Latest Media
Gooshii Difaacatay ...
[06-07-2017 10:14]
Dhibka Tahriibka iy...
[02-07-2017 00:13]
Guurka Ilma adeerad...
[01-07-2017 23:47]
GOOSHII DIFAACATAY ...
[20-06-2017 02:13]
Gool Difaacanaysa C...
[13-06-2017 03:54]
Shirkadda Korantada...
[03-06-2017 18:51]
Barnaamij !Quraanka...
[28-02-2017 23:56]
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
     
Cabsi soo wajahday Dhalinyarada Muqdisho ee doonayay in ay qeyb ka noqdaan Mashruuca Shaqo Abuurka...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in shaqo loo abuurayo Kun Dhalinyaro ah oo
kamid ah kuwa kunool Degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana Degmo kasta laga soo qorayaa in ka badan 50-Dhalinyaro ah.

Shaqooyinka loo abuurayo Dhalinyarada ku dhaqan Gobolka Banaadir ayaan wali la shaacin waxa ay noqon doonaan, waxaasa maamulka Gobolka Banaadir shaaciyeen in mushaarka shaqadaasi uu noqon doono lacag dhan 150-Dollar bishii .


Afhayeenka dhanka hawlgalada Ururka Al Shabaab C/casiis Abuu Muscab ayaa uga digay dhalinyarada Muqdisho in ay qeyb ka noqdaan barnaamijka shaqo abuurka gobolka Banaadir wado , waxa uuna tilmaamay in shaqo aysan jirin balse dhalinyaradaasi laga dhigayo Askar Sirdoon ah.

Waxa uu sheegay Afhayeenka in ay beegsan doonaan kuna dili doonana wadooyinka dhalinyarada magaalada Muqdisho ee qeyb ka noqda Mashruucan shaqada loogu abuurayo , waxa uuna uga digay Waalidiinta dhalay dhalinyaradaasi in ay ceshtaan.

Tan iyo markii ay soo baxday Hanjabaada Al Shabaab ayaa waxaa cabsi xoogan lasoo daristay dhalinyaro badan oo damac uga jiray in ay qeyb ka noqdaan Barnaamijkan Shaqo Abuurka ah, waxaa sidoo kale ka laabtay Shaqo abuurkan dhalinyaro horey isku qoray.

Dhalinyaro badan ayaa sheegay in markii hore aysan ku qanacsaneyn Mushaarka bishii la dhiibayo oo ah mid aad u yar hadana ay soo korortay cabsi xoogan oo ku aadan Hanjabaada kasoo yeertay kooxda Al Shabaab.

Magaalada Muqdisho waxaa kunool kumanaan dhalinyaro ah oo kasoo baxay Jaamacadaha iyo Dugsiyada sare ee dalka, dhalinyaradan ayaan heysan wax shaqo ah oo noloshooda ku maareeyaan waxa ayna taa badalkeeda iska joogaan xaafadahooda.


Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com


     
News From The World
BBC Hausa Short Story Writing Award for female writers 2017 BBC World Service International Publicity to BBC
16-09-2017

Uganda's Makerere University investigates degree cheats
14-09-2017

Saudi Strategic Suicide In Yemen And Muslim Scholars
14-09-2017

Photographer wins 'monkey selfie' legal fight
12-09-2017

Somalia: ONLF Member Transferred to Ethiopia Was Terrorist, Regional Threat
07-09-2017

Ministry of Commerce and Industry dissolves Somali Chamber of Commerce and Industry.
30-08-2017

German Government contributes 23 million Euro towards strengthening health systems in Puntland
30-08-2017

Al-Shabab attacks and burns buildings inside Kenya
30-08-2017

The murderers of late Galgadud PC finally captured.
30-08-2017

Belgium launches twin investigations into knife attack
26-08-2017

U.S. forces in Somalia raid; three children reported among dead
25-08-2017

WHO and Federal Ministry of Health of Somalia Call for Urgent Support to Address Measles Outbreak in Somalia
16-08-2017

What the surrender of Robbow means to the government?
15-08-2017

Muslims in the Crosshairs of Hate (By Abuukar Arman)
14-08-2017

Somali insurgent leader Robow defects to government
13-08-2017

Somalia celebrates 3 years polio-free: WHO urges continued caution
13-08-2017

Israel moves to shut down local operations of Al Jazeera
07-08-2017

China formally opens first overseas military base in Djibouti
01-08-2017

Somalia: Al-Shabab Forces Burn Villages (Human Rights Watch )
27-07-2017

Ethiopia urges illegal workers in Saudi Arabia to come home
25-07-2017

Nigeria has 'largest number of children out-of-school' in the world
25-07-2017

AL-MADIINA QURAAN ONLINE Viber/imo/whatsapp: +252634484123
19-07-2017

BBC Somali celebrates its 60th Anniversary
15-07-2017

Tribute to Sharif Abdinoor: The Preeminent Scholar of Somalia (1941-2017)
13-07-2017

This is why al-Shabab won’t be going away anytime soon Washingtonpost
06-07-2017

Four aid workers killed in Somalia in past half year
06-07-2017

Somalia congratulate the Government and People of the United States of America
05-07-2017

     
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.