Latest Media
Gooshii Difaacatay ...
[06-07-2017 10:14]
Dhibka Tahriibka iy...
[02-07-2017 00:13]
Guurka Ilma adeerad...
[01-07-2017 23:47]
GOOSHII DIFAACATAY ...
[20-06-2017 02:13]
Gool Difaacanaysa C...
[13-06-2017 03:54]
Shirkadda Korantada...
[03-06-2017 18:51]
Barnaamij !Quraanka...
[28-02-2017 23:56]
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
     
Gudoomiyaashii Hore ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo sameeyay arin aad u wanaagsan (Daawo Sawirada)
Gudoomiyaashii hore ee Degmooyinka gobolka Banaadir ayaa xalay casho sharaf waxa ay Hotel kuyaala magaalada Muqdisho ugu sameeyeen Masuuliiin katirsan maamulka gobolka Banaadir iyo Gudoomiyaashii xilka ay ku wareejiyeen.

Kulankan casho sharafta ah ay soo abaabuleen Gudoomiyaashii laga qaaday xilka Degmooyinka gobolka Banaadir waxaa kasoo qeyb galay guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda, Guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada ,Gudoomiyaasha cusub ee Degmooyinka gobolka iyo Madax kale.

Qaar kamid ah Gudoomiyaashii hore oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in kulanka ay xalay la qaateen Gudomiyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir uu ahaa mid talo siin iyo taageerid, waxa ayna tilmaamay in ay la shaqeenayaan Gudoomiyaasha cusub gacana ka siin doonaan waxii ay uga baahdaan.

Waxa ay sidoo kale kulanka ka hadlay qaar kamid ah Gudoomiyaasha cusub ee Degmooyinka gobolka Banaadir ayaa uga mahad celiyay Gudoomiyaashii ka horeeyay cashada ay u sameeyeen iyo taageerada ay u balan qaadeen, waxa ayna talabadaasi ku tilmaameen mid aad u farxad galineysa.

Masuuliyiin katirsan Maamulka gobolka Banaadir oo iyana kulanka ka hadlay ayaa amaan u jeediyay Gudoomiyaashii hore ee Degmooyinka gobolka Banaadir, waxa ayna sheegeen in tani tahay mid lagu farxo laguna daydo, waxa ayna tilmaameen in Gudoomiyaashii hore bog cusub oo Siyaasadeed fureen.

Waa markii ugu horeesay Gudoomiaal degmo oo xilka laga qaaday ay casho sharaf u sameeyaan xubnihii boosaskooda lagu badalay, waxa ayna Gudoomiyaashii hore ee Degmooyinka gobolka Banaadir ay fureen bog cusub oo ku dayasho mudan kuna heleen amaan badan.








Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
WHO and Federal Ministry of Health of Somalia Call for Urgent Support to Address Measles Outbreak in Somalia
16-08-2017

What the surrender of Robbow means to the government?
15-08-2017

Muslims in the Crosshairs of Hate (By Abuukar Arman)
14-08-2017

Somali insurgent leader Robow defects to government
13-08-2017

Somalia celebrates 3 years polio-free: WHO urges continued caution
13-08-2017

Israel moves to shut down local operations of Al Jazeera
07-08-2017

China formally opens first overseas military base in Djibouti
01-08-2017

Somalia: Al-Shabab Forces Burn Villages (Human Rights Watch )
27-07-2017

Ethiopia urges illegal workers in Saudi Arabia to come home
25-07-2017

Nigeria has 'largest number of children out-of-school' in the world
25-07-2017

AL-MADIINA QURAAN ONLINE Viber/imo/whatsapp: +252634484123
19-07-2017

BBC Somali celebrates its 60th Anniversary
15-07-2017

Tribute to Sharif Abdinoor: The Preeminent Scholar of Somalia (1941-2017)
13-07-2017

This is why al-Shabab won’t be going away anytime soon Washingtonpost
06-07-2017

Four aid workers killed in Somalia in past half year
06-07-2017

Somalia congratulate the Government and People of the United States of America
05-07-2017

President To Chair National Security Council Meeting
05-07-2017

Explosion heard from ship off the coast of Somalia, official says
27-06-2017

BBC Swahili celebrates 60 years of broadcasting
27-06-2017

Car bomb kills seven at police station in Somali capital: police
22-06-2017

Car bomb in Somali capital kills at least 15, police say
20-06-2017

Van 'hits worshippers leaving mosque' in London
19-06-2017

The ‘Covfefe’ Coalition To Squeeze Qatar
17-06-2017

Iran sends planes of food to Qatar amid concerns of shortages
11-06-2017

Dalkom Somalia, Intelsat SA link up on satellite services(itWebAfrica)
09-06-2017

Al Shabaab kills 20 soldiers in Somalia's Puntland, officer says
08-06-2017

Mozambique police warn bald men after ritual attack
08-06-2017

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.