Latest Media
Xaalka Dalka Turkuy...
[16-07-2016 00:23]
Barnaamijka Qubanah...
[09-07-2016 02:53]
Tahriibka iyo Dhiba...
[16-04-2016 18:10]
Masar oo Nooqtay Me...
[09-04-2016 18:00]
ITOOBIYA OO LEEXSAT...
[03-04-2016 06:57]
Daawo Qabsashadii c...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqaal ahaan...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Kiiska Diyaar...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Muuqala Arink...
[03-07-2014 19:43]
Daawo Xilkaqaadis k...
[03-07-2014 19:43]
     
Daawo Sawirka : Sargaal Ajnabi ah oo lagu dilay Howlgalkii Kumaandooska ka fuliyeen Janaale
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa so bandhigay Meydka sargaal la sheegay in uu ahaa ajnabi kana tirsanaa Kooxda Daacish oo lagu dilay Howlgal ay ciidamada Kumaandooska ka fuliyeen Deegaanka Janaale ee gobolka Sh/Hoose.

War kasoo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa lagu sheegay in ciidamada Kumaandooska ay dileen 12-dagaalyahan oo katirsanaa Kooxda Daacish, kuwaa oo isugu jiray Soomaali iyo Ajaaniib.



Taliska Milatariga ma sheegin magaca iyo Wadanka uu kasoo jeedo sargaalkan ajnabiga ah ee Meydkiisa soo bandhigeen, waxa ay sidoo kale sheegeen in nolosha lagu qabtay qaar kamid ah dagaalyanandii lagu weeraray Deegaanka Janaale.


Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa la sheegay in ay bur buriyeen Xero ay Kooxda Daacish dagaalyahanada ku tababan jirtay oo kutaala deegaanka Janaale, mana jirto war ka madax banaan Milatariga oo xaqiijinaya in kooxdan la weeraray ay Daacish yihiin iyo in kale.



Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
Why Muslim officers are leaving Kenya Defence Forces
30-07-2016

BBC Hausa Launches Women’s Writing Award
26-07-2016

2 suicide car bombs near Mogadishu airport & UN offices kill 13 in Mugadishu
26-07-2016

Ottawa man critically injured during arrest has died
25-07-2016

3 Al-Shabab terrorists killed in southern Somalia
21-07-2016

Kenyan police kill two suspected members of Somalia's Al-Shabab
21-07-2016

Somali Migrant Returns Home After Losing Hope in Europe
20-07-2016

Develpment Of Galmudug State president’S Health Condition
19-07-2016

We’re on Shabaab hit list - Kwale informers
19-07-2016

14 Somali Civilians Killed in Clashes in Southwestern Somalia
18-07-2016

Somalia suspends school linked to failed Turkish coup
17-07-2016

Somali Security forces arrested nearly ten suspected Al-Shabaab militants
17-07-2016

Somali President Hassan Sheikh condemns an attempted coup in Turkey
16-07-2016

Turkish coup bid crumbles as crowds answer call to streets, Erdogan returns:Reuters
16-07-2016

President Hassan Sheikh Mohamud condemns lorry terror attack in Nice, France
15-07-2016

Report offers 'lessons' from El Adde attack for KDF and Amisom
14-07-2016

African Union Pre-election Assessment Team arrives in Mogadishu
12-07-2016

Malala says Somali refugee girls' future at risk if Kenya sends them home
12-07-2016

Somali Government denies reports that President Mohamud met Israel Prime Minister Netanyahu
07-07-2016

NSA to stand trial for spying on convicted bomber without warrant - Reuters
06-07-2016

Suspected Al-Shabaab Member Arrested at Frankfurt Airport
05-07-2016

Amisom divisions threaten Somalia’s fragile stability
04-07-2016

Uganda Reconsiders Troops’ Pullout From Somalia, Museveni Says
04-07-2016

Minnesota woman's guilty plea revealed in case against alleged ringleaders of online network.
03-07-2016

Kenya government begins with repatriation of Somali refugees
03-07-2016

Somalia’s First Female Presidential Candidate Vows to Negotiate With Al Shabaab
01-07-2016

Djibouti Government’s appeal turned down by UK court
30-06-2016

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.