Soomaaliya , Dilkan ayaana sii kordhinaya cabsida iyo walaaca lasoo darsay xildhibaanada Baarlamaanka.

Magaalada Muqdisho tan iyo curashadii bisha barakeesan ee Ramadaan waxaa ka dhacayay Dilal iyo qaraxyo qorsheesan oo lagu dilayay masuuliyiin katirsan Dowlada , Ciidamo iyo waliba dad shacab ah , mana jiraan ilaa hada cid loo soo qabtay falalkaasi amaan daro ee ka dhaca Magaalada.

Xafiiska Shabakada Allbanaadi.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadi@live.com









     
News From The World
UN Special Representative for Somalia on the occasion of Eid-ul-Fitr
27-07-2014

Eid Al-Fitr 2014: USA, Canada, Saudi Arabia celebrate Eid on Monday(NVO NEWS)
27-07-2014

Abdi Aynte on the death of Saado Ali Warsame - (MPR)
27-07-2014

Somali 'Shebab commanders' killed in African Union offensive: AU - (AFP)
26-07-2014

Meet Mohamed Roble Municipal Candidate for Gloucester-Southgate Ward 10 (Muslim Link)
26-07-2014

Twin schoolgirls who ran away to Syria 'have married ISIS fighters and mainly stay indoors and read the Qur...
24-07-2014

UN Special Representative for Somalia condemns assassination of female parliamentarian
23-07-2014

Britain plans new laws to prevent female genital mutilation - (Reuters)
23-07-2014

Gunmen kill at least 4 in Kenyan port city, scatter leaflets
21-07-2014

Curfew imposed in Lamu as policemen killed in ambush - (Daily Nation)
20-07-2014

Italian rescuers say 19 dead from migrant boat - (AFP)
20-07-2014

Somalia’s al-Shabaab militants claim attack on Kenya bus that killed 7
19-07-2014

Dispatches: Will Kenya Face Up to Police Abuse?
18-07-2014

Somalia’s Got a New Commando Squad
18-07-2014

Mubadala unit eyes oil opportunities in Somalia
18-07-2014

Some 100 on board crashed Malaysia flight were AIDS workers: reports
18-07-2014

Somali leader denies U.N. corruption accusations
18-07-2014

Controversial Mombasa Mosque Sees Drop in Attendance
17-07-2014

A deadly Ramadan in Somalia
17-07-2014

Miraa prices fall as UK ban leads to surplus
17-07-2014

Kenya back in court over Somali refugee roundup
16-07-2014

UN monitors allege ‘conspiracy’ to divert Somali assets
16-07-2014

After long break, US welcomes Somali ambassador
15-07-2014

Global opposition to U.S. drone strikes grows
15-07-2014

Globalisation has not reached Somalia, but ‘junglification’ has
14-07-2014

Police arrest five key suspects behind attacks in Garissa town
14-07-2014

Globalisation has not reached Somalia, but 'junglification' has - Abukar Arman
13-07-2014

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.