Latest Media
Gooshii Difaacatay ...
[06-07-2017 10:14]
Dhibka Tahriibka iy...
[02-07-2017 00:13]
Guurka Ilma adeerad...
[01-07-2017 23:47]
GOOSHII DIFAACATAY ...
[20-06-2017 02:13]
Gool Difaacanaysa C...
[13-06-2017 03:54]
Shirkadda Korantada...
[03-06-2017 18:51]
Barnaamij !Quraanka...
[28-02-2017 23:56]
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
     
Masjid la yaab leh oo laga furay magaalada Berlin & culimada Islaamka oo ka qeyliyey (Daawo Sawirro)
Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka waxaa Maalintii Jimcaha laga furay masjid la yaab leh oo loogu magac daray Ibn-Rushd-Goethe-Mosque.

Kooxda Masjidkan furatay oo la magac baxday (Islamic Moderate Liberal Muslims) ayaa sheegtay in masjidkan ay ka wada dukan karaan Suni iyo Shiico, iyadoo dumarka la faray inaysan Jalbaab lasoo galin masjidka balse ay qamar soo xiran karaan haddii ay doonayaan iyadoo wejigooda muuqdo.

Waxaa la arkayay masaajidkan oo ragga iyo dumarka oo isku garab tukanaya iyadoo dumarka qaar uu madaxooda banaanaa.

Gabar Malaysiya u dhalatay oo la yiraahdo Ani Zonneveld, ahna imaamka masjidkaas ayaa aqinka salaada ku dhufatay.

Arrinta ugu yaabka badan ayaa waxay tahay in masjidkan laga furay dabaqa sadexaad ee kaniisad ay leeyihiin Protestant Christians.

Culimo badan oo ku dhaqan caalamka Islaamka ayaa markiiba sheegay in Masjidkan uu aflagaado ku yahay diinta Islaamka isla markaana uu dhalan rogayo dhaqanka wanaagsan ee Islaamka.

Masjidka Waxaa loogu magacdarey laba qof oo kala ah Ibnu-Rushd oo ah aqoonyahan hore oo Muslim ahaa oo noolaa qarnigii 12-aad iyo qoraa Jarrmal ah oo la yiraaghdo Goethe.

Muslimiin badan oo ku dhaqan Qaarada Yurub ayaa qeyla dhan ka keenay masjidkan oo si weyn ay beryahan u hadal hayeen saxaafada reer Galbeedka.

Waddanka Jarmalka ayaa waxaa ku nool Muslimiin gaareysa afar milyan oo badankood ka soo kala jeeda Turkiga, dalalka loo yaqaano Balkanska, bariga dhexe iyo woqooyiga Afrika.










Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com





     
News From The World
WHO and Federal Ministry of Health of Somalia Call for Urgent Support to Address Measles Outbreak in Somalia
16-08-2017

What the surrender of Robbow means to the government?
15-08-2017

Muslims in the Crosshairs of Hate (By Abuukar Arman)
14-08-2017

Somali insurgent leader Robow defects to government
13-08-2017

Somalia celebrates 3 years polio-free: WHO urges continued caution
13-08-2017

Israel moves to shut down local operations of Al Jazeera
07-08-2017

China formally opens first overseas military base in Djibouti
01-08-2017

Somalia: Al-Shabab Forces Burn Villages (Human Rights Watch )
27-07-2017

Ethiopia urges illegal workers in Saudi Arabia to come home
25-07-2017

Nigeria has 'largest number of children out-of-school' in the world
25-07-2017

AL-MADIINA QURAAN ONLINE Viber/imo/whatsapp: +252634484123
19-07-2017

BBC Somali celebrates its 60th Anniversary
15-07-2017

Tribute to Sharif Abdinoor: The Preeminent Scholar of Somalia (1941-2017)
13-07-2017

This is why al-Shabab won’t be going away anytime soon Washingtonpost
06-07-2017

Four aid workers killed in Somalia in past half year
06-07-2017

Somalia congratulate the Government and People of the United States of America
05-07-2017

President To Chair National Security Council Meeting
05-07-2017

Explosion heard from ship off the coast of Somalia, official says
27-06-2017

BBC Swahili celebrates 60 years of broadcasting
27-06-2017

Car bomb kills seven at police station in Somali capital: police
22-06-2017

Car bomb in Somali capital kills at least 15, police say
20-06-2017

Van 'hits worshippers leaving mosque' in London
19-06-2017

The ‘Covfefe’ Coalition To Squeeze Qatar
17-06-2017

Iran sends planes of food to Qatar amid concerns of shortages
11-06-2017

Dalkom Somalia, Intelsat SA link up on satellite services(itWebAfrica)
09-06-2017

Al Shabaab kills 20 soldiers in Somalia's Puntland, officer says
08-06-2017

Mozambique police warn bald men after ritual attack
08-06-2017

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.