Latest Media
Daawo Muuqala ahaan...
[18-06-2013 00:02]
Daawo 10-ka Buundo ...
[17-06-2013 23:55]
Daawo Muuqaal Ninka...
[17-06-2013 01:51]
Daawo Darawal ka ya...
[17-06-2013 01:05]
Daawo Dabaq kale oo...
[16-06-2013 00:51]
Daawo Muuqaal ahaan...
[16-06-2013 00:21]
Daawo 84-jir Iskoor...
[16-06-2013 00:03]
Daawo Muuqaal ahaan...
[15-06-2013 00:28]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[15-06-2013 00:23]
Daawo Shacabka Giri...
[15-06-2013 00:16]
     
Turkiga oo shuruud adag dul dhigay soona bandhigay ganaax lacagaeed oo aad u fara badan oo laga qaadayo gaadiidka ku xad gudba Marsha biyeediyada Muqdisho.
Dowlada Turkiga oo dhiseysa Marashabiyeediyada Muqdisho qarash aad u fara baddana ku bixisa ayaa waxa ay shuruud adag ku xirtay dhismahaasi, iyada oo sidoo kalana soo bandhigtay ganaax lacageed oo laga qaadayo gaarigii garaafa gaarsiisa Marsha biyediyada ay dhisaan.

Qandaraaslayaasha qaatay dhismaha Marshabiyeediyada ayaa wasaarada ku shaqada leh dib u dhiska dalka waxa ay hor dhigeen shuroodo ay doonayaan in lafuliyo hadiiba ladoonayo in dhismhaasi sida ladoonayo uu u dhaqan galo sida ay ku waramen ilo wareedyo xog ogaal ah.

Shuruudahaasi ayaa waxaa kamid ah in gaari kasta oo ku xad gudba marsha biyeediga oo wax garaafa ah garsiiya laga qaado lacag ganaax ah oo ku dheceysa jeebka qandaraaslayaashaasi Turkiga ah si ay ugu dhiiradaan in ay dib ugu dayactiraan qeybtii dhibaatadu soo gaarto.

Gaadiidka hadii ay ku xad gudbaan Marshabiyeediga ganaaxa lacageed laga qaadayo ayaa lasheegay in ay kamid yihiin gawaarida AMISOM ee iyagu ah kuwa ugu badan ee ku dhici doona ganaaxaasi maadaaama ay si xowli ah ku dhex maraan wadooyinka Muqdisho.

Ciidamada ilaalada wadooyinka Muqdisho ayaa waxaa la sheeegay in lagu war geliyo in ay soo sheegaan gaarigii marshabiyeediga bur buriya ee istaagi waaya, taargadana ay kasoo qoraan, si loogu baadi goobo.

Shuruudaasi oo dowlada Soomaaliya ay ogolaatay ayaa waxaa laga shaki qabaa sida ay ku dhaqan geli karto maamaada meel kasta oo wadada kamid ah aysan taagneyn ciidamo kuwa nabad gelyada wadooyinka ah oo soo qaban kara gaadiidka ku xad gudba Marshabiyeediga.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.