Latest Media
Daawo Muuqala ahaan...
[18-06-2013 00:02]
Daawo 10-ka Buundo ...
[17-06-2013 23:55]
Daawo Muuqaal Ninka...
[17-06-2013 01:51]
Daawo Darawal ka ya...
[17-06-2013 01:05]
Daawo Dabaq kale oo...
[16-06-2013 00:51]
Daawo Muuqaal ahaan...
[16-06-2013 00:21]
Daawo 84-jir Iskoor...
[16-06-2013 00:03]
Daawo Muuqaal ahaan...
[15-06-2013 00:28]
Daawo Muuqaal Ahaan...
[15-06-2013 00:23]
Daawo Shacabka Giri...
[15-06-2013 00:16]
     
Axmed Madoobe oo meel cidla ah kusoo dhacay iyo Madaxweynaha Kilinka Shanad oo looga digay inuu Qaabilo Axmed Madoobe. (Warbixin Muhiim ah)
Sheikh Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo sheegtay inuu yahay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa waxa uu maanta u dhoofay Magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka Somalida Ethiopia.
     
Nin u dhashay Britain oo si mucjiso ah uga soo dhacay Dabaqa 15-aad iyo Dhakhaatiirta oo la yaabtay.
Nin lagu Magacaabo Tom Fell Stilwell oo (20-jir ah), una dhashay ama ka soo jeeda degmada Brighton ee dalka Ingiriiska, ayaa mar kaliya la arkay isaga oo cirka ka qaylinaya kana soo duulay dabaqa shan iyo tobnaad ee fooq uu degan yahay.
     
Daawo Sawirada Qarax Khasaara geestay oo Magaallada Kismaayo lagula eegtay Ciiddamadda AMISOM
Wararka naga soo gaaraya Magaallada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in xaafadda Via-Afmadow Qarax Miino lala beegsaday Ciiddamo ka tirsan kuwa AMISOM ee Magaalladaasi Jooga.
     
Astaamaha lagu garto in nin kaaga uu naag labaad xiriir la leeyahay uusan adiga bas kuugu koobneen
Dumarka aad ayee u jecel yihiin in gacaliyahooda (raga iyaga qaba) in iyada uun bas uu ku ekaado ama ku koobnaado, ma jirto qof dumar ah oo jacel in gacaliyaheeda (ninkeeda) uu xiriir la sameeyo wax iyada ka baxsan hadii ay dhacdane waa mid gabadha dhaawac u keeni kara dhanka qalbiga, dumarka aad waxay u jecel yihiin ninka
     
Qarax Khasaara ba’an geystay oo Magaallada Kismaayo lagula eegtay Ciiddamadda AMISOM (Warbixin Muhiim ah)
Wararka naga soo gaaraya Magaallada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in xaafadda Via-Afmadow Qarax Miino lala beegsaday Ciiddamo ka tirsan kuwa AMISOM ee Magaalladaasi Jooga.
     
War Deg Deg Ah Masuul sare oo katirsan Raaskanbooni oo dhaawac Halis ah Kismaayo loogu geestay iyo Xiisad xiligan ka jirta Magaalada
Wararka naga soo gaarayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in goordhaw Magaaladaasi dhaawac halis ah loogu geestay Masuul katirsanaa Maamulkii KMG ee Magaalada Kismaayo xubin sarana ka ahaa Jabhada Raaskanbooni.
     
Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM oo lasoo baxay awood Dheeraad ah gordhawna la wareegay Deegaano hor leh oo katirsan..
Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa markaan bilaabay in ay horey u dhaqaaqaan lana wareegaan Deegaano hor leh oo gacanta Xarakada Al-Shabaab ku jiray.
     
Raga Haweenkooda Dilaya oo kusoo batay Soomaaliya iyo nin toorey ku dilay hooyo dhashay sideed caruur ah.
Shukri Xaashi Warsame Bashiir oo aheyd hooya dhashay sideed caruur oo sideed bilood jir u yaryahay ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa toorey nafta uga siibay ka dibna caruurtiisii goob cidla ah uga tegay seygii ay u dhexday.
     
Dowlada Soomaaliya oo waxba kama jiraan ku tilmaamtay Hadalla kasoo Yeeray Faroole.
Afhayeenka Dowlada Soomaaliya, Cabdi Raxmaan Yariisoow, ayaa waxa uu hadallo been abuur ah oo aan laga fiirsan ku tilmaamay eedeymaha lagu sheegayo in dowlada Soomaaliya ay wax ka bedel ku sameysay Dastuurka dalka u degsan ee qabyada ah.
     
Salaad Cali Jeelle oo waqti badan kadib hadlay eedeyn la yaab lehna soo jeediyay.
Xildhinaab Hore Salaad Cai Jeelle ayaa waqti dheer oo uu ka maqnaa masraxa Saxaafada waxa uu la hadlay mid kamid ah idaacadaha Muqdisho isaga oo eedeyn kulul kala dul dhacay dhamaan dhinacyada amaanka ee Soomaalida.
     
Banaan baxayaasha Turkiga oo si anshaxumo ah u isticmaalay mid ka mid ah masaajida ugu taariiqda weyn!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)
Banaan baxayaasha dalka Turkiga ayaa waxaa la sheegay inay si anshaxumo ah oo aan horey loo arkin ay u isticmaaleen mid ka mid ah masaajida ugu taariiqda weyn ee ku yaala dalkaas
     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.